Page 1 of 4
Gen Gabre oo tegay magaalada Hargeysa
Posted: Tue Feb 26, 2008 4:46 pm
by sNm_RaPpa
Gen Gabre oo tegay magaalada Hargeysa caawana u baqoolay Magaalada Muqdisho
Hargeysa:-Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Wafdi uu hogaaminayo Gen Gabre uu safar ku tegay dhowr casho ka hor magaalada Hargaysa ,isagoo intii uu halkaas ku sugnaa booqasho ku tegay Marsada Berbera waxaana uu kulamo la qaatay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka S/lland.
Ilo wareedyo ku sugan magaalada Hargaysa ayaa u xaqiijiyey Shabakada wararka Halgan.net imaanshaha wafdigaan Itoobiyaanka ah uu horkacayop Abaanduulaha ciidanka Itoobiya ee dalka Soomaaliya, ilaa hadda lama garanayo waxa ay wafdigaan kala hadleen Maamulka S/lland ,balse dadka indhaindheeya siyaasada Soomaaliya ayaa aaminsan in wafdigan uu Madaxda S/lland kala hadli doono xaalada Xuduuda S/lland ay la leedahay Itoobiya ,xaalada Gobolka Sool iyo khilaafka u dhexeeya labada Maamul ee S/lland iyo Puntlland.
Wasiirka Gaashaandhiga S/lland C/laahi Cali Ibraahim ayaa Idaacada VOA wax ka wiidiisay Wafdiga Itoobiyaan ah oo shalay soo gaaray Magaalada ayaa Wasiirku xaqiijiyey imaanshaha Wafdigaan isagoo sheegay in labada Dal ee Itoobiya iyo S/lland ay iska kaashadaan dhinacyo badan gaar ahaan dhinaca amaanka si loo adkeeyo xuduuda labada Dal waa sida uu hadalka u dhiga Wasiirka Gaashaan dhiga ee S/lland.
Wasiirka Gaashaandhiga S/lland C/laahi Cali Ibraahim ayaa sheegay in Saraakiisha Ciidanka Itoobiya aysan kala hadlin ama aysan jirin heshiis ay la gaareen inay wax ka soo degsadaan Marsada Berbera.
Waa markii ugu horeysay ee ee abaanduulaha ugu sareeya Ciidanka Itoobiya ee ku sugan dalka Soomaaliya Gen Gabre uu tegay Magaalo Madaxda S/lland ee Hargeysa.
Re: Gen Gabre oo tegay magaalada Hargeysa
Posted: Tue Feb 26, 2008 4:48 pm
by AbdiWahab252
So much for "Independence"
Re: Gen Gabre oo tegay magaalada Hargeysa
Posted: Tue Feb 26, 2008 4:49 pm
by Miz_Bootylicious
da name somaliland gets on ma nerv
Re: Gen Gabre oo tegay magaalada Hargeysa
Posted: Tue Feb 26, 2008 4:51 pm
by The_Emperior5
nothing new they use the berbera port wax walba Ethiopia Berbera aya kala soo dagaan like they used to use jabuutii in the mid 90
Wefti U Hogaaminayey Safiirka Ethiopia u fadhiya Somaliland Ambassador Wubishet Demissie iyo Saraakiil Military oo Ethiopian ah Oo Booqday Berbera.
()
hadhwanaag 2008-02-25 (Hadhwanaagnews) Berbera(HWN):- Wefti u hogaaminayo Safiirka dawlada Ethiopia u fadhiya Somaliland Mr.Ambassador Wubishet Demissie ayaa maanta booqasho hawleed ku tagay Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera.
Sida waxa Shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews.com u xaqiijiyey Weriye Cabdilsaan Xariir,
Weftiga ayaa waxa uu kulamo la yeeshay Gudoomiyaha Gobolka Maxamed Cabdilaahi iyo Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Cali Xoor-xoor oo isagu halkaasi war-bixin kaga siiyey weftiga hawlaha Dekeda Berbera iyo sida ay u shaqeyso dekedu..
Safiirka Dawlada Ethiopia u fadhiya Somaliland Ambassador Wubishet Demissieoo ay Socdaalkiisa ku wehelinayeen Saraakiil sar sare oo Military oo ka tirsan ciidamada Ethiopi, ayaa u jeedada Socdaalkooda la sheegay inuu yahay mid ay ku idha-indheynayaan dhaqdhaqaaqa iyo hawlaha Dekeda Berbera
Weftigu intii ay joogeen Dekeda Berbera waxay booqdeen Dekeda Berbera, noobiyada ay maraakiibtu soo eegtaan iyo xerada gaadiidka dalka Ethiopia ka baxaan.
Hadhwanaagnews.com/Office
Hargeysa/Somaliland.
Re: Gen Gabre oo tegay magaalada Hargeysa
Posted: Tue Feb 26, 2008 4:52 pm
by GENERAL_SNM
I hope he slaps that laughing cow Riyaale aswell.
Re: Gen Gabre oo tegay magaalada Hargeysa
Posted: Tue Feb 26, 2008 4:53 pm
by The_Emperior5
[quote="GENERAL_SNM"]I hope he slaps that laughing cow Riyaale aswell.[/quote]
madaxtoyyada hargeysa is not villa somalia
xabashiga hargeysa yimaada safiirkooda ayaa ka masuul aah like dawlada dunnida iyo dacaleeda
Re: Gen Gabre oo tegay magaalada Hargeysa
Posted: Tue Feb 26, 2008 4:58 pm
by GENERAL_SNM
Somaliland is a joke.What the fock our we letting the ethoipians use our ports for,so they can get more wepons to kill our somalis brothers with.The deal between ethoipia and somaliland/Isaaq's should be terminated if not no amount of money you recieve for letting them use the port will hide us from allah's wrath.
Re: Gen Gabre oo tegay magaalada Hargeysa
Posted: Tue Feb 26, 2008 5:00 pm
by The_Emperior5
[quote="GENERAL_SNM"]Somaliland is a joke.What the fock our we letting the ethoipians use our ports for,so they can get more wepons to kill our somalis brothers with.The deal between ethoipia and somaliland/Isaaq's should be terminated if not no amount of money you recieve for letting them use the port will hide us from allah's wrath.[/quote]
Well when the americans come they gonne use It for there purpose and thats it hunting islamic extremist or waxay ugu yeedhan la dagaalanka argagixisada
xabashidu pay for port ka berbera why not Matter a fact somalia iyaka dooortay dawlada t f g did u forget 2004 nayrobi hawiye uu dhan uu sacabka uu tumayee cabdilahi yusuf suudi yalaxow uu laha cabdilahi yusuf wa halye Somaliland is working for there interest hebeshi me er ti ean shi ma an re hufre ne
Re: Gen Gabre oo tegay magaalada Hargeysa
Posted: Tue Feb 26, 2008 5:02 pm
by Adan*5
[quote="GENERAL_SNM"]Somaliland is a joke.What the fock our we letting the ethoipians use our ports for,so they can get more wepons to kill our somalis brothers with.The deal between ethoipia and somaliland/Isaaq's should be terminated if not no amount of money you recieve for letting them use the port will hide us from allah's wrath.[/quote]
they don't pay to use the port,otherwise they would have used djiboutis poert which is much closer to them and more sophisticated.
Re: Gen Gabre oo tegay magaalada Hargeysa
Posted: Tue Feb 26, 2008 5:05 pm
by The_Emperior5
[quote="Adan*5"][quote="GENERAL_SNM"]Somaliland is a joke.What the fock our we letting the ethoipians use our ports for,so they can get more wepons to kill our somalis brothers with.The deal between ethoipia and somaliland/Isaaq's should be terminated if not no amount of money you recieve for letting them use the port will hide us from allah's wrath.[/quote]
they don't pay to use the port,otherwise they would have used djiboutis poert which is much closer to them and more sophisticated.[/quote]
dekkada berbera wa halkay lacagta somaliland ba ka soo gasho
Jabuuti port waxa iibsaday Sheikha dubai jooga
PS americans use it alot with there war ships no place for Ethiopians to ship down there enjeeras condoms and millatary arsanal
Re: Gen Gabre oo tegay magaalada Hargeysa
Posted: Tue Feb 26, 2008 5:07 pm
by kambuli
Nimankani dalkooda marba meeshii ay doonaan ayey ku mushaaxayaan! Dalxiis weeyaan ama waa kormeer...
Re: Gen Gabre oo tegay magaalada Hargeysa
Posted: Tue Feb 26, 2008 5:09 pm
by Adan*5
[quote="The_Emperior5"][quote="Adan*5"][quote="GENERAL_SNM"]Somaliland is a joke.What the fock our we letting the ethoipians use our ports for,so they can get more wepons to kill our somalis brothers with.The deal between ethoipia and somaliland/Isaaq's should be terminated if not no amount of money you recieve for letting them use the port will hide us from allah's wrath.[/quote]
they don't pay to use the port,otherwise they would have used djiboutis poert which is much closer to them and more sophisticated.[/quote]
dekkada berbera wa halkay lacagta somaliland ba ka soo gasho
Jabuuti port waxa iibsaday Sheikha dubai jooga
PS americans use it alot with there war ships no place for Ethiopians to ship down there enjeeras condoms and millatary arsanal[/quote]
meeyay lacagta ka soo gasha dakadda?war xabashida ayaa canshuur ka qaadato hayadaha samafalka waxaay soo dajistaan.waa la wada ogyahay meesha in xoog lagu heysto,cid ka hadli kartaana ma jirto.
Re: Gen Gabre oo tegay magaalada Hargeysa
Posted: Tue Feb 26, 2008 5:09 pm
by The_Emperior5
if i was landlocked i would wanne search for a dekkad to in cigaal time the Ethiopians asked if they could make a mini port next to berbera and he sait tan uun waxa kala soo dagga
Re: Gen Gabre oo tegay magaalada Hargeysa
Posted: Tue Feb 26, 2008 5:12 pm
by GENERAL_SNM
The reason why somaliland has not moved forward in the last 18 years is because we make deals like these with our enemies.Ethoipia is our enemey it always was it will always be that way,its not the darods of sool or sanaag,its not the darods of puntland or Siyad Barre aun's favourite the marexaans or the mindless hawyie nor the occupied ogadeen.Our enemy is no other then the ethoipians and making deals like these with ethoipia to kill more somalis,we are only making ourselfs weaker.
PS We Isaaq have lost the moral high ground,we are no different then the hawyie who make deals with ethoipia to kill more hawyie.
empreior i thought we Isaaq were not followers but leaders.What kind of excuse is the hawyie and darods make deals with ethoipia so should we.
Re: Gen Gabre oo tegay magaalada Hargeysa
Posted: Tue Feb 26, 2008 5:13 pm
by The_Emperior5
adan do u realy believe that waxaad meesha ku so qortay dawlda Ethiopia and always used somaliland port laakin imika aad aya uu isticmaalan becouse khadkii jabuuti aya ka xidhmay iyo khadki Eritrea baa assap waad taqaana , i have no problem if the Ethiopians use Berbera port matter a fact The let us use Ethiopia for attackin somalia goverment in the 80 maanta na wa billa dekkad waan ka kiirayana why not anything for somaliland interest even if olmer the yahuudi wants to come to berbera he is welcome ,xabashiga maxa loo foogeyana if he let me Be save in dhirddhawe fighting dawladii xaraanta ahayd