Ciidamada nabadgelyada ee magaalada Kismaayo ayaa bilaabay baaritaan ay ku sameynayaan gaadiidka magaalada soo gala, kana baxa, tallaabadan ayaa lagu sheegay in ay tahay mid lagu xaqiijinaya ammaanka lagulana soconaya waxa soo galaya magaalada, islamarkaana ka baxaya.
Baaritaanada ciidamada oo bilawday xalay ayaa waxaa u danbeeyey gaari ay ka soo qabteen bar-control oo ku taalla waqooyiga Kismaayo, baabuurka oo la sheegay in uu ka yimid magaalada Muqdisho ayaa waxaa saarnaa oo watay laba nin oo ku hubeysnaa Bistoolado, ciidamada oo ku sugnaa koontarookaasi ayaa gacanta ku dhigay, iyadoo baaritaanno lagu sameeyey.
Abbaanduulaha ciidamada gobolada Jubbooyinka Col: Warfaa Sheekh Adan oo wax laga weydiiyey baaritaanada ay bilaabeen ciidamdiisa iyo gaariga la soo qabtay ayaa sheegay in baaburka oo ah nooca Ronad-ka laga leeyahay magaalada Kismaayo oo ay garteen dadka iska leh, waxaa uu tilmaamay in la siideynayo, waxaa dhanka kale uu ka digay gaadiidka xilliga saqde dhexe magaalada soo gala oo uu tibaaxay in la qabanaya haddii ay waqtiyadaas oo kale yimaadaan.
Tani waxaa loo arkaa in ay ka danbeysay kagadaala markii shalay ay saraakiishu shaaciyeen in abaabullo dagaal oo ka dhan ah magaalada Kismaayo ay ka jiraan deegaanka Dhoobley iyo degmada Jilib ee gobolada J/hoose iyo J/dhexe, waxaa ay taasi horseeday in maalintii labaad wali ay heeggan ku jiraan qeybaha kala duwan ee ciidamada oo saraakiishoodu ay xuseen in ciidamada ay diyaar ku sii jiri doonaan.
Maxamed Xaashi Tawakal, Gedoweb Kismaayo.
Kismayo police catches Hutu terrorists from Mogadishu
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 328 Views
-
Last post by Somali_4Life
-
- 16 Replies
- 1028 Views
-
Last post by Kismaayo21
-
- 0 Replies
- 388 Views
-
Last post by Coeus
-
- 1 Replies
- 435 Views
-
Last post by COSTA
-
- 1 Replies
- 751 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 13 Replies
- 906 Views
-
Last post by abduljrus