Page 1 of 1

Rer Ali Husein AUN killed in Luqh

Posted: Wed Mar 12, 2008 1:17 pm
by CoolPoisons
Luuq: Fal dil ah oo maanta ka dhacay degmada Luuq.

[2008-03-12 18:54:07] Wararka naga soo gaaraya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in meel ay jidgooyo u taalay koox dabley ah uu ku dhintay mid kooxdaas ka mid ahaa.

Nika dhintay ayaa wuxuu ka mid ahaa koox dabley ah oo ay jidgooyo u taalay xaafadda Cakaara oo xigta dhinaca Baay. Falka dilka ah ayaa yimid ka dib markii lagu murmay sidii loo qaybsan lahaa lacag ay ka qaateen jidgooyadaas.

Ninkii dilka gaystay ayaa fakaday oo aan ilaa hadda aan gacanta lagu hayn balse ay ciidamada ammaanku ku raad joogaan.

http://www.allwariye.com/actiontools/ge ... php?id=439

Re: Rer Ali Husein AUN killed in Luqh

Posted: Wed Mar 12, 2008 6:12 pm
by precious_dyme
Ilahey ha u naxristo amiin...

Re: Rer Ali Husein AUN killed in Luqh

Posted: Wed Mar 12, 2008 7:22 pm
by Shankaroon_614
Amiin