Page 1 of 1

Somaliland-Puntland: fishery minister capture puntland tuulo

Posted: Mon Feb 25, 2008 4:46 pm
by radical
Puntland wey jabtay.baabah..fishminsier captures Dhahar.kkkk

Ciidamo aad u hubaysan oo uu horkacayo Wasiirka Kaluumaysiga ee maamulka S/land oo saaka qabsaday degmada Dhahar.

Beerdhiga 25.02.2008 22:59

Wasiirka Kaluumaysiga ee Somaliland Cali Qoorseen,iyo wasiir-ku-xigaynka hawlaha guud ee Somaliand Cabdi Xakiim Garaad Maxamuud Cali Shire oo hor kacayaan Ciidamo ku hubaysan gawaari gaashaaman oo ka badan labaatan gaari oo isugu jira kuwa tiknikada ah iyo kuwa ciidamada ayaa saaka ku waa bariistay gacantana ku dhigay degmada Dhahar oo ka tirsan Gobolka sanaag halkaas oo ay hore ugu sugnaayeen ciidamo taageersan maamul goboleedka Puntland. iyagoo aanay wax iska caabin ah la kulmin.

Cali Qoorseef oo ka soo jeeda deegaanka dhahar ayaa halkaas kala hadlay dadweyne badan oo isugu soo baxay badhtamaha magaalada isagoo ugu baaqay inay ilaashadaan nabada kalana shaqeeyaan maamulka S/land sidii degmada loogu samayn lahaa maamul waxtar leh..

wefdigan ka socda maamulka s/land iyo Odayaasha iyo waxgaradka degmada Dhahar ayay ilaa maanta iyo caawaba shirar is daba jooga ah uga socdaan Huteel ku yaala degmada dhahar, kaasoo amaankiisa aad loo ilaaliyey, waxayna saxaafad u sheegeen inay natiijooyinka ka soo baxa wadahadalaas si deg dega u shaacin doonaan hadii Alle idmo.

Dhinaca kale, Taliyaha ciidanka puntland ee degmada dhahar ayaa Shabakada beerdhiga u sheegay inay ciidamadiisu ka baxeen saaka magaalada hase yeeshee aanay ka fogayn magaalada ,iyagoo aad u quud daraynaya inay kulanka waxgaradka deegaanku la yeesheen maamulka S/land uu noqon doono mid midho dhal leh

Re: Somaliland-Puntland: fishery minister capture puntland tuulo

Posted: Mon Feb 25, 2008 5:03 pm
by Executive
If I'm not wrong, That is his hometown

Re: Somaliland-Puntland: fishery minister capture puntland tuulo

Posted: Mon Feb 25, 2008 5:11 pm
by Executive
How can they take over Dhahar when they withdrew from Badhan http://www.dhahar.com/article.php?articleid=4072




This is like last time, They got kicked out of Dhahar and 5 min later they claimed to have closed the road between Bosaso and Qardho. lol

Re: Somaliland-Puntland: fishery minister capture puntland tuulo

Posted: Mon Feb 25, 2008 5:16 pm
by Shirib
For a reer konfur guy someone wanna fill me in on this SL, PL beef, I thought it was just over LasCanood

Re: Somaliland-Puntland: fishery minister capture puntland tuulo

Posted: Mon Feb 25, 2008 5:30 pm
by radical
^^Dhulbalaarsi

Re: Somaliland-Puntland: fishery minister capture puntland tuulo

Posted: Mon Feb 25, 2008 5:41 pm
by FAH1223
my god i love tuna

Re: Somaliland-Puntland: fishery minister capture puntland tuulo

Posted: Mon Feb 25, 2008 5:49 pm
by Executive
[quote="radical"]^^Dhulbalaarsi[/quote]




Dhulbalaarsi is what marexaans do,


How many non-Warsangeli live in Bardhan or Dhahar now? lol Dhulbalaaris kulahaa

Re: Somaliland-Puntland: fishery minister capture puntland tuulo

Posted: Mon Feb 25, 2008 6:06 pm
by radical
lol.viva somaliland.


No

Viva SOMALIA

Re: Somaliland-Puntland: fishery minister capture puntland tuulo

Posted: Mon Feb 25, 2008 6:20 pm
by The_Emperior5
way dhaqaaqday

Re: Somaliland-Puntland: fishery minister capture puntland tuulo

Posted: Mon Feb 25, 2008 7:04 pm
by radical
^^aahey wiil xabashi