Magaalada Kismaayo Oo Maalinta Barito Ah Ka Bilaaban Doonto Koobka Kubadda Cagta Ee Gobolada Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe Iyo Gedo
Mar 23,2008
by Kismaayo-GEDO-NN
Waxaa lagu wadaa in maalinta barita ah oo ku aadan 24-03-2008 ay Kismaayo ka bilaaban doonto ciyaarta kubadda cagta ee dhex mari doonto goboladda Jubboyinka. waxaana haatan kismaanyo ku sugan ciyaartow laga kala keenay G/Gedo, Jubbada Dhexe, iyo kuwo horey ugu sugnaa G/Jubbada Hoose, gaar ahaanna magaaladani Kismaayo oo marti galisay koobkani.
Ciyaaryahanada laga kala keenay Gedo iyo Jubbada dhexe ayaa ah kuwo aad loo soo xulay, kuwaasoo filayo in ay Natiijo wanaagsan hoyin doonaan, balse waxaa jiro saadaal kale oo ka soo baxeyso Kooxda Reer Kismaanyo oo oranayo waxaa muuqanayo koobka oo aan qaadi doono. Ciyaartoyda Reer Gedo ayaa ah kuwa igu rajada badan sababo la xiriiro ciyaaro horey u dhex maray labada Gobol, waa Jubbada Hoose iyo Gedo.
Sanadii 2005-tii ayaa waxaa ciyaar saaxiibtinomo dhex martay ciyaartoy ka socotay Degmada Baardheere ee G/Gedo iyo ciyaar yahannada reer Kismaayo, taasoo galabkii 1aad la isku mari waayay hal iyo hal. Halka galabtii labaad Reer Bardheere lagu diray hal iyo eber. Hase ahaatee, waxaa garoonka ciyaar qurux badan oo soo jiidasha leh ka muujiyay ciyaaryahanadii reer Bardheere. Waxayna reer Baardheere hadda Kuu sheegayaan in ay sidii ay kaga xoogan yihiin maadaamo oo ay hadda yihiin ciyaartoy si fiican looga soo xulay gobolka oo dhan.
Si kastaba ha ahaatee, waxaa natiijada un naga xigo waa maalmo iyo saacado marka la eego ciyaarta oo maalinta Barito ah Bilaaban doonto hadii uu Rabi idmo sida lagu wado waxaana weli kala cadeyn Kooxaha isku soo hormari doono balse waxaan Idiin soo gudbin doonaa saacada fooda nagu soo hayo.
Wali Sh Cabdi Gurxan
Gedo News Network
Kismaanyo Jubbada Hoose
Barito Ah Ka Bilaaban Doonto Koobka Kubadda Cagta Jubaland
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Barito Ah Ka Bilaaban Doonto Koobka Kubadda Cagta Jubaland
Rer Bardhere won in 2005. well see who wins now.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
Re: Barito Ah Ka Bilaaban Doonto Koobka Kubadda Cagta Jubaland
Anything to keep kids from turning to crime.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 751 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 6 Replies
- 377 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 10 Replies
- 628 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 15 Replies
- 4124 Views
-
Last post by XidigtaJSL
-
- 27 Replies
- 1157 Views
-
Last post by Monk-of-Mogadishu
-
- 0 Replies
- 492 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 2 Replies
- 361 Views
-
Last post by nomadicwarlord
-
- 30 Replies
- 1551 Views
-
Last post by Thuganomics