Page 1 of 1

Dagaal Ka Dhacay Gaalkacyo

Posted: Mon Mar 17, 2008 5:04 pm
by Transformer
Dagaal ka dhacay Galkacayo

17 Mar 17, 2008 - 8:04:15 AM


Ugu yaraan 8-qof ayaa ku dhintay; waxaana ku dhaawacmay tiro kor u dhaafaysa 14-ruux, dagaal xooggan oo kooxo Malleeshiyooyin beeleed ah ku dhexmaray barqonimadii maanta (((((Konfuurta Magaalada Gaalkacyo))))).

Kooxaha dagaallamayay ayaa waxay isku haysteen dhul iyadoo dhimashada iyo dhaawaca ka dhashay dagaalkaas ay u badnaayeen dhinacyadii ay dagaalladu dhex-mareen balse wararka ayaa sheegaya in rayid ku jiro.

Rasaas xooggan ayaa laga maqlay inta u dhexeysa Kaam lagu magacaabo Buulo bacley iyo garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo, iyadoo dagaalka aad u kululaaday daqiiqado kaddib markii uu qarxay.

Mas'uuliyiinta Isbitaallada ku yaalla Gaalkacyo ayaa waxay saxaafadda u sheegeen in dhaawacyo iyo dhimasho la gaarsiiyay labada Isbitaal, iyadoo dagaalkaas uu qaboobay saacad kaddib.

Dhaqaatiir ka tirsan Isbitaalka dhanka Woqooyi ee Gaalkacyo ayaa waxay sheegeen in la soo gaarsiiyay isbitaalkooda dhimashada 5-ruux iyo dhaawaca 3-qof oo kale, halka dhaqaatiirta Isbitaalka koonfurta Gaalkacyo ay sheegeen in la soo gaarsiiyay 4-dhimasho ah iyo 8-dhaawac ah.

Inkastoo ay xiisaddu daggan tahay ayaa wararku waxay shegayan inay jiraan isku hub urursi ay wadaan malleeshiyooyinkii ku dagaalamay Konfuurta Gaalkacyo iyadoo dhulkii lagu dagaalamay aysan jirin cid haatan si toos ah gacanta ugu haysa.

Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa waxay billaabeen inay waanwaanno ka dhex sameeyaan dhincyada ay dagaalladu u dhexeyan, iyadoo dadalladoda la sheegay inaysan ahayn kuwo xal sameyn kara.

Beelaha dagaalamay ayaa kala ah (((((Sacad iyo Dir))))), waxana ilo ku sugan Gaalkacyo sheegeen inaysan jirin xiisado dhalin kara dagaal oo u dhexeeyay beelahaas, balse dagaalka dhexmaray uu ahaa mid lama filaan ah.

Belahaan ayaa horey ugu dagaalamey gobolka Mudug kuwaas oo gaystey dhimasho iyo dhaawac.

Garowe Online, Gaalkacyo

-----------

"Maamulka Puntland ayaa waxay billaabeen inay waanwaanno ka dhex sameeyaan dhincyada ay dagaalladu u dhexeyan"

That's the difference in us and some...We work toward peace while others are working against peace.

Re: Dagaal Ka Dhacay Gaalkacyo

Posted: Mon Mar 17, 2008 5:09 pm
by Murax
Horta Dir Reer Mudug fought with Reer Siyaad (Marexaan), Sacad, Cumar Maxmuud and others...They love dagaal I guess.

Re: Dagaal Ka Dhacay Gaalkacyo

Posted: Mon Mar 17, 2008 5:09 pm
by FAH1223
Somalis are just gay. There is no explanation!

Re: Dagaal Ka Dhacay Gaalkacyo

Posted: Mon Mar 17, 2008 5:11 pm
by Monk-of-Mogadishu
[quote="FAH1223"]Somalis are just gay. There is no explanation![/quote]
---------------------------------------------------------------

That was my original thesis, but they have the highest fertility rate on the planet, which just means that they are all clinically mentally unstable.

If it wasn't for the blessing that is infant mortality, then Somalia's population would be well above 50 million today.

Re: Dagaal Ka Dhacay Gaalkacyo

Posted: Mon Mar 17, 2008 9:50 pm
by FAH1223
[quote="Monk-of-Mogadishu"][quote="FAH1223"]Somalis are just gay. There is no explanation![/quote]
---------------------------------------------------------------

That was my original thesis, but they have the highest fertility rate on the planet, which just means that they are all clinically mentally unstable.

If it wasn't for the blessing that is infant mortality, then Somalia's population would be well above 50 million today.[/quote]

jaad oh yes!

mentally unstable fookers!

Re: Dagaal Ka Dhacay Gaalkacyo

Posted: Mon Mar 17, 2008 11:12 pm
by MJ-Pride
Sacad got karbashed big time. You don't mess with those Dirs in Mudug as reer Siyad figured out.