Fockin western countries drop chemical in seas of Jubbaland

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Fockin western countries drop chemical in seas of Jubbaland

Post by CoolPoisons »

Wax garadka Magaalada Kismaayo oo Walaac Ka muujiyay Haamaha sumeysan ee yaala Jasiiradaha Jubooyinka.

Wax garadka magaalada Kismaayo ayaa Maanta cabasho waxa ay ka muujiyeen haamo la sheegay in ay ku jiraan sun ah ee yaala qeybo ka mid ah jiiradaha Jubooyinka.
Wax garadkaan ku dhaqan gobolka Jubada Hose ayaa waxa ay walaac ka muujiyeen haamaha sumaha leh ee yaala wadamada shisheeye ee ku soo daadiyeen qeybo ka mid ah xeebaha koonfurta gobolka jubada Hoose oo mudooyinkii ugu dambeeyay shixnad ka mid ah jiisardaaha koonfurtagobolka jubada Hoose yaalay.
Xasan Maxamuud oo ka mid ah aqoonyahanada Kismaayo ayaa shabelle waxa uu sheegay in jasiiradaha Jubooyinka ay yaalaan haamo sumaysan islamarkaana dadka ku dhaqan jubooyinka ay dhibaato ku qabaan,waxana uu sheegay in dadka ku soo daadinaya haamaha sumaysan looga baahanyahay in ay joojiyaan ayna u naxaan Shacabka .
Xasan Maxamuud ayaa intaasi raaciyay hadii ay sii yaala an haamahaasi ay dhibaato u keyneyso shacabka ku dhaqan jubooyinka islamarkaana dowlada DFKM looga baahanay in ay wax ka qabtaan haamaha sumaysan ee yaala jasiiradaha jubooyinka.
Shabelle Media NetWork
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Fockin western countries drop chemical in seas of Jubbaland

Post by HELWAA »

Dee soomaaliydo inta ay iyago isku mashquul san yehiin wadanki wata sun laga buuxshay....inaalilaah talow goorma ayey dadkani indhaha kala furi oo ay sidan isku dhaamiy...subxanallah.
User avatar
Smokey....
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1473
Joined: Thu Aug 07, 2003 7:00 pm
Location: MELBOURNE!
Contact:

Re: Fockin western countries drop chemical in seas of Jubbaland

Post by Smokey.... »

CoolPoisons,
sxb its not like its the first time westerners dropped off chemicals and other forms of waste in somalian land and beaches and many other fragile african nations. So really, i doesnt suprise me all.

But like, HELWAA said, while we are busy killing and maiming ourself, we arent aware off or take notice what the westerners in our country/shores are getting up to but, hey its just the way its is.

2pac said, "We gotta start makin' changes
learn to see me as a brother instead of 2 distant strangers
and that's how it's supposed to be
How can the Devil take a brother if he's close to me?
I'd love to go back to when we played as kids
but things changed, and that's the way it is"""


SMokey!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”