Guur Doon

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Guur Doon

Post by Cali_Gaab »

I hereby would like to send this message to the Sade elders,

Voltage,
sadeboi
Xoogsade

I Cali_Gaab of the Aden madoobe Habar jeclo tribe wish to collect one of your folk, precious_dyme as my wife, and will always be her only companion as long as the Angel of Death shall not visit me and reclaim my soul.

I'm looking forward to hear a positive response from you that crosses the same paths as my wishes.

Salaam caleikum.
User avatar
Shankaroon_614
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4644
Joined: Tue Feb 14, 2006 5:21 pm
Location: Dhabad, Caabudwaaq, and Baledxaawo!!

Re: Guur Doon

Post by Shankaroon_614 »

kkkkkkkkkkkkkkk

Were r the men when u need them???????
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: Guur Doon

Post by xoogSADE14 »

Cali_Gaab

Mida koowbaad soo dhawoow, tan labaad you messed up the listing sxb. Cariga anigaa ugu weeyn suldaana SB baa ka ah hadeey sheekadu kuu kalo kacdana Volt baa fataxada isu kiin maraaya.

Now that I got that outta the way, Precious bilaash gabadha looma yiraahdo ee qiimo aad iyo aad ubadan beey noogu fadhidaa. Laakiinse waxaasoo dhan waxaa ka horeeya inaad marka hore ayada quraafaadkaaga kasoo dhaadhicisid kadib baad anaga gabadha naga soo dooni kartaa.
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Guur Doon

Post by sadeboi »

Waad salaamantahay,

warka horta waa sidu xoog uu sheegey, you have to have the proper listing,

"
To:
Mudane Xoogsade
Suldaanka SADE Sadeboi
Mudane Voltage"

Tan labaad, you must first speak to precious as xoog stated, then odayaasha beesha Haber-Jeclo, sida Suldaan Liqaaye iyo Emperior ino keen oo so waddo markaas uun baan anaku arrintaan ka hadlikarna.
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Guur Doon

Post by Cali_Gaab »

Mudane Xoogsade
Suldaan sadeboi
Mudane Voltage

Iga Raali noqda hadaan wax isku qasay.

Tan labaad waa sidaad sheegteen, precious dyme ayaan fariinta horta uu soo furayaa ilaahay nafta ha ina gaadhsiiyo.

Liqaaye iyo tol ka ayaan xaalada ka warami doona, ayaamahan ayeey warka idinla soo socodsiin doonaan.

Salaam Caleikum.
User avatar
Shankaroon_614
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4644
Joined: Tue Feb 14, 2006 5:21 pm
Location: Dhabad, Caabudwaaq, and Baledxaawo!!

Re: Guur Doon

Post by Shankaroon_614 »

lol pure entertainment :D
User avatar
Naaima
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6053
Joined: Thu Apr 26, 2007 12:04 pm
Location: Vision, imagination and leadership make a succesful business BUT above all it's a team effort!

Re: Guur Doon

Post by Naaima »

Hahahaa, finally

let me do the alalaas (oolalalaaay lay oooollalay)
User avatar
Advocatar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9940
Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish

Re: Guur Doon

Post by Advocatar »

aniga I will be the shiek uu isku meheriya......Somali or Mareeykan style.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Guur Doon

Post by Voltage »

Sida lay gafay ayaan anigu meesha ku qoslayaa. Waryaa Xoog ma Xassan Turki baad iga urisay ninyaho sow taan Gudoomiyaha Siyaasada ee Beesha Sade ku dhaqan Snet ahaa lol kkkkkkkkkkkkk


*Back to Business*


Mudane Cali Gaab,

Sow dhawaaw walaal, aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay inaad mar nagu soo booqatay hoygayagu ee Gedo Section. Sida laguu sheegeey ama laguugu war geliyey Precious waa inan aad iyo aad u qiimo badan oo meel qaali ah kaga beeran tolka meesha isugu yimi sidaa ay tahayne waa dumar waana la caashaqi karaa. Mar hadaad Precious go'aansatay inaad doontid, waxaa talayadu tahay inay ayadu ku aqbasho, ka bacdine dee aad inoo timaadaan idinkoo isla socdo.

Jaale XoogSade maadama uu yahay duqa Degmada waa inuu aqbalo go'aankiinu. Jaale Sadeboi maadama uu Suldaanka yahay waa inaad ku heshiisaan sooryada, intaa haduu Alle iskugu kiin dubaridana diyaar baan u ahay inaan Faataxada idinku akhriyey mar hadii la waayay Sheikh Murax.

Waa billahi towfiiq,

Sheikh-to-be Voltage



p.s. Precious haday ku diido, Naimma oo la qaali ah baa joogto amaba Shankaroon.
User avatar
Naaima
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6053
Joined: Thu Apr 26, 2007 12:04 pm
Location: Vision, imagination and leadership make a succesful business BUT above all it's a team effort!

Re: Guur Doon

Post by Naaima »

[quote="Voltage"]s. Precious haday ku diido, Naimma oo la qaali ah baa joogto amaba Shankaroon[/quote]

bal ninkaan edab daradiisa arka,naaima iyo shanka qashinka ee dhulka ka qadaan maa maqashay neh? lol

cali, precious intaxaankeeda in aad ku pasto aa kugu duceynaa.
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Guur Doon

Post by sadeboi »

[quote="Naaima"][quote="Voltage"]s. Precious haday ku diido, Naimma oo la qaali ah baa joogto amaba Shankaroon[/quote]

bal ninkaan edab daradiisa arka,naaima iyo shanka qashinka ee dhulka ka qadaan maa maqashay neh? lol[/quote]

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL......walle waad iska celisay...
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Guur Doon

Post by Cali_Gaab »

Mudane Voltage, aad iyo aad ayaad uu mahadsantihiin, waxaan aad ula dhacsanahay sida fiican aad isoo dhaweeyseen. Reer Burco ba sidaas ima soo dhaweeyaan.

Waxaan ku weeydiiyeey, hablahan kale oo Naaima iyo Shankaroon loo aqaan, sababtaad igu soo tuurtay waamaxay?

Naaima waa gabadh sharaf leh, taasi waan ogahay, lakin Shankaroon 18 miyeey gaadhay horta? Jail iyo police station uma jeedo eh.
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Guur Doon

Post by sadeboi »

War heede cali-gaab taas waa gaf, qofne gabdhaheyna kulama so tuurin...inamaheyna waa kuwa qaali ah....

and we are very hospitable people walaal...even the general snm who comes insulting us we said just say hi and we will welcome you..no need for nac-nac
Boqor__Daarod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2387
Joined: Sat Jun 02, 2007 6:43 am
Location: i AM FROM the USSR MY NAME IS BORIS YELSON

Re: Guur Doon

Post by Boqor__Daarod »

[quote="Cali_Gaab"]I hereby would like to send this message to the Sade elders,

Voltage,
sadeboi
Xoogsade

I Cali_Gaab of the Aden madoobe Habar jeclo tribe wish to collect one of your folk, precious_dyme as my wife, and will always be her only companion as long as the Angel of Death shall not visit me and reclaim my soul.

I'm looking forward to hear a positive response from you that crosses the same paths as my wishes.

Salaam caleikum.[/quote]

w/s

as the head of elders i have given her hand in marriage to you . you have my blessings
User avatar
precious_dyme
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2103
Joined: Thu Jul 05, 2007 1:44 pm
Location: SOMALIA 21/10/69

Re: Guur Doon

Post by precious_dyme »

Cali Gaab,

Marwo laqabo oo guri leh ayaan ahay. War hooy iga xishood oo meshaad kaso baxdey ku noqo. Ilma'aderaday ha igu hor ceebeynin ninyahow..........


P.S. xoogSade,Sadeboi,Advo and Voltage im very disappointed, Gabow oo khaat kaso dargay ayaad igu qalqalinaysaan caadi matahiin kurtigiin................thumbs down for all of you (except for the wonderful girls Shanka and Naaima)
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”