Dagaal Xoogan oo Caawa Ciidamada Gumeesiga lagu Qaaday

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Adan*5
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 644
Joined: Sat Nov 24, 2007 11:18 am
Location: Geeska Afrika

Dagaal Xoogan oo Caawa Ciidamada Gumeesiga lagu Qaaday

Post by Adan*5 »

Isgoyska Carafaat oo caawa ay weerareen Xoogaga Mujaahidiintu
Beerdhiga 03.03.2008 20:51

5:50 daqiiqo ee galabta ayay Xoogaga Mujaahidiintu waxa ay weerar qorshaysan ku qaadeeen isgoyka carafat ee xafada Huriwaa oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa gumeysiga oo halkaa fariisin ka dhigtay.

Weerarkan oo socday mudo gaaban ayaa layku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan waxaana rasaasta ay labada dhinac is waydaarsanayeen laga maqlayay dhamaan xaafada ka ag dhow xaafada uu dagaalku ka socda, daqiiqado yar kadiba waxaa lays waydaarsaday qoryaha garbaha laga rido sida Sabanada iyo qoryo kale .

Lama oga ilaa iyo hadda khasaaraha rasmiga ee weerarkan qorshaysan uu gaarsiiyay ciidamada gumeysiga , waxaana wax yar kadib dagaalka ay ciidamada gumeysigu ka bilaabeen hotelka Spots oo ku yaala Stadium Muqdisho iyo warshadii hore ee baasta duqeyn aan loom eel dayin.

Dhanka kale Ciidamada looyaqaano Copy-ga ee lagu soo taba baray gudaha Itoobiya oo ku sugnaa Isgoyska Miisaanka Dhuxusha e xaafad Towfiiq ayaa halkaa isaga cararay kadib markii ay maqleen rasaasta ka dhaxaysa Isgoyska Carafaat oo u muuqta iyagoo ka cabsi qaba in uu soo gaaro dagaalku.

Madaafiicda ay soo ridayeen ciidamada gumeysiga ayaa dubra la sheegayaa khasaarooyin ka dhashay waxaan ilaa iyo hadda si cad loo heyn inta uu la egyahay khasaaraha ka dhashay madaafiicdaas.

Ciidamada gumeysiga ayay caado u tahay markii la soo weeraro kadib in ay madaafiic aan loo meel dayin ay u qeybiyaan xaafadaha magaalada muqdisho kuwaas oo shacabka ku dhaqan magaalada u geysta khasaaroyin isku jira naf iyo maal




Soomaaliyeey waligaa ha isdhiibin -Dr. Raabi
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”