NEW WAR IN GAALKACYO
Posted: Fri Mar 14, 2008 1:48 pm
Ninka lagu magacaabo yuusuf garaad ee bbc-da ka shaqeeya isla markaana madaxda ka ah waxa uu bilaabey hawlihii qab qable nimo ee qabiilkiisa horey wax uga keeni waayeen
maalintii dhaweyn ee 8 maarso yuusuf garaad waxuu keenay in uu yiraahdo kameeysan dhicin wax isoo soobaxa sabab dhianaca amaanka awgeed
maalmahn waxa uu keenay in uu gaalakcayo kala qaybiyo oo uu laba wariye kala dhigo usoo kala warama bbc-da mid puntland kawarama iyo mid kasoo warama gaajo mudug estate
wariyaha uso warama bbc-da ee dhinaca gaajo mudug estate ayaa waxa uu bilaabey in uu wax ka sheego dhinaca puntland dadkiina u kala qeybiyo si xumaani ku jirto