Page 1 of 2

Puntland lost A Heavy-Weight COL. XIIF CALI TAAR.

Posted: Wed Feb 27, 2008 9:54 pm
by Somalian_Boqor
Garowe, Feb 24 - Eebe ha u naxaristee, waxaa dhaawac ka soo gaaray shil gaari u geeriyooday taliyihii ciidanka kulmiska Puntland, Col. Xiif Cali Taar.

Col. Xiif Cali Taar oo ka tirsanaa saraakiisha hoggaanka ciidanka Daraawiishta Puntland isla markaana ka mid ahaa guutada afraad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saaka ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay deegaanka Tukaraq, oo ah meesha ay fadhiyaan ciidanka DG Puntland tan iyo intii maamulka Soomaaliland uu la wareegay gacan ku haynta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Read some more at...............

http://www.allpuntland.com/article/anmv ... a=1741&z=7

Re: Puntland lost a Heavy-Weight Col. Xiif Cali Taar............

Posted: Wed Feb 27, 2008 9:57 pm
by Monk-of-Mogadishu
Another Jareerteen monkey bites the dust. A Hawiye will be without a tormentor and a Tigray will be without a servant.

What a loss to this world.

Re: Puntland lost a Heavy-Weight Col. Xiif Cali Taar............

Posted: Wed Feb 27, 2008 9:59 pm
by Somalian_Boqor
Allaha u naxariisto Col. Xiif Cali Taar a Great Lost to Reer Puntland iyo to the whole of Somalia.

Reer Cali Taar are the most Famous Family in Mudug and across Puntland. The family owns TAAR CITY HOTLE one of the biggest Hotles in Somalia. His Excellency President Abduallhi Yusuf and many Ministers always stay at the Taar City Hotle when they are Visiting Puntland.

Re: Puntland lost a Heavy-Weight Col. Xiif Cali Taar............

Posted: Wed Feb 27, 2008 10:00 pm
by zackabdul
There is a Taar hotel in Bosaso too.. AUN

Re: Puntland lost a Heavy-Weight Col. Xiif Cali Taar............

Posted: Wed Feb 27, 2008 10:04 pm
by Somalian_Boqor
[quote="zackabdul"]There is a Taar hotel in Bosaso too.. AUN[/quote]

I am not sure about that wallhi.

I just know the one outside the City of Galcayo. It's a city of it's own thats why it's called Taar City Hotle.

Allaha u naxariisto, wuxu ahaa geesi una huray naftiisa badbaadada LaasAnood. Death is awaiting everybody and there is nothing freak about it and the arab poet said "man lam yamut bi seyfi, maati bi qayrihi, tacadad asbaabu wal mowtu waaxid.

Re: Puntland lost a Heavy-Weight Col. Xiif Cali Taar............

Posted: Wed Feb 27, 2008 10:06 pm
by Murax
Who was this man, what did He do, when did He die, and why was he so important to Puntland

Re: Puntland lost a Heavy-Weight Col. Xiif Cali Taar............

Posted: Wed Feb 27, 2008 10:08 pm
by zackabdul
^^ Former Defence Minister of PL when AY was around... I haven't heard much about him either, just heard he's rich and owns alot of shit too. Lol

Re: Puntland lost a Heavy-Weight Col. Xiif Cali Taar............

Posted: Wed Feb 27, 2008 10:08 pm
by zackabdul
[quote="Somalian_Boqor"][quote="zackabdul"]There is a Taar hotel in Bosaso too.. AUN[/quote]

I am not sure about that wallhi.

I just know the one outside the City of Galcayo. It's a city of it's own thats why it's called Taar City Hotle.

Allaha u naxariisto, wuxu ahaa geesi una huray naftiisa badbaadada LaasAnood. Death is awaiting everybody and there is nothing freak about it and the arab poet said "man lam yamut bi seyfi, maati bi qayrihi, tacadad asbaabu wal mowtu waaxid.[/quote]

He owns the one in Bosaso too sxb.. my brother just came from there 2 years ago. I haven't seen it for myself though..

Re: Puntland lost a Heavy-Weight Col. Xiif Cali Taar............

Posted: Wed Feb 27, 2008 10:09 pm
by Monk-of-Mogadishu
[quote="Murax"]Who was this man, what did He do, when did He die, and why was he so important to Puntland[/quote]
---------------------------------------------------

He's Jareerteen.

He kills lots of kids.

He serves only one man; Mujahid Zenawi.

He eats Hawiye punani at night.

He is dead and no longer the worry of any man, woman, or child that he has harmed in the past. Amin.

Re: Puntland lost a Heavy-Weight Col. Xiif Cali Taar............

Posted: Wed Feb 27, 2008 10:11 pm
by Somalian_Boqor
Col. Xiif Cali Taar also owned a company like the Black Waters. He and his brothers have thousands of their own men. With approval from the Puntland adminstration he worked under. Col. Xiif Cali Taar has troops in South Somalia and led thousands up North to LaasAnood but lack of support from the Puntland army has caused the troops to withdraw. Col. Xiif Cali Taar walked the walk unlike so many "saraakiil" who send boys to battlefields and watch them waste from a distance. ONce again Allaha u naxariisto.

Re: Puntland lost a Heavy-Weight Col. Xiif Cali Taar............

Posted: Wed Feb 27, 2008 10:33 pm
by Somalian_Boqor
Eebe ha u naxaristee, waxaa dhaawac ka soo gaaray shil gaari u geeriyooday taliyihii ciidanka kulmiska Puntland, Col. Xiif Cali Taar


Garowe, Feb 24 - Eebe ha u naxaristee, waxaa dhaawac ka soo gaaray shil gaari u geeriyooday taliyihii ciidanka kulmiska Puntland, Col. Xiif Cali Taar.

Col. Xiif Cali Taar oo ka tirsanaa saraakiisha hoggaanka ciidanka Daraawiishta Puntland isla markaana ka mid ahaa guutada afraad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saaka ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay deegaanka Tukaraq, oo ah meesha ay fadhiyaan ciidanka DG Puntland tan iyo intii maamulka Soomaaliland uu la wareegay gacan ku haynta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Geerida kornaylkan ka tirsanaa daraawiisha Puntland iyo ciidanka Soomaaliyaba ayaa timid kadib markii gaarigii uu saarnaa uu ku dhacay meel god ah oo laamiga dhiniciisa ah, kadibna uu ka baxay daaqadda inkastoo warar kala duwani ay ka soo baxayaan sida shilkani uu u dhacay, kuwaasi oo qaarkood ay sheegayaan in gaariga taayir u qarxay kadib uu dhacay.

Gaariga uu saarnaa alle ha unaxariistee Col. Xiif Cali Taar, ayaa saaka waabarigii ka baxay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland, wuxuuna u socday sidii uu u soo kormeeri lahaa fariisimada ciidanka DG Puntland ay ku leeyihiin deegaanadda ka tirsan gobolka Sool sida Tukaraq iyo goobo kale, waxaana sidoo kale shilkaasi gaari ku dhaawacmay labo ka mid ah ilaaladii kornaylkaasi.

Alle ha unaxariistee Col. Xiif Cali Taar waxaa uu ahaa hoggaan howlgalinta ciidan daraawiishta Puntland wuxuuna sidoo kale ka tirsanaa guutada 4aad ee ciidan dawladda Soomaaliya, waana shilkii afraad oo uu galo intii uu ka mid ahaa salkaalka waxaana kan ku xigay shil kale oo uu galay bishii October ee sanaddii la soo dhaafay ee 2007 kaasi oo uu si xoogleh ugu dhaawacmay sababayna in dalka dibadiisa loo cararo.

Madaxda maamulka Puntland oo uu horeeyo madaxweyne Cadde Muuse, kuxigeenkiisa Xasan Daahir Maxamuud, guddoomiyaha baarlamaanka Axmed Caali Xaashi wasiiradda xukuumadda Puntland iyo saraakiisha ciidanka ayaa tacsi tiiraanyo leh soo gaarsiiyey idaacadda Daljir taasi oo ay u dirayaan ehelkii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday alle ha unaxariistee Col. Xiif Caali Taar, waxayna ilaahay uga baryeen in uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Dhinaca kale mas'uuliyiinta dawladda Soomaaliya ayaa tacsi sidaasi oo kale ah soo gaarsiiyey idaacadda taasi oo ay u dirayaan ehelladii uu ka geeriyooday alle ha unaxariistee Col.Xiif Cali Taar waxaana ka mid ahaa mas'uuliyiintii tacsidaasi dirayey taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed General Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid.

Alle ha unaxariistee Col. Xiif Cali Taar waxaa maydkiisa la keenay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland, waxaana galabta lagu wadaa in loo sameeyo aas qaran oo ka dhici doonna magaalada Garoowe.

Re: Puntland lost A Heavy-Weight COL. XIIF CALI TAAR.

Posted: Wed Feb 27, 2008 10:39 pm
by Monk-of-Mogadishu
So many Jareerteen generals, so little time.

What's the point when the gay shabaab militia can't hold a city for 24 hours from small clans when the Taliban is taking major capital cities from AMERICAN troops.

http://www.garoweonline.com/artman2/pub ... ghts.shtml

Somalis are pussies with active mouths, that's all.

Re: Puntland lost a Heavy-Weight Col. Xiif Cali Taar............

Posted: Wed Feb 27, 2008 10:48 pm
by xoogSADE14
[quote="Somalian_Boqor"]Col. Xiif Cali Taar also owned a company like the Black Waters.[/quote]

lool

Re: Puntland lost A Heavy-Weight COL. XIIF CALI TAAR.

Posted: Wed Feb 27, 2008 10:49 pm
by Monk-of-Mogadishu
...only they called it "Black Midgets."

Re: Puntland lost A Heavy-Weight COL. XIIF CALI TAAR.

Posted: Thu Feb 28, 2008 6:08 am
by yawle
Wasn't this the guy who got Karbaashed by the Habaryoonis Colnel Col. Dhancade in the Oct 15 battle for Lascaanood?