Page 1 of 1

naftu orad bay kuugu aamintaa

Posted: Mon Feb 18, 2008 3:21 pm
by xaseey
loool askari dhaawac ah lugta ka go'antahay walina sii cararaya,,,,,dagaalkii caawa ee xamar

http://www.shabelle.net/view_contents.p ... cleid=1223


http://www.beerdhiga.org/index.php?acti ... =1&id=2692

Re: naftu orad bay kuugu aamintaa

Posted: Mon Feb 18, 2008 3:36 pm
by COSTA
Xassey dhab ahaantii weligaa weel daloola biyo maku dhaamisey loool

Hawiye forces or Mujaahidiin what ever they are called you hear them taken over police stations etc but they will abandon the key positions they conquered the same night because of fear hadaba maxey ka faaideyn aan ahayn leynta shacabkoda barakicin iwm

Re: naftu orad bay kuugu aamintaa

Posted: Mon Feb 18, 2008 3:41 pm
by xaseey
[quote="COSTA"]Xassey dhab ahaantii weligaa weel daloola biyo maku dhaamisey loool

Hawiye forces or Mujaahidiin what ever they are called you hear them taken over police stations etc but they will abandon the key positions they conquered the same night because of fear hadaba maxey ka faaideyn aan ahayn leynta shacabkoda barakicin iwm[/quote]



wixii dhiman lahaa way dhimanayaa taasi lama celin karo,,laakiin mid,,,, hadaad gurigayga iigu timaado adigana hurdana ma sexan doontii nasiina iskaba daa,wax walbana waqti ayey leeyihiin