Page 1 of 1

EEEEEEEEESH CALA COD..

Posted: Wed Mar 05, 2008 5:59 am
by HELWAA


adduun nuqul ku doogsaday
rahuna nawda soo gudhay
naf yaruhu wax quudhsaday
raganimooy ninkaagii
nacasnimo maxaa baday
nabsigiyo ayaankow
xageebaad ku nooshihiin
hadii aan ku naawilay
haa igabin nasiibow
ileen jacaylku waa nabar
waa nudub calooleed
oo lagama nuuxsado
alahayow na nabad gali
naska iyo naruurada
nimcadaada nagu dhawr

adduun raysku nool yahay
naruurada dhigeen qabo
naxli inaan ku sii bado
adoo noolse caashaqa
markaan hibasho nuuxsado
naftu way igu diidaa
nabad iyo nas iladaa
hadii aan ku naawilay
haa igabin nasiibow
ileen jacaylku waa nabar
waa nudub calooleed
oo lagama nuuxsado
alahayow na nabad gali
naska iyo naruurada
nimcadaada nagu dhawr

nool u quudhi waagiyo
nacas igu ambadda iyo
nin la duufsanaayiyo
nacab iyo warxumo iyo
dadka intaydu nabad tihiin
nafta kuwa aan la qaybsado
naqdigaan ku haystaye
hadii aan ku naawilay
haa igabin nasiibow
ileen jacaylku waa nabar
waa nudub calooleed
oo lagama nuuxsado
alahayow na nabad gali
naska iyo naruurada
nimcadaada nagu dhawr

Re: EEEEEEEEESH CALA COD..

Posted: Wed Mar 05, 2008 6:09 am
by HELWAA

Re: EEEEEEEEESH CALA COD..

Posted: Wed Mar 05, 2008 7:46 am
by Mr.Wise
thought you were talking about Wadaad Quraan akhrinaya! Helwa ilaahay ka baq

Re: EEEEEEEEESH CALA COD..

Posted: Wed Mar 05, 2008 7:54 am
by HELWAA
Duqi mr wise ilayen wali mesha woo dhex taagan yahy....keef AL XAAL yaa cajuus?


ps- Since when you become wadaad horta?

Re: EEEEEEEEESH CALA COD..

Posted: Wed Mar 05, 2008 8:02 am
by Mr.Wise
[quote="HELWAA"]Duqi mr wise ilayen wali mesha woo dhex taagan yahy....keef AL XAAL yaa cajuus?


ps- Since when you become wadaad horta?[/quote]

Waa islaantii igu da`a aheyd! yeah Iam always around dee, undercover shaqo here in somalinet, well am just remind you that Music is Xaram dee

Re: EEEEEEEEESH CALA COD..

Posted: Wed Mar 05, 2008 8:08 am
by HELWAA
Mr wise

hajaay waar waad ogtahy inaan ka yarahy...haye undercover aaa...ma luuqiyada ayaad ku jirta...i thought you left that life behind u....as for the music is a minor problem if you compare to you know what....

Re: EEEEEEEEESH CALA COD..

Posted: Wed Mar 05, 2008 8:14 am
by Mr.Wise
Saknar dig eedo, varfor har du slutad hor av dig?

Re: EEEEEEEEESH CALA COD..

Posted: Wed Mar 05, 2008 8:16 am
by HELWAA
[quote="Mr.Wise"]Saknar dig eedo, varfor har du slutad hor av dig?[/quote]

Jag trode du blev xaaji dee...ville inte orsaka nagra problem....vill du halla kontakt med mig fortfarande?

Re: EEEEEEEEESH CALA COD..

Posted: Wed Mar 05, 2008 8:22 am
by Mr.Wise
du var hajiya nar jag hall kontakten med dig! sa varfor inte nar jag er en!?

Re: EEEEEEEEESH CALA COD..

Posted: Wed Mar 05, 2008 8:25 am
by HELWAA
hello jag sa till dig tusentalls ganger jamfor inte ditt liv med min....OBS! vi e inte de enda som kan svenska har sa sluta med QARXIS.

Re: EEEEEEEEESH CALA COD..

Posted: Wed Mar 05, 2008 8:27 am
by Mr.Wise
[quote="HELWAA"]hello jag sa till dig tusentalls ganger jamfor inte ditt liv med min....OBS! vi e inte de enda som kan svenska har sa sluta med QARXIS.[/quote]


ar det inte dags to came out the closet dee!

Re: EEEEEEEEESH CALA COD..

Posted: Wed Mar 05, 2008 8:28 am
by HELWAA
Efter dig...varsgod!

Re: EEEEEEEEESH CALA COD..

Posted: Wed Mar 05, 2008 11:17 am
by guhad122
Amazing lyrics! I wonder what Abwaan made this song. It is one of those Somali songs with heavy suugaan.