Page 1 of 1

maxad soobenaysaa?

Posted: Thu Feb 14, 2008 3:51 pm
by 1_londoner
haa hey, topic kan waxa lagu talagley dadka oo aff somaaliga dooneya ina uu ficnaadhaan.....kaaley dadow...soow dhaawadha...aan luuqadeena is baranee........

first: maxad soobeneeysa? - what are you doing?

:)

no iinglaeesh boleese.

Re: maxad soobenaysaa?

Posted: Thu Feb 14, 2008 4:04 pm
by Naaima
Salam alaikum

londoner, mashalah bash bash iyo barwaaqo wax badarka diiday malaha, adiga iska waran?

Re: maxad soobenaysaa?

Posted: Thu Feb 14, 2008 4:13 pm
by 1_londoner
LoOoL...khair iyo khayrad walalo....horta wax baan dooneya ina ii torjimaadid becoz sentence ka imaka typegarasay waxa uun ka fehmey marka tiri iska waran......hadhaba...badarka diidey waa maxay?