Obama oo ugu baaqay Clinton inay isdhiibto
Posted: Tue Mar 04, 2008 3:41 pm
Obama oo ugu baaqay Clinton inay isdhiibto
Last Updated::2008-03-04 10:31:41
Colombos HRNet Musharaxa madowga ah ee u tartamayaha in uu noqdo musharraxa Xsibiga Dimoqraadiga ay u dirsadaan tartanka
madaxtinimada dalka Maraykanka Barrack Obama ayaa ugu baaqay Hillary Clinton inay is dhiibto haddii uu uga adkaado gobollada Ohio iyo Texas.
Maanta ayay dimoqraadiyiintu kala saari doonaan labada musharrax eek u tartamaya codadka labadaasi gobol.
Obama 11 gobol ooh ore ayuu gushooda xaabsaday halka Hillary Clinton ay guul ugu dambeysay bil ka hor.
Ms Clinton waxay sheegtay inaysan is dhiibi doonin haddii xitaa looga adkaado Ohio iyo Texas.
horseednet.com
FUNNY TITLE