SO THAT HE BECOMES NEXT "PRESIDENT" OF SOMALIA ON PAPER.
SOMALIA WEY UU DHAMAATAY
Dowladda Itoobiya oo u yeertay Cali Geedi si Madaxweynaha dowladda Federaalka loogu soo sharaxo.
Dowladda Itoobiya oo wali ka samri la' daacadnimadii uu u hayay R/Wasaarihii hore Cali Max'ed Geedi ayaa ku casuumtay magaalada Adis Ababa si ay ugu taageerto hamigiisa ku aadan in dalka uu madaxweyne ka noqdo doorashooyinka la sheegayo kadib.
Warar la helay ayaa sheegaya in Geedi uu ka dagay magaalada Adis Ababa ee caasimadda Itoobiya kadib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay Meles Zenawi si loogala xaajoodo qaabka looga dhigi karayo madaxweyne.
R/Wasaare Zenawi oo qaati ka taagan arrimaha dalka Somaliya ayaa go'aansaday in uu helo cidi badali laheyd Madaxweyne Yuusuf oo ay muuqato in gabalkiisa uu sii dhacayo Somaliyana uu nabad u horseedi waayay.
Dawladda Itoobiya oo siyaasadaheeda ay iminka dalka Somaliya ka hirgalsan yihiin ayaa Ciidankeeda waxaa ku heysta dhibaato xoogan gudaha dalka iyadoona aysan jirin saan saan muujineysa sidii ay dhibkaasi kaga bixi lahaayeen.
SOMALI GUNIMO ERA. GHEDI GOES TO ETHIOPIA TO MEET ZENAWI
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: SOMALI GUNIMO ERA. GHEDI GOES TO ETHIOPIA TO MEET ZENAWI
Isn't this why you always take pains to erase your sources' names from the articles you post?
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: SOMALI GUNIMO ERA. GHEDI GOES TO ETHIOPIA TO MEET ZENAWI
[quote="Voltage"]Isn't this why you always take pains to erase your sources' names from the articles you post?[/quote]
wager? kanu muxu ka hadlaya?? i never erase sourcenames. im lazy to post the link. only if its important.
mar rabtaa where i got this from???
go here http://markacadey.net/main/news.php?readmore=3238
wager? kanu muxu ka hadlaya?? i never erase sourcenames. im lazy to post the link. only if its important.
mar rabtaa where i got this from???
go here http://markacadey.net/main/news.php?readmore=3238
Re: SOMALI GUNIMO ERA. GHEDI GOES TO ETHIOPIA TO MEET ZENAWI
gedi haduu xukuna qaato ma xukumayo isaaq iyo majerteen
waxaa uu ku eekaanayaa hawiye majertena yeeli mayaoba hawiya xukumo
isaaqna bari hore buu tashaday
siilka hooyadaood wasooyin xabshi wuu naga faidaysaty
waxaa uu ku eekaanayaa hawiye majertena yeeli mayaoba hawiya xukumo
isaaqna bari hore buu tashaday
siilka hooyadaood wasooyin xabshi wuu naga faidaysaty
Re: SOMALI GUNIMO ERA. GHEDI GOES TO ETHIOPIA TO MEET ZENAWI
somalia bari horee dhimatay hada ma dhiman sxb
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 1000 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 3 Replies
- 661 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 3 Replies
- 685 Views
-
Last post by Mondey
-
- 8 Replies
- 1420 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 8 Replies
- 1005 Views
-
Last post by original dervish
-
- 2 Replies
- 454 Views
-
Last post by Minneapolis Mayor
-
- 0 Replies
- 335 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 13 Replies
- 1144 Views
-
Last post by shidow1
-
- 4 Replies
- 707 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 1 Replies
- 586 Views
-
Last post by TheDaisyCutter