Page 1 of 1

IS BADHAN UNDER PUNTLAND OR UNDER MAAKHIR

Posted: Mon Feb 25, 2008 3:14 pm
by The_Emperior5
Wararka

Madaxweynaha Puntland oo beniyey qabsashada Baran
25 Feb 25, 2008 - 6:10:55 AM



Madaxweynaha Puntland Maxamud Muse Xirsi (Cadde) ayaa Beeniyayay wararka sheegaya in magaalada Baran ee Gobolka Sanaag ay ka baxday gacanta Puntland, mar uu u waramayay Garawo Online.

Madaxweynuhu wuxuu ku tilmaamay wararka sheegaya in la qabsaday magaaladaas, kuwa been ah oo aan waxba ka jirin, waana dacaayada dhinaca saxaafada oo keliya.


Madaxweynaha Puntland Cadde Muse
Madaxweynuha oo booqday saaaka Jaamacada Bariga Africa ee magaalada Bosaso, ayaa halkaas kaga qayb galayay xaflad lagu soo bandhigey dhismo cusub oo loo dhisayo kuliyada caafimaadka iyo hool shirarka loogu talagaley isaga oo u sheegey in MGPL ay soo wajahen xaalado adag iyo dagaal lagu doonayo in lagu dumiyo mandaqada iyo dowlada Federaalka Somalia.

Cadde Muse ayaa intaas ku darey in dadka reer Puntland aysan fahasanayn shirqoolka loo maleegayo waa sida uu hadalka u dhigaye.

Dhinaca kale warar is khilafsan ayaa ka soo baxaya cidda gacanta ku haysa Baran iyada oo qaarkood sheegayaan in magaalada u kala qeybsan tahay dhinacyada isku haya halka kuwa kale sheegayaan in ciidankii ka socday Somaliland isaga baxeen halkaas kadib markii culeys dhinaca beelaha soo food saarey.

Warar ana la xaqiijin ayaa sheegaya in magaalada Badhan uu soo gaarey sarkaal ka tirsan ciidanka Puntland kaas oo lagu magacaabo Col. Goroyo Cawl iyo ciidamo oo wato.

Garowe Online ayaa idiin soo gudbin doona wararkii ugu dambeeyay ee degaanadaas.

Garowe Online,Bosaso

Re: IS BADHAN UNDER PUNTLAND OR UNDER MAAKHIR

Posted: Mon Feb 25, 2008 3:18 pm
by The_Emperior5
ACORDING TO CADDE MUSE BADHAN AND MAAKHIR STATE DOESENT EXCIST AND PUNTLAND CONTROLS EASTEREN SANAAG

Re: IS BADHAN UNDER PUNTLAND OR UNDER MAAKHIR

Posted: Mon Feb 25, 2008 3:19 pm
by Advocatar
Makhiir state does exist............it's neither puntland or somaliland, and every city in Sanaag comes under Makhiir Administration.

Re: IS BADHAN UNDER PUNTLAND OR UNDER MAAKHIR

Posted: Mon Feb 25, 2008 3:21 pm
by The_Emperior5
Madaxweynaha Puntland oo beniyey qabsashada Baran
25 Feb 25, 2008 - 6:10:55 AM



Madaxweynaha Puntland Maxamud Muse Xirsi (Cadde) ayaa Beeniyayay wararka sheegaya in magaalada Baran ee Gobolka Sanaag ay ka baxday gacanta Puntland, mar uu u waramayay Garawo Online.

Madaxweynuhu wuxuu ku tilmaamay wararka sheegaya in la qabsaday magaaladaas, kuwa been ah oo aan waxba ka jirin, waana dacaayada dhinaca saxaafada oo keliya.



EXPLAIN THIS

Re: IS BADHAN UNDER PUNTLAND OR UNDER MAAKHIR

Posted: Mon Feb 25, 2008 3:21 pm
by Lord Diplock
WTF is Maakhir? another pseudo-state in Northern Somalia?

Re: IS BADHAN UNDER PUNTLAND OR UNDER MAAKHIR

Posted: Mon Feb 25, 2008 3:23 pm
by The_Emperior5
[quote="Lord Diplock"]WTF is Maakhir? another pseudo-state in Northern Somalia?[/quote]


WAR MANAAD MAQLIN WARSANGALY BAA INTAY CEERIGABO ISKA NACEEN BUURAHA UU DHEXEYAA CEERIGABO IYO BOSASSO AYA DAGGEEN

Re: IS BADHAN UNDER PUNTLAND OR UNDER MAAKHIR

Posted: Mon Feb 25, 2008 9:01 pm
by Wareer
It is under Maakhir saxib.

Re: IS BADHAN UNDER PUNTLAND OR UNDER MAAKHIR

Posted: Mon Feb 25, 2008 9:05 pm
by MJ-Pride
Wareeer,
who's the caado qaadato who's the minster of fish( What a weak Minster)? I heard he's leading the Somaliland army and telling them 'Abti kuwii puntland lajiray waa kuwan' loool

Re: IS BADHAN UNDER PUNTLAND OR UNDER MAAKHIR

Posted: Mon Feb 25, 2008 9:15 pm
by Murax
[quote="MJ-Pride"]Wareeer,
who's the caado qaadato who's the minster of fish( What a weak Minster)? [/quote]


loooooooooooooooooooool, what could be worse than a minister of fish in a majirto Government, Allahiyo haa na duleeynin, kkkk

Re: IS BADHAN UNDER PUNTLAND OR UNDER MAAKHIR

Posted: Mon Feb 25, 2008 9:27 pm
by Koronto91
[quote="Murax"]loooooooooooooooooooool, what could be worse than a minister of fish in a majirto Government, Allahiyo haa na duleeynin, kkkk[/quote]

Caydiid's "Salbalaar" government in the mid-90s. Even Af-Biijo was named some kinda "minister" along with a bunch of other num-nuts!

Re: IS BADHAN UNDER PUNTLAND OR UNDER MAAKHIR

Posted: Mon Feb 25, 2008 9:30 pm
by Murax
[quote="Koronto91"][quote="Murax"]loooooooooooooooooooool, what could be worse than a minister of fish in a majirto Government, Allahiyo haa na duleeynin, kkkk[/quote]

Caydiid's "Salbalaar" government in the mid-90s. Even Af-Biijo was named some kinda "minister" along with a bunch of other num-nuts![/quote]


loool,

Actually I didn't know he had a post. I know Caydid looked him over for a PM position, but did He end up appointing to something?

All in all I would actually rather be something in that Salabaar Gov because Caydid had massive amounts of stolen, looted wealth to jumpstart that Gov unlike all the other fake Govs in Somalia today, lol..

Re: IS BADHAN UNDER PUNTLAND OR UNDER MAAKHIR

Posted: Mon Feb 25, 2008 9:41 pm
by Koronto91
^Ninyahow, all these men have no morals; I really think they live in their own fairy-tale world that they alone see. I mean look at Biijo, what does being the "President" of Somalia do for him? Somalia is a shit-hole, the poorest and most disgraced country on the face of the earth. 90% of its inhabitants are among the poorest people in the world, there's no government to speak of, no infrastructure, chaos & lawlessness, occupation, etc.

What does an empty title do for anyone? At the end of the day, its about the money, these fockers will pimp their own mothers if it means they'll get paid for it.

Re: IS BADHAN UNDER PUNTLAND OR UNDER MAAKHIR

Posted: Mon Feb 25, 2008 9:41 pm
by MJ-Pride
[quote="Koronto91"][quote="Murax"]loooooooooooooooooooool, what could be worse than a minister of fish in a majirto Government, Allahiyo haa na duleeynin, kkkk[/quote]

Caydiid's "Salbalaar" government in the mid-90s. Even Af-Biijo was named some kinda "minister" along with a bunch of other num-nuts![/quote]
A.Yusuf went there to get the PM position, and Aidiid wouldn't trust this ruthless Reer Mudug, so he refused to give him anything and didn't get appointed anything

Re: IS BADHAN UNDER PUNTLAND OR UNDER MAAKHIR

Posted: Mon Feb 25, 2008 10:00 pm
by Wareer
MJ, he didn't say they are Puntlanders but rather to foster some type of political relationship with the folks.
The good thing is that he refrained from creating a war zone in Badhan.

Re: IS BADHAN UNDER PUNTLAND OR UNDER MAAKHIR

Posted: Mon Feb 25, 2008 10:02 pm
by Wareer
[quote="Lord Diplock"]WTF is Maakhir? another pseudo-state in Northern Somalia?[/quote]


Jaahiilka ku dhale wase. Maad taariikhda wadankaaga SOMALIA baratid intaad Ogaden meel lasoo istaageysid.