Puntland has ended.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Puntland has ended.

Post by Voltage »

Ammaanka Degaanada Puntland Oo Faraha Ka Sii Baxaya, Musharaxiin Maleeshiyo Beeleedyo Uruursanaya Iyo Kulankii Beelaha Leelkase Iyo Harti Ee Gaalkacyo Oo Lagu Kale Tagay
Mar 13,2008
by Muqdisho-GEDO-NN
Wararka ka imaanaya magaalooyin badan oo ka tirsan goballada Puntland ayaa sheegaya inay xaaladahii amaanka ee degaanadaasi ay faraha ka sii baxayaan, iyada oo ay ku sii badanayaan falalka amaan darrada ee xilliga habeenadii dadka shacabka lagu baarto.

Magaalooyinka Boosaaso, Garoowe, iyo Gaalkacyo ayaa in muddo ah waxaa hareereeyey ammaan darro ay inta la sheegay inay fuliyaan maleeshiyo beeleedyo aan cidna ka amar qaadan oo sida la sheegay horay ugu tirsaan jiray maamulkii hore Puntland oo dhaqaalo darro darteed iyagu si bareer ah habeenkii wadooyinka ku baarta dadka shacabka ee ku nool degaanadaasi. Goobjoogayaal ku sugan degaanadaasi ayaa waxaa ay sheegayaan in xaaladaha degaanadaasi ay iminka tahay mid halis, iyada oo ay isa soo sharaxeen rag dhowr ah oo doonaya inay mayalka u qabtaan maamulkii ay beelahii degaanadaasi oo maamulkii ay ku bahoobeen uu 80% burburay. Kale taga lagu kale tagay maamulkii ay beelahaasi ku bahoobeen ayaa waxaa gebi ahaan isaga baxay beelo lafdhabar u ahaa maamulkaasi, iyaga oo ku eedeeyey maamulka uu madaxda ka ahaan jiray eex iyo inay si musuqmaasuq ah ay u maamuleen dhaqaalaha ka soo xarooda dekadda Boosaaso.

Musharaxiinta isku soo sharaxday maamulkii lagu kale tagay ee Puntland ayaa ayaguna intoodii badneynd ay sameeysteen gaadiidka dagaalka iyo maleeshiyooyin ka soo jeeda beelahooda, taasoo laga yaabo inuu dagaal lagu hoobtay uu ku dhex maro maleeshiyo beeleedka ku sugan degaankaasi oo ku jira loolanka iyo gacan ku haynta maamulkaasi. Degaanadaasi ayaa waxaa sidoo kale falal afduubyo loogu geystay dad ajaanib oo u shaqeynay hayadaha samafal oo ka howlgala degaanadaasi, kadib ay xoriyadoodii dib u heleen markii maleeshiyo beeleedkii ay afduubka geystay la siiyay lacago madax furasho ah

Dhanka kale, oday dhaqameedyo ka soo jeeda beesha Tanada (Leelkase) oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay inuu fashil ku dhamaaday kulan la doonayay in lagu heshiisiiyo maleeshiyoon ka kale socday beelaha Leelkase iyo kuwa Hartida oo dagaalo dhowaan ay ku dhexmareen duleedka magaalada Gaalkcayo, dagaalkaasoo la xiriiray gacan ku haynta goob isbaaro ah oo ay haatan gacanta ku hayaan ciidanka Beesha Leelkase oo ku taala duleedka magaalada Gaalkcayo oo ku aadan wadada aada degmada Goldogob.

J-Cigaal-GEDO-NN-Muqdisho News Desk
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: Puntland has ended.

Post by galia »

But Galmudug is Born.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Puntland has ended.

Post by The_Emperior5 »

mashallah kii jabarti jab

o n l f kii jabartii jabb

maxa hadhay

afartiii sanbuuse eeh sade wala idin soo socda
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Puntland has ended.

Post by Cali_Gaab »

^Looooooooooooooool
User avatar
Rebel-Lion
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 678
Joined: Mon Feb 11, 2008 12:45 pm

Re: Puntland has ended.

Post by Rebel-Lion »

high on qule again I see? The starving people of gedo need more attention than puntland wouldn't you say?
Icekristella
Posts: 191
Joined: Mon Jan 07, 2008 6:41 pm
Location: London

Re: Puntland has ended.

Post by Icekristella »

Voltage,

I think that you would give ur right arm to see Puntland destroyed and that, my quule induced friend, is a bad case of envy.
User avatar
Transformer
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 704
Joined: Sat Feb 17, 2007 1:11 am
Location: Lost in Mars since 1969...

Re: Puntland has ended.

Post by Transformer »

Voltage, Seattle baa madaxweyntahay ee maxaay adigaa iyo ko Ilkoyar aah oo ku qurmaay Ohio kalaa socdaa what the real deal is in PL.

You ilk are having a hard time setting up a admin for little ghetto...I know you would've liked PL to be just like little ghetto, but ninyahow taa haa ka yabiin inaay halkaa ka dhacdoo.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Puntland has ended.

Post by Voltage »

Transformer LOL man, laakiin anaga we are moving forward by building Jubbaland, ceeb so maaha you guys are moving behind niyoo? You can never insult a man because he is moving forward but you can sure ridicule him for moving back waraa e sida wax Puntland u dhaama
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Puntland has ended.

Post by Advo »

RIP puntland........@ this pace, soon there will be isbaaros in every 15 minutes across the state, total chaos etc.......somaliland will completely annex bosaaso, why not securing the 1880 borders. lol
Gamadid.
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Thu Sep 09, 2004 10:32 pm

Re: Puntland has ended.

Post by Gamadid. »

Well, there is too much at stake in Puntland and cooler heads will prevail. The average person in that part of the country wants to make a living and live in peace. They are best advised to unite against men who will devide them into sub-clans for their own personal gains. Muqdisho should be a lesson for all somali clans. No man should benefit at the expense of his clansmen. No one should die and fight for another man.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Puntland has ended.

Post by Somalian_Boqor »

People are really getting over themselves Puntland Ended kulah.
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: Puntland has ended.

Post by galia »

I will hve a party if those Motherfukers start killing each other.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Puntland has ended.

Post by Somalian_Boqor »

[quote="galia"]I will hve a party if those Motherfukers start killing each other.[/quote]

Well than galia your party is going to have to hold off cause Puntlanders aren't mooryaan and they know better than to sink that low.
Mr. Yungnfresh
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6956
Joined: Wed Jan 10, 2007 3:18 am
Location: In Xamar Stealing My Stuff Back

Re: Puntland has ended.

Post by Mr. Yungnfresh »

[quote="galia"]I will hve a party if those Motherfukers start killing each other.[/quote]

ceeb gaalia, ur beef is with Abdullahi Yusuf, not the average majerteen or other puntland residents

in other news, Abdullahi Yusuf is a maskiin if you really REALLY think about it
User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Puntland has ended.

Post by neocon_2007 »

What is left of Puntland may not remain.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”