Asalaamu Caleeykum,
Salaan ka dib, waxaan idinka codsanaaya haddii aad taqaani Wardi Maxamuud Maxamed in aad ila soo socodsiisaan. Waxaa la ii sheegay in uu Wardi ku noolyahay wadanka Denmark markii iigu war dambeeysan, laakiin magaalada uu ka joogo ma aqaano. Dagaaladii ka hore wuxuu deganaa xaafada Hoowl-Wadaag. Waxaa jirta gabar walaashiis ah oo ka weyn, ayadana waxaan u maleeynaa in ay degen tahay Germany. Fadlan fadlan......fadlan, haddi aad taqaanid Wardi u sheeg in an old friend uu raadinaayo. If you have any information, please contact me at Lajecel02@hotmail.com
Mahadsanid,
Wardi
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 845 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 6 Replies
- 1459 Views
-
Last post by Navy9
-
- 17 Replies
- 2100 Views
-
Last post by YummyMummy
-
- 0 Replies
- 12578 Views
-
Last post by Deeqa88
-
- 1 Replies
- 1298 Views
-
Last post by tightrope