Somaliland Defence Forces in Gambadh Sool
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
Somaliland Defence Forces in Gambadh Sool
Somaliland Defence Forces in Gambadh visited by the Sool governor.
Written by QRN
Feb 13, 2008 at 03:48 PM
Las'Anod(Qaran)-The Somaliland Defence Forces are currently in Gambadh and have already established a large base there received a visit from senior members of the Sool region administration including the Governor Ali Mohamed Sandulle.
The Somaliland Defence Forces took up their new position at the Gambadh without countering any opposition. According to senior sources with the Defence Forces the previous occupying forces withdrew from the area in the face of a large and mechanised forces from Somaliland.
According to the source, the Somaliland Defence Forces are steadily continuing to secure all of Somaliland's eastern borders.
As the Somaliland Defence Forces established a base in Gambadh, they received a visit from the Governor of Sool, Mudane Ali Mohamed Sandulle and the commander of the Easter Sector Col. Ali Abdi Mire.
In his remarks to the Qarannews, Mudane Ali Mohamed Sandulle stated " We must praise for the professionalism of the Somaliland Defence Forces and the operation they had carried out this morning. The regional government is behind our Defence Forces, every step of the way and thanks to this morning's developments we will be able to assist the residents in the area who have encountered a severe draught".
There have been no official comments from the Somaliland government and the Puntland regional authority on this morning's developments around Gambadh.
There were noticeable military manoeuvres around the Las Anod this morning as a result of the Somaliland Defence Forces forward movement toward Gambadh, but there area is quiet at this time.
Jama Mohamoud Ismail
Qarannews
Laascaanood
Somaliland

- BABYGIRL123
- SomaliNet Super

- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: Somaliland Defence Forces in Gambadh Sool
Somalidiidka Oo Saaka Weerar Kuqaaday Gambadhe Balse Dib Loo Eryaday
(Laascaanood}13.2-8
"Kooxaha maleeshiyaadka somalidiidka ayaa saaka weerar ku qaaday meel wax yar uun u jirta deegaanka Gambadhe weerarkaas oo sigaad mo ah ay somalidiidku usoo qaadeen ayaa waxaa jawaab kulul kabixiyay Ciidamada daraawiishta Puntland.........................................
Saaka hiirtii waaberi ayay weerar kusoo qaadeen Somalidiidku Deegaanka Gambadhe oo ay kusugan yihiin ciidamada daraawiishta Puntland.
Baabuurta Gaashaaman ee tiknikada iyo maleeshiyo aad utiro badan oo uu hogaaminayo Sarkaal magaciiso lagu dheegay Korneel Dhancadde ayaa weerar gardaro ah kusoo qaaday Tuulada Ganbadhe.
"Salaadii Subax anagoo utoosnay ayaanu maqalnay marqudhiya daryanka rasaasta culus kadibna waxaan ogaanay in meesha dagaal kasocdo" ayuu yidhi mid kamid ah dadka deegaanka Gambadhe.
"Waxyar kadibna waxaanu aragnay ciidamo xidhan dirayska tuutaha waxaa naloosheegay inay ahaayeen Ciidamada Daraawiishta oo markaasi baacsanayay kooxihii saaka duulaanka kusoo qaaday Gambadhe" ayuu intaa raaciyay mid kamid ah dadka deegaanka.
Waxaa ay dadka deegaanka Gambadhe noosheegeen in xaalada deegaanka Gambadhe ay haatan xasiloon tahay isla markaana la eryaday kooxihii Somalidiidka ahaa ee saaka duulaanka sooqaaday.
Tuulada Gambadhe oo gobolka sool katirsan haatan waxaa kusugan ciidamada Amaanka ee Booliiska puntland oo nabad galyada magaalada gacanta ku haya.
warar kale oo hadeer nasoo gaadhayna waxay sheegayaan in maleeshiyaadkiii somalidiidka ahaa ay dib u gurteen haatan ayna joogaan kaantaroolka barri ee magaalada laascaanood.
Widhwidh Online News Desk..Media Center

Ciidanka Qalabka sida ee Jamhuriyada Somaliland oo Gaadhey Tuulada Gambadh ku waa bar
Written by Qarannews.
Feb 13, 2008 at 10:50 AM
Laasacnood (Qaran)-Sida aynu la socno Ciidanka maamul goboleedka Puntland ee Somaliya ayaa waxay soo fidhiyaan Tuka raq oou jirta 28km Gambadhe oo ay saaka ku waa bariisteen ciidanka Qaranka ee Somaliland ,isla goobtaasi ayaa Ciidanka Qaranku ay ka samysteen saldhig weyn kadib markii Gambadhe iyo nawaaxigeedaba ay saaka la wareegeen gacan ku haynteeda iyada iyo aagag badan oo ku hareeraysan oo aad mihiim u ah.
Ilaa iyo hada lama soo sheegin wax dhibaata ah oo hawlgalkaas kala kulmeen ciidanku balse wararka qaar ayaa sheegaaya in ciidamadii horfadhiyay ay goobahaasi ka yaaceen kadib markii la dul dhigay quwad iyo farsamo aad uga horaysa tii ay iyagu adeegsanyeen, dhanka kalena wararka ka soo baxaaya aaga hore ayaa sheegaaya in ciidmada qaranka ee Somaliland ay aagaasi kor uga sii socdaan iyaga oo ku sii siqaaya dhanka xadka oo aan hada waxba aad uga sii dheerayn, mana jiraan wax khasaare ah oo ilaa hada dagaalkii saaka ka soo gaadhay ciidamda qarank, dawlada Somaliland waxa ka go'an in ay sugto xuduudka ay la wadaagto Somaliya xagaasi oo ay ka soo talaabaan badiba dadka rabshadaha iyo afduubyada ka gaysta gudaha Somaliland, dhanka kalana ciidamada qaranka ee dhamaan jiidaha hore ayaa heegan culus ku jira si ay u sugaan amniga xuduudaha lala wadaago Somaliya taasi oo soo gabo gaboobi doonta dhawaan.
Wixii kale ee ka soo kordha kala soco Qarannews
Jama Mohamoud Ismail
Qarannews
Gambadhe

Lol at somaliland defence forces, It was Ali Sandule and 5 soldiers in 1 tekniko
http://www.afnugaal.com/warka.php?num=4933
they ran back to laascanood
http://www.afnugaal.com/warka.php?num=4933
they ran back to laascanood
- BABYGIRL123
- SomaliNet Super

- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
Re: Somaliland Defence Forces in Gambadh Sool
We will cleanse the Eastern JSL border once and for all. No more xaarti coming across our border
- BABYGIRL123
- SomaliNet Super

- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: Somaliland Defence Forces in Gambadh Sool
Good News Indeed Dhilooyin Ilka Caas Caas Like Aliyaah And Basra Baa Lookeni Wilaashaas Dhulbahante Oo kacsiga Dilaay Lol Good Luck With Lasanod Fuking Street Shakshuuko.
- Aliyah99
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2604
- Joined: Sun Sep 02, 2007 2:27 pm
- Location: Burco - S/Land
Re: Somaliland Defence Forces in Gambadh Sool
loooooool
babygirl
Just move to Asmara with the eritirian guy ..and stay out of somali politics :)

[quote="BABYGIRL123"]Good News Indeed Dhilooyin Ilka Caas Caas Like Aliyaah And Basra Baa Lookeni Wilaashaas Dhulbahante Oo kacsiga Dilaay Lol Good Luck With Lasanod Fuking Street Shakshuuko.[/quote]
babygirl
horta caay badanidee miyaanee hooyo iyo aabo kuu sokorin naa miyaan eedeb iyo akhlaq lagu
soo barin maa banaan ayaad kuu soo korteey naa xiishood oo wax isku faal
babygirl
horta caay badanidee miyaanee hooyo iyo aabo kuu sokorin naa miyaan eedeb iyo akhlaq lagu
soo barin maa banaan ayaad kuu soo korteey naa xiishood oo wax isku faal
- Aliyah99
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2604
- Joined: Sun Sep 02, 2007 2:27 pm
- Location: Burco - S/Land
Re: Somaliland Defence Forces in Gambadh Sool
LOOOL
Iska daa babygirl..waxay ku soo kortay guri love, debate ma garanayso ..civilised discussion ma taqaano all she knows is cay ..lol
Babygirl,
All that anger is not healthy walaal..why don't you channel it, soo xidho suicide belt and go fight for your beloved lil tuulos looooool

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland Defence Forces in Gambadh Sool
[quote="BABYGIRL123"]afnijaas aint reliable.
http://jidbaale.com/fullpage.php?sscid=5979[/quote]
AFNIJAAS KA QORRA WA MAXAMUUD GARAD DHULOZ HADDA
FACE IT THE LAND IS OURS AMA KA GUUR AMA SII FIICAN UU JOOGA

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Somaliland Defence Forces in Gambadh Sool
With that Much Cay from Babygarl i doubt she is female wallahi... i knew this since the day she started posting on somalinet...
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland Defence Forces in Gambadh Sool
its cimile uu is qarrinaya
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 2410 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 3 Replies
- 899 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 847 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 527 Views
-
Last post by newsbot
-
- 8 Replies
- 1461 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 7 Replies
- 1706 Views
-
Last post by Adali
-
- 9 Replies
- 1020 Views
-
Last post by KUN-DILE
-
- 0 Replies
- 675 Views
-
Last post by newsbot
-
- 18 Replies
- 2566 Views
-
Last post by DANGIRL
-
- 0 Replies
- 717 Views
-
Last post by Publicopinion