Page 1 of 2
yaaaaaaaaa salaam yaa salaam
Posted: Sat Mar 22, 2008 5:50 am
by HELWAA
Helwaa is alone home maanta........Daaaaaaaaam is great to be all by ur self
dadkii safar bay galeen.........HAWA HAWA HAWA........
NO QAYLO NO BUUQ..NO QADO KARIS........YAAAAAAAAA SALAAAAAAAAM
DADOW ILA BOOD BOODA MAANTA..........HELWAA IS IN GREAT MOOOOOOOOOOOOOD
SAFAR
Safar baan u baxayaa
Sibiq baanu igu galay
Sahalna waan u soo noqon
Sidaad mooday mahee
Waanu seeto dheeryahay
Xaajao weey samaataa
Marna weey sirgacantahayee
Waagii soo guduutiyoo
Marka seexa loo kaco
Qalbigay iga sudhantee
Si kaleete ha u qabin
Re: yaaaaaaaaa salaam yaa salaam
Posted: Sat Mar 22, 2008 6:01 am
by Lord Diplock
Why haven't you gone with them?
Good for you, drink nice shax.
Re: yaaaaaaaaa salaam yaa salaam
Posted: Sat Mar 22, 2008 6:03 am
by jadowcubeed
hilwa,
kabsad noogu tuur maanta iam on may need anything else from outside ?? ahhahah
Re: yaaaaaaaaa salaam yaa salaam
Posted: Sat Mar 22, 2008 6:04 am
by xaseey
lool shakshuukadan waxay ku faraxsantahay bal fiiriya,,hal oday swedish ah oo kuu raaxeeya meelahaa ka raadso,
Re: yaaaaaaaaa salaam yaa salaam
Posted: Sat Mar 22, 2008 6:05 am
by jadowcubeed
[quote="xaseey"]lool shakshuukadan waxay ku faraxsantahay bal fiiriya,,hal oday swedish ah oo kuu raaxeeya meelahaa ka raadso,[/quote]
go wash your mouth waryaa leave the girl alone
Re: yaaaaaaaaa salaam yaa salaam
Posted: Sat Mar 22, 2008 6:20 am
by HELWAA
Re: yaaaaaaaaa salaam yaa salaam
Posted: Sat Mar 22, 2008 6:27 am
by HELWAA
Re: yaaaaaaaaa salaam yaa salaam
Posted: Sat Mar 22, 2008 7:11 am
by Gifted
Cool Helwa :)
Re: yaaaaaaaaa salaam yaa salaam
Posted: Sat Mar 22, 2008 7:36 am
by AhlulbaytSoldier
Helwa this is great news. Now you can show your evil side freely.
Re: yaaaaaaaaa salaam yaa salaam
Posted: Sat Mar 22, 2008 8:34 am
by HELWAA
still celebrating my freeeeeeeeeeedom maanta....
dancing around........................................
Re: yaaaaaaaaa salaam yaa salaam
Posted: Sat Mar 22, 2008 8:38 am
by HELWAA
Re: yaaaaaaaaa salaam yaa salaam
Posted: Sat Mar 22, 2008 8:41 am
by HELWAA
Re: yaaaaaaaaa salaam yaa salaam
Posted: Sat Mar 22, 2008 9:18 am
by Enlightened~Sista
jubba is one handsome brother mashaAllah..nice song too :-)
Re: yaaaaaaaaa salaam yaa salaam
Posted: Sat Mar 22, 2008 9:30 am
by garowegal
jubba <3
Re: yaaaaaaaaa salaam yaa salaam
Posted: Sat Mar 22, 2008 2:35 pm
by SummerRain
LOOOL, this proves the factuality in my comment I made in your other thread. Atleast did you have fun last night? lol .