Page 1 of 1

lol. Bahmajeerteen are being attacked.

Posted: Fri Feb 08, 2008 12:26 am
by Wareer
Ceerigaabo(Badhanonline.com)Wararka lagu kalsoon Yahay ee naga soo gaaraaya magaalada ceerigaabo Ee gobolka sanaag ayaa sheegaaya in airporka calamiga ah ee magaalada Cerigaabo uu maanta Kadhoofay suldaan Siciid c/disalaan oo kamid ah Wax garadka gobolka sanaag ahna suldaanka Beesha bahmajeerteen ee warsangeli.
Suldaanka ayaa kusii jeeda magaalada hargeyso Ee caasimada ugu magcaaban maamulka somaliland Isku magcaaba.

Wararka ayaa intaas kudaraaya in suldaanka Fariini uga timi dhinaca maamulka somaliland Isku magcaaba oo modooyinkan kuweergeeyey sidii Ay degaanka gobolka sanaag fidmad uga aloosi Lahaayeen.

Maalmo kahor ayey ahaydi markii ay fooda isku Dareen magaalada Ceerigaabo odayaal dhaqameedka Gobolka sanaag iyo xubno maamulka somaliland u Adeega kuwaas oo lasheegay in ay hadalo kul Kulul is weydaarsadeen.

Maamulka somaliland ayaa lasheegay in uu Maalmahan ku howlanaa sidii uu wax garadka Gobolka sanaag mid nimadooda uwiiqi lahaa Iyadoo lasheegay in uu lacag badan u balan Qaaday cidii ferkooda somaliland nimo kusoo Biirta iyo burburinta umada somaliyeed.

Safarka suldaan Sicciid c/disalaan uu kutegaayo Magaalada hargeyso ee xarunta maamulka iidoorka Ayaa kusoo beegmaaya xili maamulka somaliland Iyo degaanka gobolka sanaag ay xiisad Siyaasadeed kadhex aloosan tahay iyada oo Dhufaysika la iskugu jiro.

Maamulka iidoorka ayaa bilihii ugu dameyey ku Arin sanaayey sidii uu degaanka gobolka sanaag Kusoo weerarilahaa iyo in uu kahelo xubmo metela Gobolka sanaag oo caado qaatayaal ah

Badhanonline.com


http://badhanonline.com/home/?id=120238 ... _news_view

Re: lol. Bahmajeerteen are being attacked.

Posted: Fri Feb 08, 2008 5:25 am
by gemini07
i'm sure one laf of warsangeli can handle dirta woqooyi