Muqdisho: Banaanbax lugu taageerayo Baaqii Dib u Heshiisiinta ee Raysalwasaare Nuur Cadde
22. marts 2008
APL
Tool
Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu dir Email
--------------------------------------------------------------------------------
Print This Article | Daabaco warkaan
Muqdisho (AllPuntland)- Banaanbax balaaran ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya, kaasoo dadka Muqdisho ku taageerayeen qorshaha iyo baaqa dib u heshiisiinta ee ay soo saartay Dawlada Federaalka Soomaaliya, kaasoo uu dhawaan ku dhawaaqay Raysal Wasaare Nuur Cadde.
Banaanbaxan waxaa kala qayb galay dadweynaha isu soo baxay xubno ka tirsan labada gole ee Dawlada Federaalka, maamulka Gobolka Banaadir, Saraakiisha ciidamada dawladda faderaalka ee Soomaaliya, kuwa Itoobiya, Midowga Africa.
Waxaa ka hadlay dibad baxa Wasiirka Arimaha Gudaha oo Dadka isu soo baxay uga mahadceliyay taageeradooda dib u heshiisiinta dawladu ku baqday, wuxuuna ka hadlay qorshaha dawlada ee dib u heshiisiinta.
Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheerre) gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho oo ka hadlayay goobtaasi ayaa cambaareeyey cid walboo ka soo horjeeda nabadgalyada dalka Soomaaliya ,isagoo ugu yeeray Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya in ay wada hadal lagalaan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.
Gudoomiyuhu wuxuu tilmaamay in ay muhiim tahay in wada hadalo ay dhacaan ,isagoo laakiin meesha ka saaray in aysan dawladu marnaba ku hanweyneyn in ay dagaalo kale qaado.
" Ma ahan in aan dagaalo qaadno ,waxaana na soo weeraro Kooxo ,laakiin waxa ay aaminsan yihiin in aanan awood laheyn waan leenahaye ,waxaa ka naxeynaa Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Muqdisho" Ayuu yiri Gudoomiyaha gobalka Banaadir Maxamed Dheere.
Saraakiisha Soomaalida ee dhinaca amaanka oo ka hadlay banaanbaxa ayaa tilmaamay in amaanka looga baahan yahay qof walboo Soomaaliyeed in uu sugo ,lana shaqeeyo ciidamada amaanka ee dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.
F. C. Geylan
AllPuntland
Finally The Hutus Are Standing Up For Peace!!!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super
- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Finally The Hutus Are Standing Up For Peace!!!
wish them good luck, why you so scared of them having peace and tranquility
MOF Daroodcula vampire
MOF Daroodcula vampire
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 857 Views
-
Last post by Gedo_Boy
-
- 0 Replies
- 581 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 2 Replies
- 831 Views
-
Last post by Borne2Lead
-
- 15 Replies
- 1755 Views
-
Last post by mikexamar
-
- 7 Replies
- 749 Views
-
Last post by knet
-
- 5 Replies
- 1972 Views
-
Last post by Sheikh Mustafa
-
- 2 Replies
- 1501 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 32 Replies
- 3981 Views
-
Last post by Gubbet