Fariin ka timid odayaasha iyo waxgaradka Dhulbahante
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Fariin ka timid odayaasha iyo waxgaradka Dhulbahante
Fariin ka timid odayaasha iyo waxgaradka Dhulbahante oo ku socda beesha Daarood.
Waxaa shabakada Afnugaal.com soo gaadhsiiyey qoraal ay soo saareen odayaasha,aqoonyahanka iyo waxgaradka beesha Dhulbahante kaasoo ku socda odayaasha,aqoonyahanka,iyo waxgaradka beesha Daarood wuxuuna u qornaa sidan hoose:
Anaga oo ah odayaasha,iyo waxgaradka beesha Dhulbahante,ayaa waxa aan yeelanay shirar kala duwan oo qaarkoodna kulamo ahaan u dhaceen,qaarna teleconference dhamaan meel walba lagaga jirey u dhaceen,kuwaas oo lagu lafo guray sida ugu haboon ee umada iyo dalka loo badbaadin karo.
Anaga oo tixgelinayna dhibaatada wadankeena ka taagan,kala qaybsanaanta beesha dhexdeeda,xaalada soomaaliya ku sugan tahay,siyaasadaha guracan ee maamulada Somaliland iyo Puntland ee ku wajahan gobolka,awooda difaac ee dhaqaale iyo mid ciidanba,waxay diintu ka qabto dhibaatooyinka noocan oo kale ah iyo qodobo kaloo badnaba waxaan go'aansanay inaan u dirno baaqyo kala duwan dhamaan dadka soomaaliyeed,khaas ahaana beelaha aan walaalaha nahay ee Daarood,kuwaas oo naga dalbaday in aan go'aan midaysan ka gaadhno sidii ay nagu caawin lahaayeen,umadana loo badbaadin lahaa.Hadaba anaga oo og in beeshu iska caawin jirtey colaadaha iyo nabadaba,waxaan u sheegaynaa in xaalada hada ka taagan gobolka Sool ay tahay xaalad siyaasadeed oo mudo dheer soo jiitamaysey,taasoo ay sameeyeen maamulada isku haystey goblada Sool,Sanaag,iyo Cayn,iyagoo kala qaybiyey siyaasiyiintii,iyo waxgaradkii beesha Dhulbahante,ilaa ay gaadhay inay la kala saftaan labada maamul.
Ciidamada isku horfadhiya gobolka Sool ee u kala adeega Somaliland iyo Puntland 99% waa ciidamo ka soo jeeda gobolka Sool,waxaa dhinac walbana hogaaminaya nin u dhashay gobolka,dhulka la isku dagaalayana waa dhulkii beesha,markaa hadii dagaal qarxo,ilaahay ha inaga hayee waxa labada dhinacba ku dhimanaya waa dhalinyaradii beesha,markaa waxaan ka codsanaynaa siyaasiyiinta,aqoonyahamiinta,culimada,iyo dhamaan waxgaradka beesha Daarood inay naga caawiyaan oo keliya sidii aanu dhulkaasi dagaal uga dhici lahayn,oo wax kasta wadahadal iyo midnimada beesha loogu dhamayn lahaa.
Waxaan ka codasanaynaa beesha aan walaalaha nahay ee Daarood in aanay ciidan,iyo hub lagu huriyo colaada beesha aan loo soo dirin gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn,ee naloo soo diro odayaal iyo nabadoono u kala dab qaada kooxaha u kala safan labada maamul,ayna baadhitaan xoogan ku sameeyaan xaalada gobolku sida ay tahay,iyo xaqiiqda dhabta ah.
ugu danbayntii waxaan ilaahay ka baryaynaa in colaada iyo dhibaatada uu ka qaado dhamaan dadka soomaaliyeed oo dhan,nabad iyo wada noolaanshana ilaahay ugu bedelo colaadaha iyo kala qaybsanaanta.
Wabilaahi Towfiiq.
Wixii macluumaad ah kala xidhiidh xoghayaha odayaasha Cawil Daahir Cabdi. Email:cawildcabdi@yahoo.com

Re: Fariin ka timid odayaasha iyo waxgaradka Dhulbahante
i wish dhulbahanta iyo soomaliya oo dhan peace
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Fariin ka timid odayaasha iyo waxgaradka Dhulbahante
war kuwaas anaga iska leh
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Fariin ka timid odayaasha iyo waxgaradka Dhulbahante
waryee emperior kaftanka inyar iska yare
this peace letter and i got warm inside when i read it
i love peace letter
every clan should come with a peace letter

-
- SomaliNetizen
- Posts: 862
- Joined: Tue Jan 23, 2007 9:08 pm
- Location: RED SEA
Re: Fariin ka timid odayaasha iyo waxgaradka Dhulbahante
Ku raaxeysta, I know you are gratified by the content of this letter.
The elders proclaimed that what was asked of them is impossible to fulfill, that is a common voice and a consensus on the situation of Sool, but it does not warrant a good reason for us other Daaroods to refrain from coming to your aid and liberate Sool. We will never give up as the letter calls otherwise. It is time Warsangeli , Majerten, Marehan, and Leelkase, organize enough recruits for the battle.

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Fariin ka timid odayaasha iyo waxgaradka Dhulbahante
No1/Mar u kaftanku kuu banaan yahay iyo mar kalaa jirta.
No2/Nin iyo wuxuu ku hadlay oo qolobaa dhinac ula caraartaa kala jirta .
The content of this letter is pretty clear , wax alle iyo wax lagu dari karo maba arko anigu!
ugu danbayntii waxaan ilaahay ka baryaynaa in colaada iyo dhibaatada uu ka qaado dhamaan dadka soomaaliyeed oo dhan,nabad iyo wada noolaanshana ilaahay ugu bedelo colaadaha iyo kala qaybsanaanta.
Amiin!!
No2/Nin iyo wuxuu ku hadlay oo qolobaa dhinac ula caraartaa kala jirta .
The content of this letter is pretty clear , wax alle iyo wax lagu dari karo maba arko anigu!
ugu danbayntii waxaan ilaahay ka baryaynaa in colaada iyo dhibaatada uu ka qaado dhamaan dadka soomaaliyeed oo dhan,nabad iyo wada noolaanshana ilaahay ugu bedelo colaadaha iyo kala qaybsanaanta.
Amiin!!
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Fariin ka timid odayaasha iyo waxgaradka Dhulbahante
[quote="Ahmed-Gurey"]Ku raaxeysta, I know you are gratified by the content of this letter.
The elders proclaimed that what was asked of them is impossible to fulfill, that is a common voice and a consensus on the situation of Sool, but it does not warrant a good reason for us other Daaroods to refrain from coming to your aid and liberate Sool. We will never give up as the letter calls otherwise. It is time Warsangeli , Majerten, Marehan, and Leelkase, organize enough recruits for the battle.[/quote]
ma jaabarti ba magacii ahmed iebrahien al ghazi ahmed gurray siitaa
war magaca noo dhiig
ilahay siidu dadka uga adagyahay ayaanu anaguna jabarti uga adagnay
Hargeysa baan hadalkaas ku soo bartay

- Somaliweyn Commando
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2148
- Joined: Sat Sep 01, 2007 9:03 pm
- Location: La Ta7zanu Ya Ikhwati.
Re: Fariin ka timid odayaasha iyo waxgaradka Dhulbahante
^ waar dhegayso kowdheh, run ahaantii waxaan uu maleynayaa inaad buktid, ilaahay ka baqo nacasyay read the last ayah of surah ikhlaas
astaghfirullah
astaghfirullah
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: Fariin ka timid odayaasha iyo waxgaradka Dhulbahante
Empreior you fockin alcoholic,its people like you who give Isaaq a bad name.Man up and stop being the village idiot and dragging our good name through the mud.Fockin wasteman how do you own dhulbahnte you from hargiesa you never met a dhulbahnte and if you did you would run a mile.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2325
- Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm
Re: Fariin ka timid odayaasha iyo waxgaradka Dhulbahante
general snm ,,, ur right bro if dat rer unsii and foox labeeb ever saw a dhulo in real life he would kill himself out of fear , lol .
now the quote of the day is from mujahiid muse yusuf xininyo libaax .
Ballankii miyaa
Laga baxay hadana?
Mise beri dagaal
Burco duuray iyo . BAKHTIIGI FAQASHTA IS STILL THERE .
Bali-dhiig ka dhacay
Barqo lays heloo
Boobaha hugmiyo
Biikaa-emkiyo
Bii`em laysku furay
Dhiigu buurta iyo
Banaanada qulqulay
Rag la baacsadoo
Bakhtigooda iyo
Burburkiyo lafuhu
Ku baryeen dudada
Ayaa qalinka ba`as
Lib ka baadhayoo
Buuga diidanaa?
Mise bugugucdii
Madheeradii bunduqa
Habeenkoo badh tegey
Lala beegsadee
Albaabada birta ah
Hubkii lagu ballaqay
Askar baaqigii
Ka badbaadaybaa
Weli bayr qabtoo
Boggan lagu xardhaa
Laga boodsan yahay

loool at waxgaradka dhulbahante never knew they had one hahahahha
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Fariin ka timid odayaasha iyo waxgaradka Dhulbahante
To hell with Dhuloz, let them kill each other for all i care, owned bitachs hahah as long as they wear somaliland Diric, that is fine with me.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 1218 Views
-
Last post by original dervish
-
- 4 Replies
- 500 Views
-
Last post by FieldMarshalMenace
-
- 12 Replies
- 973 Views
-
Last post by GeoSeven
-
- 8 Replies
- 494 Views
-
Last post by ultratribalism
-
- 1 Replies
- 620 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 11 Replies
- 1189 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 5 Replies
- 544 Views
-
Last post by Sade-KING
-
- 14 Replies
- 2027 Views
-
Last post by Xildiiid