DHULBHANTE ARE THEY GOOD CITIZENS OR WHAT
Moderator: Moderators
- Xaaji_Xundjuf
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1790
- Joined: Tue Jan 29, 2008 2:29 pm
- Location: Desert Nomadic
- Suldaan_JC
- SomaliNetizen
- Posts: 558
- Joined: Sat Feb 23, 2008 4:23 pm
- Location: The City of Burao and London
- Contact:
Re: DHULBHANTE ARE THEY GOOD CITIZENS OR WHAT
Isaaq Iya Tababaray 

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: DHULBHANTE ARE THEY GOOD CITIZENS OR WHAT
Somaliland= Isaaqiya is no more !!
Isaaqu na ha ogaadaan iminka wixii ka dambeeya inaanu aqoonsi iyo gooni isu taag dambe jirin
Waxan waa "plan "aan 3 sanno ka hor idiin ku fasiray halkan , you all just don't pay attention !!!
Insha Allah at the end of this long ,very long story , dhulbahante will retain their bragging right as the "binding element , the required adhesive that kept the whole shyte together .
We're a long way from there though !
Isaaqu na ha ogaadaan iminka wixii ka dambeeya inaanu aqoonsi iyo gooni isu taag dambe jirin

Waxan waa "plan "aan 3 sanno ka hor idiin ku fasiray halkan , you all just don't pay attention !!!
Insha Allah at the end of this long ,very long story , dhulbahante will retain their bragging right as the "binding element , the required adhesive that kept the whole shyte together .
We're a long way from there though !
- Xaaji_Xundjuf
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1790
- Joined: Tue Jan 29, 2008 2:29 pm
- Location: Desert Nomadic
Re: DHULBHANTE ARE THEY GOOD CITIZENS OR WHAT
war naga tag faqashyahow
dhulbahante wa second clas cizitens waanu ku shaqeysanayna
dhulbahante wa second clas cizitens waanu ku shaqeysanayna
Re: DHULBHANTE ARE THEY GOOD CITIZENS OR WHAT
Dhulbahante are full class citizens in Somaliland
:somaliland:

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: DHULBHANTE ARE THEY GOOD CITIZENS OR WHAT
Xaaji xunduf , adigu Snet baad magac kaga raadsanaysa , anigu see xaqiiqdaan kaaga waramay !!
- Xaaji_Xundjuf
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1790
- Joined: Tue Jan 29, 2008 2:29 pm
- Location: Desert Nomadic
Re: DHULBHANTE ARE THEY GOOD CITIZENS OR WHAT
war naga tag anigu hadaan adiga somaliland kugu arku waan ku xidhaya
ictraaf raadiska somaliland na dee adeer akhirka wala hellaya
ictraaf raadiska somaliland na dee adeer akhirka wala hellaya
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: DHULBHANTE ARE THEY GOOD CITIZENS OR WHAT
Xaaji xunduf, adeer siyaasad iyo xadhig-ba rag baa loogu talogalay 
Beri baa habeen anagoo ka soo galayna dhinaxca sheedaha , ali asad ciidankiisu ina qabteen , oo inagu eedeeyeen sigaar-kaad contraband uga saartaan magaalada , ee waa in la idin ganaaxaya . Gaadhigii bay deetana damceen iney inaga xidhaan.
Anyway , gaadhigii baa halkii "trafiicadda " la inaga xidhay . Ku xunoo HJ oo aad u edeb daran baa haysan jiray cidaanka , waa na oday waalan. Anyway , yar kaloo reer jabuuti ah baynu isla soconay . Halkii bay inagu arkeen anagoo "french" ku wada hadlayna .
War xageed ka timadeen bay ina yidhadeen , meeshu waa Somaliland ee af soomali ku hadla bu ina yidhi
"War anaa wasa Somaliland iyo dintaa abeehed -ba , baan ku idhi!!
"
Naxdin !!
Yaa? maxaad tidhi ? sideed ugu hadashaa waxoos oo kale " ayuu ka go'i waayay oday-gii Habar Jeclo
"Adeer adiga naf baa ku haysa , oo waxaad tahay baan ogayahay, oo shalay baad ku ahayd askari faqash cidaanka gabiley fadhiyay , anigu see waddanka kale ayaaban uga mid dhulkeeyga , sidaan doona ugu kaadjaya !
baan ugu jawaabay .
Wixii kale ee askarta aha baa ina kaxeeyay odaygii , halkii na la inagoo soo furay gaadhigayagii !!
Ina Cigaal baa xitaa ku dhicin inu 2 malmood wax ka badan igu hayo jailk-kaa , waaba see adiga !!

Last edited by SahanGalbeed on Thu Apr 03, 2008 12:47 pm, edited 2 times in total.
- 1nkaarQabe
- Posts: 219
- Joined: Tue Apr 01, 2008 8:36 pm
Re: DHULBHANTE ARE THEY GOOD CITIZENS OR WHAT
Majority dhulbahante are puntlanders, traitors don't count. 

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: DHULBHANTE ARE THEY GOOD CITIZENS OR WHAT
SahanGalbeed wrote:Xaaji xunduf, adeer siyaasad iyo xadhig-ba rag baa loogu talogalay:
Habar Awal markad ka tahaye, Ragga uu Daa dee

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: DHULBHANTE ARE THEY GOOD CITIZENS OR WHAT
Tacbaan baad tahin idinku , waa ban idin ka xidhay hadalka!!
Re: DHULBHANTE ARE THEY GOOD CITIZENS OR WHAT
Xaaji_Xundjuf wrote:war naga tag anigu hadaan adiga somaliland kugu arku waan ku xidhaya
ictraaf raadiska somaliland na dee adeer akhirka wala hellaya

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 337 Views
-
Last post by musika man
-
- 3 Replies
- 1064 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 0 Replies
- 318 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 1 Replies
- 338 Views
-
Last post by BABYGIRL123
-
- 9 Replies
- 715 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 4 Replies
- 26 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 47 Replies
- 3926 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 55 Replies
- 1887 Views
-
Last post by Khalid Ali