A MINISTERS LION PET KILLS A POOR GIRL IN HARGEYSA!!!!!!!!!!
Posted: Fri Mar 28, 2008 6:04 pm
Wararka naga soo gaaray magaalada Hargesia ee xarunta Maamulka Somali-land ayaa waxa aay sheegayaan in halkaas uu habeenimadii xalay aheyd Libaax ku dilay gabar dhalinyaro taas........
oo lagu magaabi jiray Hinda Xasan Ciise.
Gabdhaani ayaa waxa aay xiligaas ku sugneyd Meel u dhow Suuqa xoolaha ee Magaalada Hargeisa taas oo markiiba ay naftu ka baxday, isla markaana maydkeedii la dhigay Cisbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa.
Libaaxaan oo ahaa nooc Dhediga ah ayaa waxa la sheegay in uu ahaa mid si xanaano ah ugu jiray beer uu leeyahay wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Maamulka Somaliland Cali Maxamed Waran-cade.
Wasiirku lahaa Libaaxa ayaa tilmaamay in aan ilaa hada la garanayn sababta keentay in Libaaxadaasi ay fakato iyo wixii ka cadhaysiiyey-ba, inkasta oo ay meel kula jirtay libaax kale oo isagu Silsilad ku xidhanaa.