Beesha Habar Jeclo in the UK Speaks Out!!!! Msg for Riyoole
Posted: Fri Apr 04, 2008 6:48 pm
beelaha H/Jeclo ee ku sugan boqortooyada UK waxay dad iyo dalba Ilaahay uga baryayaan inuu ka feedo abaarta iyo dhibaatooyinka badan ee ku gadaamman Ummaddeena reer Somalilan aammiin.
Beelaha H/J ee UK intooda hoos ku xusan, iyo xaashdi makoobto e' intay isla qaateen Bayaankan iyo intay kaga wakiil yihiinba. Waxay si mug iyo miisaan leh u taageerayaan baaqii ay soo saareen Qurba jooga Beesha Arab 28kii Mar. 2008.
Baaqaasoo tilmaamayey in 5tii sanadood ee loo doortay xafiiska MW Daahir Riyaale Kaahin ay kaga egtahay 14/15 April 2008 habeen-badhka.
Waqtigaas wixii ka danbeeya hadii Ilaahay inagu siimo ma' ahaan doono Daahir Riyaale Kahin madaxa xafiiska madaxtooyada sharciyan. Wuxu ka mid ahaan doonaa muwaadiniinta caadiga ah ee reer Somaliland iyadoo lagu dhawri doono madaxweynhii hore ee Somaliland (ex president of Somaliland).
Sidaas darteed waa in si ded-deg ah loo magacaabaa Dawlad doorasho qabata (caretaker government). kana kooban sadexda xisbi iyo ciddii kale ee dan lamoodo. Dawladaasu waa inay ka hawl gashaa sidii ay mudo kooban ugu qaban lahayd doorashaduu baajiyey maamulka Riyaale.
Guurtida waxa looga digayaa u haqal-taaga mudo kordhin madaxtooyo. Hadaay isku deyidoonaan iyagoo oofinaya xillad gurkii mudo kordhintooda. Iyagaa qaadi-doona, mas'uulna ka noqon doona waixii qalad iyo qalaan-qal ka yimaadda. Ilaahayba inaguma keeno.
Wakiiladu waa inay kaga tarjumaan dadweynaha in doorashada la' qabto oo aan Dimuqraadiyaddii la soo afjarin, si aanu aqoonsigii al-baabada garaacayey dib ugu laaban. Danta guud waxay ku jirtaa Qaranimada Somaliland ee kuma jirto qof loo geedaguro.
Kumishanku iyaga ayaa mudeeya doorashada iyagoo kala tashanaya keliya 3da xisbi-qaran. Hadiiba ay wadajir isula qaataan in doorashada dib loo riixo taas micneheedu maaha madaweynihii baa muddada loo kordhiyaa.
1 Suldaan Maxamuud Xaaji Xuseen
2 prof. Sulema Dirir Cabdi
3 Sh. Aniis Maxamed Axmed
4 eng. Cabdi Jaamac
5 eng. Jaamac Raage
6 Dr Axmed Ciroobe (salad)
7 eng. maxamed X C/hi Jamac
8 eng. Saciid Xaaji Suleman
9 eng. ismail Omar Adan (Boos)
10 CQ Faysal Abokor Xasan dhunkaal
11 CQ mubaarak maxamed maxamud
12 A/Y Maxamed Yusuf Cali (Garaad)
13 A/Y Maxamud Raage Ibrahim
14 A/Y Maxamud Xaashi Cabdi
15 A/Y Axmed Suleman Cawed
16 A/Y Maxamed Iidle Cabdulle
17 A/Y Xasan Axmed Geeddi
18 A/Y Axmed X Cabdullahi Rooraye
19 A/Y Axmed Cilmi Barre
20 A/Y Saciid Cali Jaamac
21 A/Y Muusa Xaaji Yuusuf
22 A/Y Cabdoo Aayar
23 A/Y Adan Gaas Cabdi
24 A/Y Siciid aw Jaamac
25 A/Y Cabdi Cabdullaahi xasan
26 W/B Faarax Xasan Jagac
27 W/B Yaasiin Xaaji Cabdullahi
28 W/B Axmed X Yuusuf Ducaale
29 W/B Yuusuf Ismaciil Cali
30 W/B Ismaciil Barre Maxamud
31 W/B Haaji Caydii Xasan
32 W/B Jaamac Haybe
33 W/B Cismaan Nuur
34 W/B Maxamed Yuusuf Cali
35 W/G Ciisa Yuusuf
36 W/G Xuseen Xaaji Nuux
37 W/G Rashiid Axmed
38 W/G Jamac Maxamud Adan
39 W/G Saalax Maxamed Diiriye
40 W/G Saciid Maxamed Adan
41 A/Y Cabdullahi Salax
42 A/Y Xuseen Cali Cilmi
43 W/B Axmed Xaji Maxamed Biixi
44 A/Y Maxamed Farax Diiriye
45 W/B Maxamed Cabdullahi Cariish
46 A/Y Cumar Maxamed Xasan
47 A/Y Ismail maxamud Cali Dhuxul
48 A/Y Abdi Cabdullahi Xaashi
49 W/B Axmed Maxamed Jaamac
50 A/Y Moxamed Xuseen Rooble
51 A/Y Cusmaan Adan Caabi
52 A/Y Maxamed Cabdi Cilmi
53 W/B Cali Xasan Cumar
54 W/B Maxamud Cabdi Muuse
55 A/Y Yuusuf Axmed Xaaji Yuusuf
56 A/Y Xuseen Xaaji Axmed
57 A/Y Xuseen Rooble Cali
58 W/B Yuusuf Xaaji Maxamed
59 A/Y Cabdiwahaab Muuse Bootaan
60 A/Yahan Xuseen Ibrahim Jaamac.
Wa Billaahi Towfiiq.
Axmed Yuusuf.