Were focking set back to start. Fock this khilaf that always comes between Marehan.
Kismaayo:Kulan Xaasaasi ah oo xiligan ka socday mid kamid ah hotelada kismayo una dhaxeeya xildhibanadii kismayo soo gaaray iyo golayasha dhaqanka iyo siyasada ee beesha Sadde
[2008-03-30 14:00:13] Hotelka Waamo eee bartamaha magaalada kismaayo ayaa waxaa xiligaan ka socda kulan balaaran oo uu dhaxeeya golayaasha dhaqanka iyo siyasada iyo xildhibaanadii kismaayo soo gaaray habeen kahor.
Kulankaan oo saxaafada loo diiday ayaa waxaa uu haatan ka socdaa hotelka Waamo ee bartamaha magaalada kismaayo waxaana yeelanaya oo uu u dhaxeeyaa xildhibaanadii kismaayo yimid iyo golayaasha dhaqanka iyo siyaasada ee beesha Sadde ayadoo aan si dhab ah loo ogayn waxyaabaha la iskula soo qaadayo,Inkastoo uu kulanku yahay mid ay alababadu u xiran yihiin ayaa hadana waxaa jira warar sheegaya in dhinacayada kulanku u dhaxeeyo ay ka wada hadlayaan ejeedada socdaalka xildhibaanada beesha Sadde ee kismaayo yimid iyo waxyaabaha keenay in raga sheeganaya mas,uuliyada kismaayo ay u soo dhawayn waayaan xildhibaanadaan oo uu hor kacayo xildhibaan Barre hiiraale.
Kulanka ayaa sidoo kale waxaa lagu lafa guri doonaa hadafka socdaalka mudanayaasha oo kuu aadan maamul u samaynta jubooyinka,laakiin waxaa jira rag kamid ah siyaasiyiinta beesha Sadde oo aaminsan in laga dhacayo jagooyin iyo sadano ay haystaan iyo in la dhaafiyo nacfiga ka soo xarooda Dekeda wayn ee magaalada kismaayo,waxaase ay u muuqataa marka la eego hadaladii ka soo yeeray qaar kamid ah siyaasiyiinta kismaayo ee beesha iyo xildhibaanada in uu jiro khilaaf aan la ogayn halka uu joogo.
Arinta khilaafka ayaa waxaa bidhaan muujinaya hadalada ah nalooma soo sheegin imaatinka xildhibaanada ee magaalada kismaayo,Hase yeeshee su,aasha meesha taal ayaa ah xildhibaanadaan ayay tahay in ay ogaysiiyaan imaanshiyahooda kismaayo maadaama ay ku jiraan labada Nin ee looga Dambeeyo sayaasada iyo masiirka beesha Sadde kuwaas oo kala ah Xildhibaan barre Hiiraale iyo Gen.Axmed warsame ayadoo taas laf ahaanteeda ay iswaydiiyeen mudanaayashaan.
http://allwariye.com/actiontools/getThi ... php?id=511
Problems in Kismayo. Khilaf between Odayasha Kismayo and MPS
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Problems in Kismayo. Khilaf between Odayasha Kismayo and MPS
Expected of course, but nothing they will not patch up..!
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 1009 Views
-
Last post by MarsinQorahay
-
- 32 Replies
- 1852 Views
-
Last post by Shankaroon_614
-
- 0 Replies
- 1201 Views
-
Last post by Even123
-
- 27 Replies
- 18959 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 8 Replies
- 1940 Views
-
Last post by BeyondQabil
-
- 30 Replies
- 6447 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 12 Replies
- 3024 Views
-
Last post by Marques
-
- 1 Replies
- 742 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 123 Replies
- 5348 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 1 Replies
- 228 Views
-
Last post by Shirib