Good job , good job , mid yar haddan idin ku daro see abtiyaal
" Faculty of Natural" eed board-ka ku soo dul qorteen waxba kama dhignee inaga hagaajiya
Waar aniga waxaaba igu filan Magaci Nugaal ee la xaday bay soo ceshen, Nugaal is coming home it is about time Cali Sandulle gets rid off the name Sool.