As a matter of fact, the songs by Hanuuniye, are new...few yrs old..
These songs are all saying good stuff about the pride...and one of the songs is saying like " Wax walba jacaylkeenaa ka weyn!!"
But any way I tried to help..That is all..
Re: What Are All Time Somali Wedding Songs???
Posted: Tue Mar 11, 2008 1:16 pm
by snuten2006
Kambuli - It was a joke.
Kramer - it depends man. Songs to play in the weddingparty or kuwa videoga lagu dul duubayo(you know the start and the end of the video)?
Re: What Are All Time Somali Wedding Songs???
Posted: Tue Mar 11, 2008 1:18 pm
by Advo
Abdihakim Farayare - Qaahira
Re: What Are All Time Somali Wedding Songs???
Posted: Tue Mar 11, 2008 2:33 pm
by HELWAA
dawadii naftaydaay
dadka taan ka doortaay
sow inaan ku daawado
dal dheer ugama soo kicin
dumar haygu noqonine
sidaan kaaga daba dhacay
inaad ii daryeeshaa
waan kaa danbeeyaa oo
door waxaan idhaahdaa
duni lama amaanee
dahab weeye gabadhuye
malagii ku dilay iyo
sidaan ahay dabaylaha
dadka kala dhantaala
i diidey hadalkee
inaad daah isaartayoo
kaligaa dakaysaa
waxaad damacday maahee
miyaa la igu kaa diray
adigaan da'daadana
kaa daawaanayoo
damqashada jidhkaygiyo
siduu caashaq ii dilay
alle daa'in weeyee
duul kuguma soo dago
waan kaa danbeeyaa oo
door waxaan idhaahdaa
duni lama amaanee
dahab weeye gabadhuye
malagii ku dilay iyo
sidaan ahay dabaylaha
dadka kala dhantaala
i diidey hadalkee
inaad daah isaartayoo
kaligaa dakaysaa
waxaad damacday maahee
miyaa la igu kaa diray
kuwa nala da'dahuna
waa is doonanaayaan
inaguna daleedkiyo
darbiyadaan wareegnaa
doqonimana weyaan
aan kala doorano
waan kaa danbeeyaa oo
door waxaan idhaahdaa
duni lama amaanee
dahab weeye gabadhuye
malagii ku dilay iyo
sidaan ahay dabaylaha
dadka kala dhantaala
i diidey hadalkee
inaad daah isaartayoo
kaligaa dakaysaa
waxaad damacday maahee
miyaa la igu kaa diray
Re: What Are All Time Somali Wedding Songs???
Posted: Tue Mar 11, 2008 2:42 pm
by COSTA
Three songs i remember from my wedding night
Omar dhuulle
Hooyo Hooyo duco iyo hiba naga hooya
Omar dhuule
Guurkiina guur kheyr gurigiina gurinagii guuloow ka yeel
and Saada cali & samatars song
Xiisaha kalgacalkeena xaaja iyo guurkeena etc
Re: What Are All Time Somali Wedding Songs???
Posted: Tue Mar 11, 2008 2:50 pm
by MJ-Pride
[quote="Advo"]Abdihakim Farayare - Qaahira
[/quote]
War kaa heesta wuu ku ciaaray. I know a better version of that song