Rer Hasan Vs Rer Ahmed War in Lugh

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Rer Hasan Vs Rer Ahmed War in Lugh

Post by CoolPoisons »

Fock

Dagaal Culus oo galabta ka dhacay Degmada Luuq

Beerdhiga 09.04.2008 20:34

Dagaal aad u culus oo la'isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa uu galabnimadii maanta labo maleeshiyo beeleed ku dhex maray Degmada Luuq ee Gobolka Gedo.

Dagaalkan oo bilawday abaare 05:00 galabnimo ayaa ahaa mid aad u xoogan waxaana la sheegay in ay ku dhinteen 2 qof oo ka wada tirsan maleeshiyooyinkii dagaalku dhex maray waxaana sidoo kale dhaawac soo gaaray 5 qof oo kale.

Wararka ka imaanaya degmada Luuq ayaa waxay ku waramayaan in dagaalku uu iskiis isu taagay salaadii maqrib ka dib mana jiraan ilaa iyo hadda cid isu taagtay in ay u kala dabqaado maleeshiyooyinka iska hor imaadku dhexmaray oo wali isku hor fadhiya gudaha Degmada Luuq.

Dagaalkan ayaa la sheegay in uu salka ku hayo aano Nin horay loogu dilay magaalada Luuq waxaana horay u fashilmay isku dayo lagu damacsanaa in lagu soo afjaro khilaafka dhex yaala labadan beelood ee wada dega.

Waxaa Magaalada Luuq Haysta isla mar ahaantaana maamula Ciidamada gumaysiga Itoobiya oo gacanta ku haystay laga soo bilaabo sanadkii 1996 mana jiraan wax dhaq dhaqaaq ah oo ay ka sameeyeen dagaalkan u dhaxeeya Beelaha walaalaha ah oo isku dilaya gudamah magaalada ayaga oo ku can baxay sii hurinta colaadaha u dhaxeeya Beelaha degan Gobolka gedo gaar ahaan degmooyinka Baled-xawo, Luuq, iyo Dooloow.

http://www.beerdhiga.org/index.php?acti ... =1&id=3125
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Rer Hasan Vs Rer Ahmed War in Lugh

Post by Sadaam_Mariixmaan »

Luuq is going to be a All Reer Xassan town soon :cool:

Like the Reer Siyaad did Garabahareey :lol:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Rer Hasan Vs Rer Ahmed War in Lugh

Post by CoolPoisons »

Sadaam_Mariixmaan wrote:Luuq is going to be a All Reer Xassan town soon :cool:

Like the Reer Siyaad did Garabahareey :lol:
^^dumbass, Garbaharey's not all Rer Siyad city. It's Rer Rer Siyad/Ugas Shermake/Ina Noor city.
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Rer Hasan Vs Rer Ahmed War in Lugh

Post by Sadaam_Mariixmaan »

CoolPoisons wrote:

Who the fukk you callin dumbass u fukkin Reer Siyaad Xussein Oromo
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Rer Hasan Vs Rer Ahmed War in Lugh

Post by CoolPoisons »

Sadaam_Mariixmaan wrote:

^^did U wet Ur bed today U fat fock.
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Rer Hasan Vs Rer Ahmed War in Lugh

Post by Sadaam_Mariixmaan »

^
No I skeet in ya sista mouth anyways why are they fighting?
Boqor__Daarod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2387
Joined: Sat Jun 02, 2007 6:43 am
Location: i AM FROM the USSR MY NAME IS BORIS YELSON

Re: Rer Hasan Vs Rer Ahmed War in Lugh

Post by Boqor__Daarod »

^^dumbass, Garbaharey's not all Rer Siyad city. It's Rer Rer Siyad/Ugas Shermake/Ina Noor city.[/quote]

Who the fukk you callin dumbass u fukkin Reer Siyaad Xussein Oromo[/quote]

^^did U wet Ur bed today U fat fock.[/quote]

he developed now he only wets in weekends. give the poor fat guy a break. :lol: :lol: :lol:
User avatar
precious_dyme
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2103
Joined: Thu Jul 05, 2007 1:44 pm
Location: SOMALIA 21/10/69

Re: Rer Hasan Vs Rer Ahmed War in Lugh

Post by precious_dyme »

[quote="Sadaam_Mariixmaan"]Luuq is going to be a All Reer Xassan town soon :cool:quote]

Dagaal waa :down:

Reer Xasan dhibka inee iska daafan waye.
S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: Rer Hasan Vs Rer Ahmed War in Lugh

Post by S-D-M »

[quote="CoolPoisons"]Fock

Dagaal Culus oo galabta ka dhacay Degmada Luuq

Beerdhiga 09.04.2008 20:34

Dagaal aad u culus oo la'isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa uu galabnimadii maanta labo maleeshiyo beeleed ku dhex maray Degmada Luuq ee Gobolka Gedo.

Dagaalkan oo bilawday abaare 05:00 galabnimo ayaa ahaa mid aad u xoogan waxaana la sheegay in ay ku dhinteen 2 qof oo ka wada tirsan maleeshiyooyinkii dagaalku dhex maray waxaana sidoo kale dhaawac soo gaaray 5 qof oo kale.

Wararka ka imaanaya degmada Luuq ayaa waxay ku waramayaan in dagaalku uu iskiis isu taagay salaadii maqrib ka dib mana jiraan ilaa iyo hadda cid isu taagtay in ay u kala dabqaado maleeshiyooyinka iska hor imaadku dhexmaray oo wali isku hor fadhiya gudaha Degmada Luuq.

Dagaalkan ayaa la sheegay in uu salka ku hayo aano Nin horay loogu dilay magaalada Luuq waxaana horay u fashilmay isku dayo lagu damacsanaa in lagu soo afjaro khilaafka dhex yaala labadan beelood ee wada dega.

Waxaa Magaalada Luuq Haysta isla mar ahaantaana maamula Ciidamada gumaysiga Itoobiya oo gacanta ku haystay laga soo bilaabo sanadkii 1996 mana jiraan wax dhaq dhaqaaq ah oo ay ka sameeyeen dagaalkan u dhaxeeya Beelaha walaalaha ah oo isku dilaya gudamah magaalada ayaga oo ku can baxay sii hurinta colaadaha u dhaxeeya Beelaha degan Gobolka gedo gaar ahaan degmooyinka Baled-xawo, Luuq, iyo Dooloow.

http://www.beerdhiga.org/index.php?acti ... =1&id=3125[/quote]

Where does it say Reer Hassan Vs Reer Ahmed
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Rer Hasan Vs Rer Ahmed War in Lugh

Post by CoolPoisons »

S-D-M wrote:
Where does it say Reer Hassan Vs Reer Ahmed
^^it was mistake. i called my Rer Hassan qaraabo and they said it was argument with Rer Ahmed and Rahanweyn about last month killing. Rer Ahmed focking karbashed the Rahanweyn outside the city and went after them.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Rer Hasan Vs Rer Ahmed War in Lugh

Post by Murax »

^^

Wtf, Raxanwein live in Luuq?

Who gave the beggars guns?
S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: Rer Hasan Vs Rer Ahmed War in Lugh

Post by S-D-M »

[quote="Murax"]^^

Wtf, Raxanwein live in Luuq?

Who gave the beggars guns?[/quote]

Raxanweyn waa masakiin, lakin waxaa kawalayo dad cadowganaga ah
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Rer Hasan Vs Rer Ahmed War in Lugh

Post by Murax »

[quote="S-D-M lakin waxaa kawalayo dad cadowganaga ah[/quote]

Kuwaasna yee yihiin sxb cadowgeena waa badanyihiinee?
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Rer Hasan Vs Rer Ahmed War in Lugh

Post by Advo »

Murax even the madhibaans in BeledXaawo are Armed...they wanted to kill my uncle ones and got armed to the teeth before the whole situation was defused by another uncle of mine who was a doctor. :lol:
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Rer Hasan Vs Rer Ahmed War in Lugh

Post by Murax »

There aer madhibaans in Beledxaawo? :shock:

Wtf, Gedo needs to be cleansed. Now that there is a maamul the few Ealay and all non MR qashin remaining will be pushed out for good.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”