Suldaan Cusub oo Lagu Boqray magaalada Burco

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Suldaan Cusub oo Lagu Boqray magaalada Burco

Post by XidigtaJSL »

Suldaan Cusub oo Lagu Boqray magaalada Burco
Written by Qarannews
Feb 13, 2008 at 07:23 PM
Burco(Qaran)-Munasibad balaadhan oo loogu talo galay Caleema Saarka Suldaan Maxamuud Yusuf Xaaji Faarax oo ka mid noqon doona Salaadiinta Gobalka Togdheer ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Burco ee Gobalka Togdheer.



Caleema Saarka Suldaanka Cusub oo ay ka soo qayb galeen Madax Dhaqameedyo, Xildhibaana ka tirsan Golaha Guurtida, Golaha Deegaanka Burco, Qaar ka mida Madaxda Dawlada, iyo Weliba Boqolaal qof oo ka mid marti sharaf lagu casuumay Munaasibadaas Caleema Saarka oo ka dhacday Hotel Cigaal oo ku yaala Waqooyiga Magaalada Burco, waxay salka ku haysaa Boqrida Suldaanka oo ay yeelan doonto Beel ka mida Beelaha Galbeedka Burco (Reer Cawl).

Xildhibaan Cumar Nuur Waaye oo ka mida Xildhibaanada Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland oo munaasibadaas ka hadlay ayaa waxaa ugu baaqay inay Salaadiinta Somaliland in ay ka baxaan dhega nugaylka Siyaasa Somaliland oo ay u soo jeestaan faa,iidada ay ka rabaan Beelaha Doortay.

Suldaan walba waxaa loo magacaabay faa,iidada Dhaqan ee loo Doortay, waxaanu Suldaanka in uu noqdo mid maslaxad u noqda Somaliland

Xildhibaan Cumar Nuur Waaye waxaa kale oo Suldaanka Cusub ka dalbaday in uu noqda mid fure u noqda nabada Gobalka Togdheer iyo ta Somalilandba, waxaana uga digay in aan Siyaasada u noqon wasiilo uu ku waayo kalsoonida Shacabkiisa.

Sidoo kalena Suldaankan Cusub Maxamed Yusuf Xaaji Faarax oo hadal kooban ka jeediyey munaasibadaas ayaa sheegay in uu noqon doona Suldaan u dhabar adaygaya duruufaha haysta shacbigiisa waxaana balan qaaday in uu daacad u noqon doono Qadiyada Madax Banaanida Somaliland.

Waxaan ka dalbanayaa dadweynaha ii soo sharfay in ay ii duceeyo in Eebe ii fududeeyo Xilka lay I saaray, idinkuna aad iga caawin doontaan

Geesta kalena Suldaanka Cusub oo noqon doona Suldaankii ugu Da,ada ee ku soo biira Saldanada Gobalka Togdheer waxay iyaguna ka hadlay Caleema Saarkiisa Cuqaal iyo Qaar ka mida Madaxda Dawlada Suldaankan oo galbis lagu soo mariyey Magaalada Burco dhexdeeda iyagoo ay galbinayaan kolanyo gaadiid ah


Reported By: Yusuf I Warsame

Ilka Case, Burco
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Suldaan Cusub oo Lagu Boqray magaalada Burco

Post by XidigtaJSL »

Our little brothers Reer Cawl Muuse Ismaaciil just crowned a Suldaan in their Togdheer home, we the big brother Gadhweyn in Sanaag got a Suldaan and a Boqor and many cheif Caaqils
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Suldaan Cusub oo Lagu Boqray magaalada Burco

Post by Cali_Gaab »

I want to be an Caaqil someday aswell, education isn't for me.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”