Maamul Cusub Oo Loo Sameeyey Degmada Luuq ee Gobolka Gedo Iyo Mid Ka Ah Mushariixiinta Oo Aan Soo Xaadirin
Mar 27,2008
by Luuq-GEDO-NN
Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa maanta waxaa loogaga dhawaaqey Maamul cusub oo degmadaasi ay yeelan doonto kaasi oo ka kooban 23 xubnood oo la sheegay iny bedeli doonaan maamul uu horey u soo magacaabey madaxweynaha DKMG ee Soomaaliya, bartamahii sanadkii la soo dhaafey.
Arinta Maamul u sameynta Degmada Luuq ayaa timid ka dib markii khilaaf soo jiitamayey in mudo ah la soo afjarey kaasi oo ku saabsanaa qaababka ay beelahu wax u qeybsanayaan oo la isku maandhaafey, inkastoo goobta doorshada maanta amaankeedu si weyn loo adkeyey.
Xafladii ku dhowaaqitaanka maamulka cusub ee degmada Luuq oo ay ka horeysay tartan adag oo loo galey jagada gudoomiyaha iyo labadiisa ku xigeen ayaa waxaa ka qeyb galey masuuliyiin ka tirsan Wasaarada arimaha Guadaha DFKMG, hayadda UNOPS iyo wakiilo ka socda Shirkada Jubbaland maamul rasmi ah oo bedeli doona kii horey ugu jirey degmadaasi ka dib markii la dhameeyey khilaafkii ka taagnaa howsha maamul u sameynta degmmada Luuq.
Tartanka doorashada Gudoomiyaha Luuq oo lagu wadey inay ku loolamaan Axmed Bulle iyo Cabdulaahi Kureedoow,ayaa waxaan goobta imaan Cabdulaahi Kureedow, lamina garanayo Sababta,balse Gudoomiyaha Degmada Luuq ayaa waxaa loo doortey Axmed Buulle Maxamed, halka labada ku xigeena loo kala doortey Malaaq Maxamed Xuseen iyo Ismaaciil Cali daahir sida uu Gedonet uu u Xaqiijiyey Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo iminka ku sugan Degmada Luuq.
DKMG ee soomaaliya ayaa mudo iminka laga joogo Lix bilood ayaa degmooyinka Gobolka Gedo waxa ay ka bilowdey qorshayal maamulo heer degmo iyo mid Gobol loogu sameynayo, ilaa iyo hadda waxaa lagu guuleystey in maamulo loo sameeyo degmooyinka Baladxaawo, Dolow, Garbaharey, Ceelwaaq iyo Baardheere,iyadoo degmada Luuqna ay soo dhameystireyso in Degmooyinka Gobolka oo dhan maamulo loo sameeyey.
A C Saalixi-GEDO-NN-Baardheere
Maamul Cusub Oo Loo Sameeyey Degmada Luuq ee Gobolka Gedo Iy
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
- precious_dyme
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2103
- Joined: Thu Jul 05, 2007 1:44 pm
- Location: SOMALIA 21/10/69
Re: Maamul Cusub Oo Loo Sameeyey Degmada Luuq ee Gobolka Gedo Iy

I wonder if the mayor is Reer Axmed or Reer Xassan

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Maamul Cusub Oo Loo Sameeyey Degmada Luuq ee Gobolka Gedo Iy
^^U want a Siyad Husein from AbudWaq to tell U (from Luqh) who the mayor is?Murax wrote:![]()
I wonder if the mayor is Reer Axmed or Reer Xassan
dont U call home?
the mayor's Rer Hasan siiba Rer Harun Yusuf
Re: Maamul Cusub Oo Loo Sameeyey Degmada Luuq ee Gobolka Gedo Iy
^^
Reer Axmed got robbed.
Reer Axmed got robbed.

- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: Maamul Cusub Oo Loo Sameeyey Degmada Luuq ee Gobolka Gedo Iy
Reer Xassan. Run this b!tch.
Guul Reer Haruun Guul.








Guul Reer Haruun Guul.

Re: Maamul Cusub Oo Loo Sameeyey Degmada Luuq ee Gobolka Gedo Iy
Sadaam_Mariixmaan wrote:Reer Xassan. Run this b!tch.
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
Guul Reer Haruun Guul.
Reer Xassan


- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: Maamul Cusub Oo Loo Sameeyey Degmada Luuq ee Gobolka Gedo Iy
Reer Cali Xussein 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 529 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 1074 Views
-
Last post by Meseret
-
- 2 Replies
- 936 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 870 Views
-
Last post by OAF
-
- 0 Replies
- 482 Views
-
Last post by BuuloXubeey
-
- 1 Replies
- 478 Views
-
Last post by zingii
-
- 6 Replies
- 1092 Views
-
Last post by Shankaroon_614
-
- 1 Replies
- 755 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 49 Replies
- 2135 Views
-
Last post by ModerateMuslim