Page 1 of 1

WARARKII UGU DANBEEYEY: Ciidamadii Sanaag oo dib ugu soo noq

Posted: Mon Feb 25, 2008 6:08 am
by Wareer
WARARKII UGU DANBEEYEY: Ciidamadii Sanaag oo dib ugu soo noqdey Badhan iyadoo ay 2da ciidan is horfadhiyaan.

Badhan:- Ciidamada Gobolka Sanaag oo uu hor kacayo Col Cabdulahi Cumar Cashuur ayaa dib usoo galey magaalada Badhan kadib markii ay ka war heleen in ciidamada Somaliland ay usoo dhuunteen magaalada iyadoo ay ciidamada Sanaag ay hor fariisteen ciidamada Somaliland oo ku sugan magaalada.



Labada Talis ayaa waxay mid ba ku sugan yahay magaalada iyadoo ciidanka Gobolku uu kasoo guurey magaalada Hadaaftimo.



Magaalada Badhan ayaa gebi ahaanba waxaa xiran goobihii meherada iyadoo ciidamo gurmad ahi ay kusoo fool leeyihiin ciidamadaas oo uu hor kacayo Col. Goraya Cawl oo sida la sheegey ka imanaya Magaalada Boosaaso.



Sidoo kale dhinaca Somaliland ayaa waxaa naloo xaqiijiyey in isla xaley xiligeedii danbe ay ciidamo cusubi kasoo gudbeen xuduudka Gobolka Sanaag uu laleeyahay Togdheer.



Dhahar iyo Xingalool ayaa sidoo kale laga dareemayaa dhaq dhaqaaq ciidan inkastoo ay noo suurto gali weydeyn inaan la xiriirno masuuliyiinta labada Degmo.

Re: WARARKII UGU DANBEEYEY: Ciidamadii Sanaag oo dib ugu soo noq

Posted: Mon Feb 25, 2008 6:15 am
by LAFO-LAFO
Easy my fish faced friend. We have taken back our territory, Its as simple as that badhan iyo adigaba anaa ku leh.

Re: WARARKII UGU DANBEEYEY: Ciidamadii Sanaag oo dib ugu soo noq

Posted: Mon Feb 25, 2008 6:16 am
by Wareer
It is too early to celebrate. I might make you cry again like I did before.

Re: WARARKII UGU DANBEEYEY: Ciidamadii Sanaag oo dib ugu soo noq

Posted: Mon Feb 25, 2008 6:27 am
by LAFO-LAFO
OK, sxb.


Sheikh Lafo Lafo bin Maakhiri

Re: WARARKII UGU DANBEEYEY: Ciidamadii Sanaag oo dib ugu soo noq

Posted: Mon Feb 25, 2008 6:56 am
by Executive
LAFO-LAFO




Idoors are insignificant in this issue, They are being used as footsoldiers by the 3 Warsangeli men leading the troops, and All they care about earning their Bonus.


No one is fighting, this is a game.

Re: WARARKII UGU DANBEEYEY: Ciidamadii Sanaag oo dib ugu soo noq

Posted: Mon Feb 25, 2008 7:01 am
by Cali_Gaab
^ I love it when you're always indenial, iidoor is very significant in case you didn't know....it's the same iidoors who pay the warsangeli men to betray their own people and convinced them their interest lie with Somaliland. Warsan's leading these actions make it all seem more friendly.

Siyaasad iyo caqlinimo soo baro inaadeer.

Re: WARARKII UGU DANBEEYEY: Ciidamadii Sanaag oo dib ugu soo noq

Posted: Mon Feb 25, 2008 7:05 am
by Executive
Cali_Gaab


As I said before, This is a warsangeli issue. and your blood is being spillt for it, Just like it happened twice in Dhahar.

Is your blood worth that? would u fight for another mans interest without achieving ANYTHING.

Re: WARARKII UGU DANBEEYEY: Ciidamadii Sanaag oo dib ugu soo noq

Posted: Mon Feb 25, 2008 7:13 am
by Cali_Gaab
Warsangeli issues miyaa, initiated by the iidoors how hard is this for you to comprehend and about blood being spilled.....those are consequenses that come with being in the milirary in a region of conflict.
It's worth it to them if this is what they have to do in order to move another step forward in their ambitions and goals.

"would u fight for another mans interest without achieving ANYTHING"

Personally i wouldn't if another mans interest wouldnt have any benefits in it for me however.....they're all in it together and every Somaliland supporter's interests lies in whatevers happening at the moment so if you're trying to make a point about "Isaaqs" dying for nothing as this is an Warsengeli issue then you're wrong.

Re: WARARKII UGU DANBEEYEY: Ciidamadii Sanaag oo dib ugu soo noq

Posted: Mon Feb 25, 2008 7:38 am
by wadaniweyn1
[quote="Cali_Gaab"]Warsangeli issues miyaa, initiated by the iidoors how hard is this for you to comprehend and about blood being spilled.....those are consequenses that come with being in the milirary in a region of conflict.
It's worth it to them if this is what they have to do in order to move another step forward in their ambitions and goals.

"would u fight for another mans interest without achieving ANYTHING"

Personally i wouldn't if another mans interest wouldnt have any benefits in it for me however.....they're all in it together and every Somaliland supporter's interests lies in whatevers happening at the moment so if you're trying to make a point about "Isaaqs" dying for nothing as this is an Warsengeli issue then you're wrong.[/quote]


habar jeclo ha sheegan midgaanyo garaac ah hadikale waan ku wassaya .

Re: WARARKII UGU DANBEEYEY: Ciidamadii Sanaag oo dib ugu soo noq

Posted: Mon Feb 25, 2008 7:49 am
by LAFO-LAFO
Executive,
Flip one way and then flop back the other way, miyaa xaalkaagu? Yesterday you were waving the SL flag today Walaweyn flag.

Waryaa ilaahay yaqaan!


Sheikh Caato bin Maakhiri

Re: WARARKII UGU DANBEEYEY: Ciidamadii Sanaag oo dib ugu soo noq

Posted: Mon Feb 25, 2008 7:51 am
by Cali_Gaab
Loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool, wadani orod oo nimanka kale la shuukansi, nicniic daada iga dhaaf.

Re: WARARKII UGU DANBEEYEY: Ciidamadii Sanaag oo dib ugu soo noq

Posted: Mon Feb 25, 2008 8:12 am
by GENERAL_SNM
[quote="Executive"]Cali_Gaab


As I said before, This is a warsangeli issue. and your blood is being spillt for it, Just like it happened twice in Dhahar.

Is your blood worth that? would u fight for another mans interest without achieving ANYTHING.[/quote]

How stupid does that sound coming from a dhulbahnte.Your the biggest mecenary oufit in somalia,AY uses you in xammer to fight his war,and somaliland uses you to draw their border.So ho can you comment on blood being spilt for someone elses interest.Next your going to tell me what xaabsade is doing is good for dhulbahntes.


As for the Fish Face,them fockers are getting above their station they need to be brought down a peg or two.