(HMN):-Waxaa Maanta magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan gaaray boqolaaal katirsan Askarta dowlada Federaalka Soomaaliya oo dhawaan ka soo baxsaday goroonka Diyaaradaha Bali-Doogle gobalka Sh/hoose.
Wararka nagasoo gaarayo magaalada B/weyne ayaa sheegayo in saaka aroortii ay B/weyne soo gaareen Ciidamo ku hubaysan gawaarida dagagaalka iyo hubka culus waxayna durbadiiba ku xaroodeen tuulada Ceel-Gaal oo 20KM ujirto B/weyne.
Ciidamadamadan Gadoodka ah ee B/weyne soo gaaray ayaa dhawaan ka gadooday taliska Ciidamada ee Bali-Doogle kusugnaa islamarkaana sheegay in ay u adkaysan waayeen Cadaadis iyo Hayb kalasooc ay kala kulkmeen saraakiisha Ciidamada Dowlada ee hoostago qaraabada Madaxweyne C/laahi yuusuf.
Dhinaca kale Taliyihii Ciidamada Xoogga Soomaaliyeed ee gobalka Hiiraana Ninka lagu magacaabo janaar Axmed ayaa shaaca ka qaaday in uu iska casilay xilkii uu hayay kadib markaii ay soo bateen Dilalka qorshaysan ee lala eegto Maamulka gobalka Hiiraan.
Huriwaa.com B/we Hiiraan Bartamaha Somalia
Ciidamo ka gadooday Bali-doogle oo gaaray B/weyne Taliyihii
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Ciidamo ka gadooday Bali-doogle oo gaaray B/weyne Taliyihii
Deserters, went to Hiiraan, to do what, will the TFG be okay with people just deserting like that
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Ciidamo ka gadooday Bali-doogle oo gaaray B/weyne Taliyihii
Gaajo made these Xabadles to run !
Maskiin Illahey !
Maskiin Illahey !
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Ciidamo ka gadooday Bali-doogle oo gaaray B/weyne Taliyihii
[quote="AbdiWahab252"]Gaajo made these Xabadles to run !
Maskiin Illahey ![/quote]
hadana ma xawaadle baad u so jeesatay
ninyo isqabo
Maskiin Illahey ![/quote]
hadana ma xawaadle baad u so jeesatay
ninyo isqabo
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Ciidamo ka gadooday Bali-doogle oo gaaray B/weyne Taliyihii
HiiraanBoy,
LOL.
Lighten up.
These fools left because they had no food, water or money.
LOL.
Lighten up.
These fools left because they had no food, water or money.
Re: Ciidamo ka gadooday Bali-doogle oo gaaray B/weyne Taliyihii
Riwaayadii la oran jiray " Hablayahow hadmaad guursan doontaan " baa isoo xasuusisay islaantii ku jirtay waxay tiri..
" Sooto iskaalo, waa la iska soo daba-hoobanayaa "
" Sooto iskaalo, waa la iska soo daba-hoobanayaa "
Re: Ciidamo ka gadooday Bali-doogle oo gaaray B/weyne Taliyihii
Good move on their part.. I like reer hiiraan, they know how to look after their interest unlike some other people..
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 564 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 25 Replies
- 3714 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 1 Replies
- 5833 Views
-
Last post by Boqor__Daarod
-
- 0 Replies
- 343 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 7 Replies
- 5799 Views
-
Last post by Oxidant
-
- 3 Replies
- 9 Views
-
Last post by Son_of_Somalia
-
- 1 Replies
- 419 Views
-
Last post by 24k
-
- 0 Replies
- 270 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 14 Replies
- 1053 Views
-
Last post by NGM
-
- 0 Replies
- 458 Views
-
Last post by AwBakayle