Page 1 of 1

ARMY CHIEF OF SOMALILAND TAANI VISIST LASCANOOD

Posted: Tue Mar 11, 2008 8:07 am
by The_Emperior5

Re: ARMY CHIEF OF SOMALILAND TAANI VISIST LASCANOOD

Posted: Tue Mar 11, 2008 8:09 am
by The_Emperior5
AND THIS IS WHAT WHIDHWIDH WRITES


Nuux Taani Oo Kufashilmay Imaan Shihiisii Laascaanood ee Maanta

(Laascaanood}11.3-8
"Taliyaha guud ee ciidamada somalidiidka Nuux Ismaaciil Taani ayaa maanta shiid iyo dhagax lagala daalay kolkii uu soogalay magaalada isagoo wata ciidamo aad ubadan iyo tikniko..........................

Nuux Ismaaciil Taani oo ah hogaamiyaha guud ee ciidamada somaliland ee kusagan deegaanada gobolka sool ayaa markii ugu horaysay soo dhexmaray wadada dheer ee laamiga ah ee magaalada laascaanood.

Nuux Taani ayaa dadweyne aad ubadan oo cadhaysan ay shiid iyo dhagax kala daaleen baabuurtii ay saarnaayeen isaga iyo saraakiishii lasocotay.

ciimadii uu watay sarkaalkan lagu magacaabo Nuux taani ayaa bilaabay inay rasaas kor uridaan si'ay ukala didiyaan shacabkii kahor yimi ee diidanaa imaan shihiisa laascaanood.

Nuux Taani waa markiisii ugu horaysay ee uu soo dhex qaado wadada laamiga ah ee dhexmarta magaalada iyadoo xiliyo kala gadisan oo uu yimi duleedka Bariga laascaanood uu soo mari jiray wadada kaleexata ceelka dhuyo xuusho.

Nuux Ismaaciil Taani wuxuu saaka kor meer kusoo maray aagaga bariga ee ay ciidamadiisa ku sugan yihiin halkaas oo uu kula soo kulmay qaar kamid ah saraakiisha isaga hoos timaada ee ciidamada

Widhwidh Online News Desk..Media Center

Re: ARMY CHIEF OF SOMALILAND TAANI VISIST LASCANOOD

Posted: Tue Mar 11, 2008 8:11 am
by The_Emperior5
xuseeen taaani sacadmuse geesiisana

Re: ARMY CHIEF OF SOMALILAND TAANI VISIST LASCANOOD

Posted: Tue Mar 11, 2008 4:38 pm
by LiQaaye_TDH
The Latest News Balli-Hadhac is Under the Somaliland army tonight..... they took control last night with 2000 soldiers, and now they are on their way to Buuhoodle...

Re: ARMY CHIEF OF SOMALILAND TAANI VISIST LASCANOOD

Posted: Tue Mar 11, 2008 4:44 pm
by The_Emperior5
issen bohoodle west of lascanood

somaliland tan ayaabaan la yaaba

we should go to bocame and focking dhulozka inanu hufgufno weyaan

maxa reer hagar uu masakiin aah noo geeynaya

Re: ARMY CHIEF OF SOMALILAND TAANI VISIST LASCANOOD

Posted: Tue Mar 11, 2008 4:48 pm
by LiQaaye_TDH
Reer Buuhoodle wey uu dhamaatay, East of Buhoodle Ila Lascanood is Under Somaliland control waxi West ka Xiga Buuhodle'na is Habar Jeclo Land, they are in a little Island.....