The man is back in town and he's taking no prisoners this time!
Wafdi uu hogaaminayo ra`iisal wasaaraha Somaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde ) ayaa saakay kasoo dagay garoonka diyaarada Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Wafdiga Nuur Cadde oo si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka ayaa waxaa ka qeyb qaatay soo dhaweyntiisa masuuliyiin kala duwan oo isugu jira saraakiil iyo wasiiro.
Wafdiga ra`iisal wasaaraha ayaa safaro kala duwan ugu maqnaa dalka dibadiisa, isagoo socdaalo kusoo kala maray dalal ka tirsan Yurub iyo Afrika, waxaana uu booqday xarunta midowga Yururb oo uu kula kulmay halkaa masuuliyiinka Midowga Yurub.
Imaanshaha Nuur Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa kusoo beegantay xilli uu isna dhawaan caasimadda Muqdisho gaaray madaxweynaha Somaliya C/laahi Yuusuf Axmed oo isna dalka banaanka uga maqnaa sababo la xiriira caafimaadkiisa.
Wafdiga ra`iisal wasaaraha ayaa la geeyay sida aan wararka ku heleyno xarunta Villa Somaliya oo uu ku suganyahay madaxweynaha dalka Somaliya iyo wasiiro.
http://www.calanka.com/Wararki-Maanta/warka1788
The eagle has landed! PM Nur receives a roaring reception
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 852 Views
-
Last post by Pwani
-
- 5 Replies
- 849 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 20 Replies
- 281 Views
-
Last post by shidow1
-
- 2 Replies
- 762 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 37 Replies
- 3890 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 3 Replies
- 787 Views
-
Last post by Magnusomalius
-
- 0 Replies
- 349 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 33 Replies
- 5449 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 7 Replies
- 1421 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 0 Replies
- 339 Views
-
Last post by Voltage