Page 1 of 2
Mental Illness Widespread Problem in Somaliland
Posted: Mon Mar 10, 2008 2:23 pm
by The_Emperior5
Re: Mental Illness Widespread Problem in Somaliland
Posted: Mon Mar 10, 2008 2:24 pm
by COSTA
[quote="The_Emperior5"]dadkeena maxa walay [/quote]
J a a d k a
Re: Mental Illness Widespread Problem in Somaliland
Posted: Mon Mar 10, 2008 2:26 pm
by The_Emperior5
jaadka maha its something else
wa cudurka dhoofiida every one wants to come to uk maryakan europe
becous ever years thousands of ciyaal fish and chip ayaa hargeysa tagga with there nice cars iyo ipods
and reer hargeysa would say kii yara eeh muse yarre ba ghaadhi cas ayuu london ku wadta aniga maxa ii diiday
war ina dhooofii
Re: Mental Illness Widespread Problem in Somaliland
Posted: Mon Mar 10, 2008 2:28 pm
by FAH1223
jaad
laziness
war
genetics
Re: Mental Illness Widespread Problem in Somaliland
Posted: Mon Mar 10, 2008 2:28 pm
by LiquidHYDROGEN
I had a cousin who was a jolly person, and who was always laughing. He went to s/l and a couple of years later, he went through depression. The culprit is Qaad ( a depressant).
Re: Mental Illness Widespread Problem in Somaliland
Posted: Mon Mar 10, 2008 2:29 pm
by COSTA
3-6 % aad bey u badan tahay
laakin reer waqooyi waagaan yaraa iyagoo waalan arki jirey garuuma wata waxa waa u dhalasho na dhaafa
Re: Mental Illness Widespread Problem in Somaliland
Posted: Mon Mar 10, 2008 2:29 pm
by SahanGalbeed
Dadkaa kale ee iney miyir qaban isu haysta ayaa waalay.
Anigeygan halkan idin la hadlaya , waali baa la igu sheegay beriyo dhexdaaya, oo waa la iga carari jiray , qaarna waxay odhan jireen" aar wakaan kii soo socday ..blablabla.."

Posted: Mon Mar 10, 2008 2:30 pm
by The_Emperior5
[quote="SahanGalbeed"]Dadkaa kale ee iney miyir qaban isu haysta ayaa waalay.
Anigeygan halkan idin la hadlaya , waali baa la igu sheegay beriyo dhexdaaya, oo waa la iga carari jiray , qaarna waxay odhan jireen" aar wakaan kii soo socday ..blablabla.."[/quote]
loooooooooooooooooooooooooool ahhahhaah adeer ma waali bay kugu sheegaan
Re: Mental Illness Widespread Problem in Somaliland
Posted: Mon Mar 10, 2008 2:30 pm
by Executive
[quote="The_Emperior5"]
becous ever years thousands of ciyaal fish and chip ayaa hargeysa tagga with there nice cars iyo ipods[/quote]
lol @ iyo Ipod
Re: Mental Illness Widespread Problem in Somaliland
Posted: Mon Mar 10, 2008 2:32 pm
by great-legend
xashiishka iyo jaadka
Re: Mental Illness Widespread Problem in Somaliland
Posted: Mon Mar 10, 2008 2:34 pm
by SahanGalbeed
Emperior , haddad umaadda ka dheerayso cidna ka biqi waydo , waxyaale kale ayaa la shaqeeya bahalkan baa la odhanaya . LOL.
Markii wax waalan la igu sheegay , ayaan xagga Ilaah u yara baydhay , dhowr maalmood masajiidka ma igu arkeen , war ilayn ninku sheikh buu aha bee deetana ku odhanayaan. LOL.
Bloddy skinnies , nolooshoda oo dhan baa khiyaali ah , sow beri hore idin maan odhan.
Superstition , jin iyo balayoo ba'as ayuun baa u muuqata soomalida .
Re: Mental Illness Widespread Problem in Somaliland
Posted: Mon Mar 10, 2008 2:35 pm
by The_Emperior5
markaan hargeysa taggay aniga ba waaan waalna warqad ba la iga iibiye markaan hargeysa joogay 2005
i went back to my aabtiyo waxaan yidhi aabtii maanta warqad ba la iga iibiyee and he said war dayuus yahow siiddeed warqad lagaga iibiya
markaanu salaadii ka baxnay makhribki ayuu yidhi ilahoow adiga weyn uu caadii leh ilahow warqad hanaga iibin
Re: Mental Illness Widespread Problem in Somaliland
Posted: Mon Mar 10, 2008 2:36 pm
by Muktaaar
[quote="great-legend"]xashiishka iyo jaadka[/quote]
i agree thats factor plus the liqour
somalis can't handle their balwaa
when the skinny is comin fro the jaat /weed high or becomin sober from the liqour
he/she go thru depression
sometimes they come bak from it and sometimes they dont...
theres always ppl who are depressed
and ppl keep on tellin them that they r crazy
enough times
and the fuker become really crazy
Re: Mental Illness Widespread Problem in Somaliland
Posted: Mon Mar 10, 2008 2:37 pm
by SahanGalbeed
LOL@ Emperior.
Dadkan waxay lugaha silsiladda ugu wada xidheen waa baqdin !