TV-GII LABAAD EE SOMALILAND LAGA LEEYAHAY OO SI TOOSA UGU BIIRAY CAALAMKA
Waxaan marka hore salaamaya dhamaan shacabka reer s/land meelkasta oo ay joogaan.
Marka xigta waxaan salaamayaa dhamaan saxaafada reer s/land sida ay marwalba heeganka ugu yihiin in ay dadkooda guda iyo debedba wixii macluumaad ah ee dalkooda iyo aduunkaba ku saabsan ugu soo gudbiyaan..
Intaa kadib waxa dhawaan hawada soo galay tvgii labaad ee laga leeyahay dalka s/land kaas oo magaciisa la yidhaahdo HORN CABLE TV, waxaan laga daawadaa meel badan oo aduunka ka mid ah.
Waxaana uu labeeyey tvgii hore ee SOMALILAND SPACE CHANNEL
Labada TV oo ay leeyihiin dad reer s/land ah oo dhalin yaro u badani waxay ka haqab tireen dhamaan dadka reer s/land itii nasiibka u yaalatay in ay daawadaan, waxaana ay dabooleen meel banaanayd oo ay buuxin kari wayday dawlada s/land mudada badan ee ay jirtay.
Labada tv waxa ay suura galiyeen waxyaabo badan, waxaan dad badan oo reer s/land oo kal jooga aduunka kala barteen madaxdooda oo qoorkood aani waligood araba, tusaale ahaan anagoo habeen dhaweyd daawayna HORN CABLE TV ayaa waxa soo galay gudoomiye golaha wakiilada MR C/RAXMAAN CIRRO, markaasuu nin oday ah aya yidhi waar siilaanyo goorma ayuu bidaarta yeeshay, markaasaa dadkii wada qosleen.
Odaygii ayaa yidhi adeer maxaa ku qoslaysaan miyaanu isagii ahayn markaasaa la yidhi adeer maaha waa gumoomiyii aqalka wakiilada ee waliba berbera ka soo baxay.
Markaa labada TV waxa baahi tireen dadkaas oo waxa dhamaan lala socdaa dhacdooyinaka dalka iyo aduunkaba. Laakiin waxa wali hadhsan oo la sugayaa TV garanka iyo idaacadiiba inkastoo maalin dhaweyd anigoo RADIO ETHIOPIA baadhaya aan helay idaacada radio hargeysa oo si tijaabo ah u baxaysa codkeeduna yahay mid aad u fiican
Isku soo wada duub waxaa labadaa TV waxa u qalmaan in la siiyo bilado,
Isla markaan lagu taageero hawshaa ay qabteen ee culuyska badan,
TV-GII LABAAD EE SOMALILAND LAGA LEEYAHAY OO SI TOOSA.......
Moderator: Moderators
- Suldaan_JC
- SomaliNetizen
- Posts: 558
- Joined: Sat Feb 23, 2008 4:23 pm
- Location: The City of Burao and London
- Contact:
Re: TV-GII LABAAD EE SOMALILAND LAGA LEEYAHAY OO SI TOOSA.......
Wtf
HORN CABLE TV
Is that the old Hargeisa Cable TV? or a New one?
Somaliland Tv Channels...
1, SNLTV--
2, HCTV-
3, and Now this one? Horn Cable TV
HORN CABLE TV
Is that the old Hargeisa Cable TV? or a New one?
Somaliland Tv Channels...
1, SNLTV--
2, HCTV-
3, and Now this one? Horn Cable TV
- Xaaji_Xundjuf
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1790
- Joined: Tue Jan 29, 2008 2:29 pm
- Location: Desert Nomadic
Re: TV-GII LABAAD EE SOMALILAND LAGA LEEYAHAY OO SI TOOSA.......
adan what is your interest in Somaliland
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 193 Views
-
Last post by GENERAL_SNM
-
- 28 Replies
- 4166 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 0 Replies
- 354 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 1 Replies
- 818 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 12 Replies
- 595 Views
-
Last post by Arbmn
-
- 15 Replies
- 989 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 6 Replies
- 1550 Views
-
Last post by kanadiid90
-
- 67 Replies
- 4422 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 4 Replies
- 25 Views
-
Last post by Jamac_Yare