Page 1 of 2

Yusuf Kanti, Ahmed Warsame, Noor Matan, Hirale go to Kismayo

Posted: Fri Mar 28, 2008 8:05 am
by CoolPoisons
Kismaayo:Wafdi uu horkacayo Xildhibaan barre Hiiraale oo saacadaha soo socda ku soo beegan magaalada kismaayo

[2008-03-28 14:01:18] Wafdi balaaran oo uu horkacayo xildhibaan barre Hiiraale ayaa waxaa uu saacadaha soo socda ku soo beegan yahay magalada kismayo ee xarunta jubbada hoose ayagoo ka soo kicitimay degmada baardheere ee gobolka gedo.

Wafdigaan oo saqdii dhexe ee xalay ka soo amba baxay degmada bardheere ee gobolka gedo ayaa waxaa lagu wadaa in uu saacadaha soo socda soo gaaro magaalada kismaayo ee xarunta jubbada hoose ayadoo magaalada kismaayana si wayn looga hadal hayo imaatinka xubno wafdi ah oo uu hor kacayo xildhibaan barre aadan shire (Hiiraale)ayna kamid yihiin xildhibaano dhowr ah oo ka soo jeeda beesha Sadde.

Boqolaal qof ayaa tan iyo markii laga warhelay soo bixitaanka wafdigaas waxaa ay isu diyarinayeen soo dhawyn balaaran oo ay u fidiyaan wufuudaas waxaana dadku ay taxan yihiin kismaayo min degmada Jilib ayagoo u hamuun qaba in ay arkaan Xildhibaan Hiiraale oo mar kale ku soo laabta magaalada kismaayo,Inakastoo ay dadku u diyaar garoobeen soo dhawaynta wafdigaas ayaa hadana waxaa aan la ogayn halka uu ilaa iyo hatan soo gaaray balse lafilayo in saacadaha soo socda uu kismayo soo gaaro.

Wafdiga uu horkacayo Xildhibaan Barre aadan shire (Hiiraale)ayaa waxaa kamid ah Xildhibaano ay kamid yihiin Xildhibaan gen.Axmed warsame Maxamed,xildhibaan yuusuf kaanti,iyo xildhibaan Nuur Mataan Biriq oo dhawaanahan ku sugnaa degmada baardheere ee gobolka gedo,lama oga ujeedada rasmiga ah ee socdaalka xubnahaan laakiin waxaa wararka qaarkood ay sheegayan in ay xusul duub ugu jiraan sidii loo yagleeli lahaa dowlad goboleed lag hirgaliyo gobolada jubooyinka.

http://allwariye.com/actiontools/getThi ... php?id=499

Re: Yusuf Kanti, Ahmed Warsame, Noor Matan, Hirale go to Kismayo

Posted: Fri Mar 28, 2008 8:06 am
by CoolPoisons
focking hell when was last time that Kanti and Noor Matan went to Kismayo.

Re: Yusuf Kanti, Ahmed Warsame, Noor Matan, Hirale go to Kismayo

Posted: Fri Mar 28, 2008 8:10 am
by Murax
Coolpoison,


When is Jaamac Dheere coming sxb?

Re: Yusuf Kanti, Ahmed Warsame, Noor Matan, Hirale go to Kismayo

Posted: Fri Mar 28, 2008 8:35 am
by CoolPoisons
Murax wrote:Coolpoison,


When is Jaamac Dheere coming sxb?
He will come soon, Wagerdha strongmn Igal and Koronto and Ugas Shermake strongman Fartag are already there.

Re: Yusuf Kanti, Ahmed Warsame, Noor Matan, Hirale go to Kismayo

Posted: Fri Mar 28, 2008 9:27 am
by Murax
CoolPoisons wrote:
Murax wrote:Coolpoison,


When is Jaamac Dheere coming sxb?
He will come soon, Wagerdha strongmn Igal and Koronto and Ugas Shermake strongman Fartag are already there.

First time You didn't call me Cali Xusayn doqon or Marax :shock: :lol:

Re: Yusuf Kanti, Ahmed Warsame, Noor Matan, Hirale go to Kismayo

Posted: Sat Mar 29, 2008 2:49 am
by Warsame101
Good news.

Re: Yusuf Kanti, Ahmed Warsame, Noor Matan, Hirale go to Kismayo

Posted: Sun Mar 30, 2008 2:38 pm
by xoogSADE14
Its about damn time.

Re: Yusuf Kanti, Ahmed Warsame, Noor Matan, Hirale go to Kismayo

Posted: Sun Mar 30, 2008 3:54 pm
by Murax
Those forthepushins are probably eating macmacaan as we speak.

Re: Yusuf Kanti, Ahmed Warsame, Noor Matan, Hirale go to Kismayo

Posted: Sun Mar 30, 2008 6:07 pm
by xoogSADE14
lol@ Murax

Sxb hoowl culus baa sugeeysa madaxda iyo shacabka Jubbaland laakiinse Insha'allah waanu guuleeysan doonaa.

Re: Yusuf Kanti, Ahmed Warsame, Noor Matan, Hirale go to Kismayo

Posted: Sun Mar 30, 2008 6:29 pm
by Murax
xoogSADE14 wrote:lol@ Murax

Sxb hoowl culus baa sugeeysa madaxda iyo shacabka Jubbaland laakiinse Insha'allah waanu guuleeysan doonaa.


I'll toast a brownie double chocolate chocalate tripple blended frappicino to that yaa forthepushin!

Re: Yusuf Kanti, Ahmed Warsame, Noor Matan, Hirale go to Kismayo

Posted: Sun Mar 30, 2008 7:13 pm
by Advo
lol, so the reer-siyaad/kooshin beef is squashed.......rageedii!!

Re: Yusuf Kanti, Ahmed Warsame, Noor Matan, Hirale go to Kismayo

Posted: Mon Mar 31, 2008 1:13 am
by Voltage
Advo, the only reer Kooshin reer Siyaad beef that existed was on Somalinet, there WERE problems and though I do not nor did I try to find out anything now, I am assuming there probably IS some problems (hence Barre bringing the old lion Gen Axmed Warsame with him) but inshallah this could be false and nothing will arise.

With that said, it is now 11:11 p.m Sunday March 30, 2008 for me and in an hour at 12:00 a.m I will not log in here or even view this forum until exactly 12:00 a.m Monday August 18, 2008 so with that said, peace to all my ilma adeero in this joint.

Re: Yusuf Kanti, Ahmed Warsame, Noor Matan, Hirale go to Kismayo

Posted: Mon Mar 31, 2008 3:50 am
by Warsame101
Let bygones be bygones sxbyaal, Alxamdullilah, no problems exist. There was a small problem in regard to difference of politics between the SADE council but it has been fixed and this is good news. As alluded by Coolpoisons, any difference between us will set us back.

The same website that Coolpoisons posted says:
Odayaasha dhaqanka ayaa ayagana waxaa u hadlay rag fara badan oo si diiran u soo dhaweeyey warbixinada ay xildhibaanadu keeneen iyo in soomaali wayn wax lala qaybsado,odayaashii ka hadlayna waxaa ka mid ahaa Suldaan maxamed bashiir madoobe yarow,afhayeenka odayaasha iyo xubno kale,Gaba gabadii ayaa waxaa la isla gartay inta badan arimihii kulanka lagu soo bandhigay ayadoo uu jawi dagana ku idlaaday shirkii ay maanta isugu yimaadeen golayaasha dhaqanka iyo siyaasada iyo xildhibaanada beesha Sadde ee kismaayo ku sugan ayadoo ay wararkuna sheegayaan in xildhibaano kale ay kismaayo ku soo jeedaan maal maha soo socda.
Voltage, the reason Generalka accompanied the group is due his heavyweightness and the great role he will play in building the state.

The next batch that will soon arrive will be the Absame xildhibaans and the rest of the xildhibaans representing the lesser clans in Jubbaland.

Re: Yusuf Kanti, Ahmed Warsame, Noor Matan, Hirale go to Kismayo

Posted: Mon Mar 31, 2008 2:46 pm
by xoogSADE14
Jubbaland State baalashii beey fidsatay walaaleyaal.

Re: Yusuf Kanti, Ahmed Warsame, Noor Matan, Hirale go to Kismayo

Posted: Mon Mar 31, 2008 3:12 pm
by Murax
Does anybody here have an idea what happened in Afmadow with the Sade suldaan and his delegation?