Page 1 of 1
REER CASAPOPALARE.......... BAAFIN....BAAFIN
Posted: Fri Feb 29, 2008 6:28 am
by hanad2020
halkan waxaa laga baafinayaa dhamaan dhallinyaradii(ciyaal xaafaddii) daganayd CASAPOPALARE dagaalkii ka hor,gaar ahaan station-ka police-ka agtiisa.......
Re: REER CASAPOPALARE.......... BAAFIN....BAAFIN
Posted: Fri Feb 29, 2008 6:50 am
by LiQaaye_TDH
Im from Casapopalare! Thats my Area, i wish i could find my old mates from there, tho i was a Kid bak then...
Re: REER CASAPOPALARE.......... BAAFIN....BAAFIN
Posted: Fri Feb 29, 2008 6:56 am
by hanad2020
where in CASAPOPALARE?and how old were u in 1990?goorma ayaad ka soo tagtay?