Jacburkii Dhoodaan
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Abdullahi Macalim Dhoodaan
War horta ninyahaw anigu waan jeclaadaye
Gabadhbaan jeclahay oo i jecel, mana jeclaadeene
Haddii ay i jeclaatana ma rabo inaan jeclaadaaye
Ninkii ay jeclaatana la waa inuu jeclaadaaye
Kii aan jeclayn waa iyadu inay jeclaataaye
Jacaylkagya iyo keedu waa laba jeclaadoone
Gabadh jinaha dhuudhuuban waa inaan jeclaadaaye
Tu naasuhu janjeedhaan waa inaan jeclaadaaye
Middii jeer la moodoo dhan waa inaan jeclaadaaye
Garoobtii i soo jiidha waa inaan jeclaadaaye
Islaan baradho jiidaysa waa inaan jeclaadaaye
Duqdii jaadka gadaneysay waa inaan jeclaadaaye
Habar jeenyo buurbuuran waa inaan jeclaadaaye
Wadaaddaanse jeclaadee dharraar macawsta i siisay
Gurigeeda waagaan tegee ay shaaha ii karisay
Haasawaheedii kolkuu sooba madhan waayey
Feedhka iyo tantoomada sideer uguma boobeene
Kolkay qaad i siinweydey ayuu mawdku ka adeegay.
Ninkii dumar jeclaadaase wuu yara ammaantaaye
Adna waxaaban kuu soo fekeray hadallo dhaadheere
Midabka iyo quruxdaadan ayaan yarahe faalleyne
Gabadhyahay casaantaadu waa dhuxullo meygaage
Afkaagana madowgiisu waa nuuraddoo kale e
Sidaa aawadeed baan jacayl kuugu soo kacaye
Guurna waaban kaa doonaya sidaa dharraatiiye
Timahaygu siday yihiin eed cirrada moodo
Duqdnimiyo gabow igama aha oo wayska dhalankaye
Adiguna carruurbaad tihiyo sida dhallaankiiye
Isku qayrna waa nahay anuun baa laba Gu! kaa weeyne
Sanadkii Daraawiishtii baan dhoocillo ahayne
Dhallinyaro inaan nahay dadkuba waa ogsoonyahaye
Inan iyo barbaar baan nahaye waan lagaranayne
Raggaa kale juuq ha u odhan aniga mooyaane
Kii kula hadlana waa inaan feedh ka badiyaaye
Haddii layga kaa dhaco waxbaan sahayan doonaaye
Dameer dhagaxa waa inaan gurtoo qaylo kiciyaaye
Naagtana ka iga qaada waa inaan ka dhuuntaaye
Ninuu ciil lafaha buuxiyoo dibinta ruugaaya
Oo luqanta hoogaamiyo gegi xarriiqaaya
Haddii kii xumaantaa ku falay weliba maad maagtid
Sidii laba digaag sow ilkaa layska cuni maayo.

- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Jacburkii Dhoodaan
biko awowe
inad youtube so galiso ba rooneyd.
ya wahan o somali ah akhri karo?lol
inad youtube so galiso ba rooneyd.
ya wahan o somali ah akhri karo?lol
Re: Jacburkii Dhoodaan
lol...this is better than youtube awoow.
it will improve your somali more quicker than just listening to it.
it will improve your somali more quicker than just listening to it.
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Jacburkii Dhoodaan
war ninyahow wan on qora.
some time i try to rwad what i wrote.
waban akhri wayey.lol
some time i try to rwad what i wrote.
waban akhri wayey.lol
Re: Jacburkii Dhoodaan
practice will make it perfect and dont give up on it. read anything af somali lagu qorey..gabay haata or siyaasad haata...
Ps...somatimes i get the feeling inaad is yeelyeeley'sid...calashan pretending not know somali..lol
Ps...somatimes i get the feeling inaad is yeelyeeley'sid...calashan pretending not know somali..lol
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Jacburkii Dhoodaan
lol pretending.
awowe anigu sida uma si humi.lol
i don't need is yeelyeel.
im getting better now.
awowe anigu sida uma si humi.lol
i don't need is yeelyeel.
im getting better now.
Re: Jacburkii Dhoodaan
[quote="biko"]practice will make it perfect and dont give up on it. read anything af somali lagu qorey..gabay haata or siyaasad haata...
Ps...somatimes i get the feeling inaad is yeelyeeley'sid...calashan pretending not know somali..lol
[/quote]
hayaay oo caawa ma inankii yara ee aad dhali kartid baad o soo dhigtay...i doubt hyper is pretending i dont think he even know how to pretend...you know why...because he is a young decent man with taqwah.......you should learn some manners from him.
Ps...somatimes i get the feeling inaad is yeelyeeley'sid...calashan pretending not know somali..lol
[/quote]
hayaay oo caawa ma inankii yara ee aad dhali kartid baad o soo dhigtay...i doubt hyper is pretending i dont think he even know how to pretend...you know why...because he is a young decent man with taqwah.......you should learn some manners from him.
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Jacburkii Dhoodaan
Allah yakhaliki Helwa.
wad mahad santahay inader.
you're secent girl too.
one had to be decent her or himself to know decent who is decent.
inader sida ahow.
ha is badalin.
wad mahad santahay inader.
you're secent girl too.
one had to be decent her or himself to know decent who is decent.
inader sida ahow.
ha is badalin.
Re: Jacburkii Dhoodaan
aamin hyper...you are good person may allah bless your parents with jannah who raised such a wonderful son....and you are right it takes one to know one.......dont listen to these fools...you are to good for them.
Re: Jacburkii Dhoodaan
hyper
bal day sidey inaantan ii daan daansanayso
sxb inaadeerta maad iga qabatid

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 1083 Views
-
Last post by Nubis
-
- 17 Replies
- 2874 Views
-
Last post by zingii
-
- 16 Replies
- 1415 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 6 Replies
- 1033 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 1 Replies
- 732 Views
-
Last post by jadowcubeed
-
- 4 Replies
- 3556 Views
-
Last post by Twist
-
- 3 Replies
- 984 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 3 Replies
- 2338 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 16 Replies
- 1599 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 4 Replies
- 689 Views
-
Last post by TheFuturist