THE MAAKHIR SHIR IN BADHAN SOON

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

THE MAAKHIR SHIR IN BADHAN SOON

Post by The_Emperior5 »

Shirkii Nabadoona Beesha Warsengeli oo dhici doona maalmaha soo socda News/Articles
>Yemen ambassador to Mogadishu meets Somali President
>HM receives message from Somalia
>Media says Norwegian court releases 2, detains 1 terror suspect

>Amy Klobuchar Us senator Press realese
>Charges Referred Against Detainee al Darbi
>Somalia, Afghanistan, Iraq top index of weak states
>Obama camp slams Clinton team on controversial photo
Waraysi Maqal ah
>halka ka dhegeyso Wararkii Cawa iyo Caalamka ee VOICE OF AMERICA qeybta Af Soomaliga,waxaana Cawa ku jira wararkii ugu danbeeyey ee Somalia iyo weliba wararkii caalamka iyo caawa



Dhahar:-Shir balaaran oo ay yeelan doonaan Bishan gudaheeda Nabadoonada Beel weynta Warsengeli ayaa ka dhici doona Degmada Badhan ee gobolka Sanaag waxaana lagaga Hadli doonaa weerarkii dhawaanta lagu soo qaaday Degaanka kaas oo laga soo abaabulay Xarunta Jabhada SNM ee Hergaysa waxaana soo abaabulay weerarkaas Dad iyagu ka soo jeeda Beesha ka dib markii ay Shir ku yeesheen isla magaaladaas waxaana shirkaas gudoominayey Suldaan Siciid Suldaan C/salaan halka uu afhayeen ka ahaa Ahmed Xaaji Cali Cadani.



Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb geleya Nabadoona Beesha oo keliya ma jiraan wax maamul ah oo ka qeyb gelaya waxaana ugu weyn sida ay allsanaag.com u xaqiijiyeen qeyb ka mid ah Nabadoona howshaa wadaa 3 qodob oo kala ah.





Sidii gobolka looga difaaci lahaa Jabhada SNM oo horay weeraro kala duwan ku soo qaaday

Sidii talo midaysan looga yeelan lahaa Calooshooda u shaqeystayaasha ka soo horjeeda jiri taanka beel weynta Warsengeli

Sidii loo midayn lahaa Xooga,Maskaxda,Dhaqaalaha gobolka


Ma jirto Tariikh go,an oo la qabtay in uu dhaco shirku inkastoo ay hada socoto qabanqaabadii waxaa kaloo jira shirar kale oo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Badhan kuwaas oo lagu mideynayey Beelaha dega degmadaad sidii ay wada jir uga hortegi lahaayeen cid kasta oo damacda in ay khalkahl geliyaan nabad gelyada.



Magaaladan Dhahar ayaa aad looga dareemayaa hadal haynta shirkan dhici doona in badan oo ka mid ah dadka isugu yimaada meelaha Shaaha lagu cabo ayaa hadal haya inkastoo aan cidna garan karin wixii ka soo bixi doona.



Bahda allsanaag.com
Ghetto_Faarax
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1632
Joined: Thu May 31, 2007 2:24 pm
Location: Runtii if you are not isaaq, F'uck you

Re: THE MAAKHIR SHIR IN BADHAN SOON

Post by Ghetto_Faarax »

lol, Emperior u are a Comedian, maxaad tidhi maalintii hore on xplayas blog history

quote "Emperior" [ Kii jabarti Jab, waliba online"] loooooooooooooooooool
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: THE MAAKHIR SHIR IN BADHAN SOON

Post by The_Emperior5 »

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”