Page 1 of 1

JIMCO JIIF JIIF......

Posted: Fri Mar 14, 2008 7:42 am
by HELWAA
Salaam

Maalinto jimcaho waa maalinti muslinka...
Waa maalintii ciyaalka laga farxin jiray ee nacnac laga dhargin jiray..
Waa maalintii jeeni hilip ari la karsan jiray aka hilib falfal iyo bariis isku dhex karis ah..
Waa maalintii aqalka uunsi iyo bukhuur laga buuxin jiray......

Plz cuntinue....

Jimco Wanaagsan reer somalinetoo.........i wish you all a blessed friday.

Re: JIMCO JIIF JIIF......

Posted: Fri Mar 14, 2008 7:43 am
by The_Emperior5
adigu ma ciyaal baad leedahay yaad ka farxiisa

anigu taday yar nacnac qorri baan siiyee maanta

Re: JIMCO JIIF JIIF......

Posted: Fri Mar 14, 2008 7:45 am
by Hyperactive
we visit each other.
and sleep a lot.lol

Re: JIMCO JIIF JIIF......

Posted: Fri Mar 14, 2008 7:46 am
by HELWAA
Impo

Dee anaa nafteyda ka farxiya.....qof kasta naftiisa ayaa la raacshey soo mahaa.

Re: JIMCO JIIF JIIF......

Posted: Fri Mar 14, 2008 7:54 am
by The_Emperior5
[quote="HELWAA"]Impo

Dee anaa nafteyda ka farxiya.....qof kasta naftiisa ayaa la raacshey soo mahaa.[/quote]


ball ii sheeg adigu maxaad iskaga farxiisa


ma kuwa cuntada ku farxa baa eeh suugada leeffa misse waxyaalo kalla jiira

Re: JIMCO JIIF JIIF......

Posted: Fri Mar 14, 2008 9:08 am
by zulaika
Jimco wanaagsan Helwaa!!

waa maalin barakeysan. even the gaalo say TGIF. albeit their joy is for braking from work but i think they are inadvertently thanking Allah.

Re: JIMCO JIIF JIIF......

Posted: Fri Mar 14, 2008 9:11 am
by biko
[quote="The_Emperior5"]adigu ma ciyaal baad leedahay yaad ka farxiisa

anigu taday yar nacnac qorri baan siiyee maanta[/quote]

lol

Re: JIMCO JIIF JIIF......

Posted: Fri Mar 14, 2008 9:12 am
by HELWAA
Zulaika jimco wanagsan walaal...Sababta ay gaaldo oo faraxsan yehiin dee caawa waa habeenki khamiriga ay iska dhargin jireen mid kasta afka ayaa sii cucuniya..loool

Re: JIMCO JIIF JIIF......

Posted: Fri Mar 14, 2008 9:15 am
by yasmin
[quote="The_Emperior5"]adigu ma ciyaal baad leedahay yaad ka farxiisa

anigu taday yar nacnac qorri baan siiyee maanta[/quote]


Of course, Helwa has chlildren 4 girls n 1 boy lol

Re: JIMCO JIIF JIIF......

Posted: Fri Mar 14, 2008 9:17 am
by 2ndtoNone
OO ORTA MA JIMCO BARKHADLEE BAA LOO FARXAA...?

HALWAA.. NACNAC WAA LAGA WEYNAADEY EE JIMCOYAASHA XALWADA HA LA BADSADOO.

Re: JIMCO JIIF JIIF......

Posted: Fri Mar 14, 2008 9:21 am
by biko
[quote="HELWAA"]Zulaika jimco wanagsan walaal...Sababta ay gaaldo oo faraxsan yehiin dee caawa waa habeenki khamiriga ay iska dhargin jireen mid kasta afka ayaa sii cucuniya..loool[/quote]


you are one nasty piece of work !

Re: JIMCO JIIF JIIF......

Posted: Fri Mar 14, 2008 9:21 am
by HELWAA
Yasmin looooooool..det var manga barn ma istidhi.


mr to by to.....Dadka meshan jooga xalwada ma yaqaanan sameenteeda..I know this reer xamar lady who livs in onther city called Gutenborg...she do the best xalawa walle...but she livs to far from me.