Guur xalaal ah sidee loo bilaawi karaa, ila taliya walaalaya

This forum is dedicated for women, beautiful Somali ladies.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

abiikar82
Posts: 4
Joined: Fri Feb 01, 2008 1:19 pm

Guur xalaal ah sidee loo bilaawi karaa, ila taliya walaalaya

Post by abiikar82 »

Walaalayaal waxaan ahay wiil guur xalaal ah doonayaa, laakiin aan karanaynin habka shukaansi loo bilaawo.

Marka waxaan idin waydiinaa in aad ila talisaan oo aad i siisaan fikrado fiican sidaan ku bilaawi lahaa shukaansi.

bilaawga hore aa iga xun oo gabdhaha ma lahadlo sawabtoo ah ma garanayo sida loo bilaawo aarrintaa

ma xishood baa mise waa cabsi mise waa waxkale, magaranaayo.

Sidoo kale ma garanaayo gabdho badan. lakiin magaalada aan jooga waxaa ka buuxo gabdho qurux iyo xijaab wato. Markaan arko waan sii gudbaa. sawabtoo ah magaranaayo.
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Guur xalaal ah sidee loo bilaawi karaa, ila taliya walaalaya

Post by HELWAA »

Ask allah for guidance and ask your mother to hook you up with someone.
abiikar82
Posts: 4
Joined: Fri Feb 01, 2008 1:19 pm

Re: Guur xalaal ah sidee loo bilaawi karaa, ila taliya walaalaya

Post by abiikar82 »

Thanks walaal, ilaahay baan baryaa in uu ii sahlo

I want to found my coming wife by my self. In aan waalidka waydiiyo ma doonayo. Waxaa iga xun isbarashada hore oo galiya. taas hadaan barto every think will be cool. Maanta anoo jidka socdo waxaan argay gabadh noqon karto xaas, laakiin ma garanayo miyaa la qabaa mise qof bey la socotaa. hadaan lahadlana maxaan dhahaa waqtigana wuu yaryahay. waxaan rabana waa mustaqbal
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Guur xalaal ah sidee loo bilaawi karaa, ila taliya walaalaya

Post by HELWAA »

Abdi

Waxaad o eegtahy qof wanaagsan oo xishood badan.You cant just assume every girl you see outside is a marriage material...I'm not saying every girl outhere is Qumayo..What i'm saying is you have to be careful.The reason i adviced you to turn to ur mother is she can choose for you someone with DHAQAN IYO DIIN...DEE MAADAMA AANAD GARANEYN SIDA DUMARkA LOLOLA HADLO...SHE COULD DO THE JOB FOR YOU PLUS FIND OUT HER PAST...You never know these days. :roll:

If you want practice how to talk with girls i suggest go to chatrooms ...it's easier to communicate with strangers then face to face...And dont reveal any personal info about ur self till you get to know the person better....and be careful there are som liers and heartles b1tches outhere who dont give a shit about ur honesty....(sorry for my Bad language).

Good luck bro....I hope Allah swt lead you to A decent girl with taqwah...Just but ur trust in Allah.
Xingalol
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 512
Joined: Tue Apr 19, 2005 10:15 am
Location: Necuargwa
Contact:

Re: Guur xalaal ah sidee loo bilaawi karaa, ila taliya walaalaya

Post by Xingalol »

Ina-adeerta ama ina abtida ayaan kuu doonaynaye

iska seexo,, naag kale haddaadan shukaansan karin.
abiikar82
Posts: 4
Joined: Fri Feb 01, 2008 1:19 pm

Re: Guur xalaal ah sidee loo bilaawi karaa, ila taliya walaalaya

Post by abiikar82 »

thanks all the good advices,

I am not that bad what you think. waan garanayaa sida loola sheekaysta gabdhaha, laakiin ma garanaayo sida loo bilaawi sheeko, becouse I dont have a lot of contacts, so the peoblem is how to get a good contacts and I need to get a contacts. I dont want to ask my parents couse they think that I am a child who must graduate frist then get maried, and I think am ready to great a family.
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Guur xalaal ah sidee loo bilaawi karaa, ila taliya walaalaya

Post by HELWAA »

Bisinka :!: ...You did't even graduate from school........ba'aa....waar skuulkaga dhaameyso....Maxaad naag ku kordhinaysa hadanad biilin kareen........yaa saatir :roll:
abiikar82
Posts: 4
Joined: Fri Feb 01, 2008 1:19 pm

Re: Guur xalaal ah sidee loo bilaawi karaa, ila taliya walaalaya

Post by abiikar82 »

Walaal qalad baad u fahantay. they want I graduate from BHD, not High school or BA
Foxy22
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5460
Joined: Sat Sep 08, 2001 7:00 pm
Location: General SNM, CaliGaab, Duceysane, Gashanle & all Duceysane supporters are rapists
Contact:

Re: Guur xalaal ah sidee loo bilaawi karaa, ila taliya walaalaya

Post by Foxy22 »

if by BHD you mean PhD, well then you parents are quite right.... you need to wait dude :)
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Women - General Discussions”