Page 1 of 1

LEILA....

Posted: Wed Mar 05, 2008 5:02 am
by HELWAA
Salaam

Iska waran walaal...long time ma istidhi.........how are you dear?

Re: LEILA....

Posted: Wed Mar 05, 2008 5:03 am
by Leila2007
Salam walaal

I am good alhamdulilah . How are you?

Re: LEILA....

Posted: Wed Mar 05, 2008 5:07 am
by HELWAA
I'm fine walaal.....meshan mar mar baan imaada.....adiga bari hore ayaa igu ka danbeysa..xagaad
ka baxdey?...MISE you are busy with someone...lol

Re: LEILA....

Posted: Wed Mar 05, 2008 5:13 am
by Leila2007
LOOOL

I am busy with life my dear.To many things happening!!!!!!!!! But all good!

Re: LEILA....

Posted: Wed Mar 05, 2008 5:18 am
by HELWAA
lool...Well you are not alone yaa ukhti ...i'm busy with my life too...Lately i'm more out then home.

It's better to focus on the real life then being online......beside somalinet is dead....i'm sick and tired of all these new nicks and teenagers.

Re: LEILA....

Posted: Wed Mar 05, 2008 5:24 am
by Leila2007
LOOL

I know what you mean. The Screw wont tell us who this new nicks are so we just have to keep guessing!

As for the place being dead well make up an interesting topic as you always do Helwaa.

Re: LEILA....

Posted: Wed Mar 05, 2008 5:34 am
by HELWAA
Leila

I think Screw is behind all these new nicks to liv up the place but he dont realize they ruining it.

As for my topics well i done my share, i think it's time for the new generation in somalinet to come up
with interesting topics and amuse us oldies..lol

Re: LEILA....

Posted: Wed Mar 05, 2008 8:42 am
by Sir-Luggoyo
HELWA,

Halow, iska warran walaal. Saaka si fiican baad dadka u salaamaysaaye ma xalay baa laguu bukhuuriyay?

Re: LEILA....

Posted: Wed Mar 05, 2008 8:44 am
by HELWAA
sir lug

wcs...adigo dhaxantan cid soo xarayen waydey.....haye bal nafta ka waran?

Re: LEILA....

Posted: Wed Mar 05, 2008 8:45 am
by Nabeela
lol@bukhuuriyay

Re: LEILA....

Posted: Wed Mar 05, 2008 9:20 am
by Sir-Luggoyo
Helwa,

Maxaan wax soo xereeyaa, sowtaan kugu idhi inagaa isku da' ehe aan weysada isku dhowrano eed adiguna igu tidhi ii kaadi horta waxaan raadin mid yaroo aan khaldo, wali miyaad heshay? Anigu sidii umbaan kaaga war dhowrayaaye.

Nabz,

What's cooking yareey? Has bBabygal gave up on you? Islaantan Xelwa ah habeenkii dabqaadka loo galiyana subaxdii waxay soo kacdaa iyadoo leh "Alla adduunku fiicanaa" habeenada kalena waxay la soo kacdaa iyadoo feer iyo laad bisadaha xaafadda ku laynaysa

Re: LEILA....

Posted: Wed Mar 05, 2008 9:33 am
by HELWAA
looooooooooool sir

Horta adigo wali ismaad soo cadeen waxaad raadineysid...iminka sheeko kale ayaabad keentey inaad labo naagood isku dul wadid....cajiib!...ma basra ayaad khurafaadkeedi biloodey adna?

Re: LEILA....

Posted: Wed Mar 05, 2008 2:42 pm
by Nabeela
loool@Lug

No one can dacaayad quite like you boo, lol war gabarta iska dhaaf.

About Babygal miiskeenda waay wareertay since I dropped her, heck she even quit meeshan, because of us lol, anyhow adiga halkeed ka dhacday these days bal? long time no arag.