Ciidamada Booliiska Maamulka Soomaaliland oo maanta Howlgallo ka sameeyay magaalada Laascaanood
Beerdhiga 08.02.2008 23:46
Waxaa maanta Ciidamada Booliiska ee gobolka Sool oo ku gaashaaman baabuurta tignikada ah ay ka bilaabeen Magaalada Laascaanood hawl gal loogu magac daray hawlgalka sugida Amniga magaalada, ciidankaas oo saaka baadhitaano ka bilaabay Gudaha magaalada laascaanood waxana isku balaariyeen dhamaan qaybaha magaalada Laascaanood iyagoo sheegay inay wadaan hawlgal lagu baadigoobayo kooxo ay ku sheegeen qas wadayaal, kuwaas oo sida ay hadalka u dhigeen uga shakisan yahiin in laga soo abaabulay Puntland.
Hawlgalka ciidamada Booliiska maamulka Soomaaliland fuliyeen maanta ayay kusoo qab-qabteen dad ay sheegeen in ay magaalada ka waday qas iyo qalalaase, dadkan oo ay ku tilmaameen kuwo ku hawlanaa inay magaalada khalkhal galiyaan iyagoo shacabka magaalada deggana ku dhiiri galinayay inay sameeyaan kacdoon shacbi.
Dadkan ayaa sida booliisku sheegay waxaa laga soo abaabulay dhinaca Garoowe,waxayna si dhuumaalaysi ah ku soo galeen magaalada,waxaana booliisku sheegeen in shacabka magaaladu ay la soo socodsiiyeen dadkan qasdoonka ah.
Waxaa kale oo ciidamadu gacanta kusoo dhigeen hub,rasaas, lacag jawaano laga soo buuxiyay iyo waliba ragii watay waxaana hada lagu hayaa saldhiga booliiska ee Magaalada Laascaanood iyadoo su'aalo lagu weydiinayo halkaas.
Taliyayaasha ciidanka booliiska ee gobolka Sool ayaa sheegay in nabada magaaladu ay wanaagsan tahay,oo qofkii danbi galaba si deg deg ah wax looga qabto isla markiibana sharciga la hor geeyo,taasoo ah arin ku cusub gobolka.
Waxaa kale oo Loo furay ciidanka Booliiska siminaaro iyo tababaro lagu barayo sharciyada.
Waa hawlgalkii ugu horeeyey ee ay sameeyaan ciidan Booliska Maamulka Somaliland tan iyo intii ay Magaalada ka baxeen ciidamada Puntland, waxayna magaaladu gacanta ugu jirtaa maamulka Soomaaliland oo dhawr dagaal kula galay maamulka Puntland oo ay ku muransan yihiin gacan ku haynta gobolada Sool iyo Sanaag oo ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya.
Ciidamada Booliiska Soomaaliland oo Howlgal Laascaanood ka
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Re: Ciidamada Booliiska Soomaaliland oo Howlgal Laascaanood ka
Horta adi Xawaadle baa tahay, Soomaliland/Lascanood maxaa qoorta ku geliyay?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Ciidamada Booliiska Soomaaliland oo Howlgal Laascaanood ka
Somaliland policka ha soo raafaan nagaha dhaaadheer ee dhulozka ah, we need them in Hargeisa phoking street
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ciidamada Booliiska Soomaaliland oo Howlgal Laascaanood ka
ISKA DAA GOLJANOO NAAGA DHULOZ WIILAL FICC FIICAN BAY NO DHALAYAAN
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Ciidamada Booliiska Soomaaliland oo Howlgal Laascaanood ka
Goljano lion , t'es d'une connerie vraiment incroyable , ca depasse la honte !!
Emp , anoo kale bay dhalaan dumarka dhulbahantuhu !!
Labeedeena markay noqoto kuma geesinimo looga tagay? lol
Emp , anoo kale bay dhalaan dumarka dhulbahantuhu !!
Labeedeena markay noqoto kuma geesinimo looga tagay? lol
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Ciidamada Booliiska Soomaaliland oo Howlgal Laascaanood ka
[quote="SahanGalbeed"]Goljano lion , t'es d'une connerie vraiment incroyable , ca depasse la honte !!
Emp , anoo kale bay dhalaan dumarka dhulbahantuhu !!
Labeedeena markay noqoto kuma geesinimo looga tagay? lol[/quote]
pour ameliore les nanas dhuloz, sxb il suffit de donner les addres suivant, a vos amis dhuloz dhaadheer haha Hargeis pocking street, sxb crois moi, pour chaque dhakhlays bang bang, Cite bitchfist Laascaanood prosperera

- Somaliweyn Commando
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2148
- Joined: Sat Sep 01, 2007 9:03 pm
- Location: La Ta7zanu Ya Ikhwati.
Re: Ciidamada Booliiska Soomaaliland oo Howlgal Laascaanood ka
quote SahanaGalbeeda [Emp , anoo kale bay dhalaan dumarka dhulbahantuhu !!]
*passes out due to laughter*
*passes out due to laughter*
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 20 Replies
- 938 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 2 Replies
- 564 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 2 Replies
- 345 Views
-
Last post by Thuganomics
-
- 0 Replies
- 205 Views
-
Last post by Gladiator=
-
- 5 Replies
- 383 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 13 Replies
- 641 Views
-
Last post by Latiifah
-
- 1 Replies
- 468 Views
-
Last post by anonymousfaarax
-
- 9 Replies
- 837 Views
-
Last post by cheifaqilbari
-
- 0 Replies
- 497 Views
-
Last post by Mr_Alfaas