Page 1 of 1

MICNAHA ~~~~~HAR GAYSA..?

Posted: Fri Mar 21, 2008 8:18 pm
by manxee
*what does hargeysa stand for..?

*xagee buu ka imi magacan..?

*taarikh ma leeyahay magacan hargeysa

thank u

Re: MICNAHA ~~~~~HAR GAYSA..?

Posted: Tue Mar 25, 2008 8:35 am
by Ghetto_Faarax
the city hargeisa has a meaning, since hargeisa used to be a commercial location since the old days a place where people used to bring animal skin known in af somali as Harag- and Geysa is the somali word for taken so Harag-geysa---- u work it out....

Re: MICNAHA ~~~~~HAR GAYSA..?

Posted: Tue Mar 25, 2008 12:58 pm
by manxee
Thank u v much

Re: MICNAHA ~~~~~HAR GAYSA..?

Posted: Fri Mar 28, 2008 10:18 am
by kaliil
manxee wrote:*what does hargeysa stand for..?

*xagee buu ka imi magacan..?

*taarikh ma leeyahay magacan hargeysa

thank u

Hargeysa waa eray af oromo ah macnihiisuna wuxuu yahay "dacar".Dooxa Hargeysa iyo agagaarkeeda ayay dacartu aad ugu badnaan jirtay sidaasaana oromadu Hargeysa magaca ugu bixiyeen somaliduna u baratay.

Re: MICNAHA ~~~~~HAR GAYSA..?

Posted: Sun Mar 30, 2008 4:55 am
by manxee
kaliil wrote:
manxee wrote:*what does hargeysa stand for..?

*xagee buu ka imi magacan..?

*taarikh ma leeyahay magacan hargeysa

thank u

Hargeysa waa eray af oromo ah macnihiisuna wuxuu yahay "dacar".Dooxa Hargeysa iyo agagaarkeeda ayay dacartu aad ugu badnaan jirtay sidaasaana oromadu Hargeysa magaca ugu bixiyeen somaliduna u baratay.

Xagee oromo nooga timi sxb wax kale ku hadal ormada xabashi baa ka dhaweed

Dacarna maah hadaan baadhis ku sameeyaay waxay soo baxaday Hargyesa

Hare+geysa= Hadhaga lageeyo -Suuqa lagu iibiyo hargaa
:wink: