Anigo waxaan la yaabanhy sababta loogo caayo dumarka guursan waaya..
.Guumees
walaalyaal hablaha cayda ka daaya....qof kasta marku ilaahy oo qoray buu guursan.
And for all the sisters outhere...There is nothing wrong being singel

Moderators: Moderators, Junior Moderators
zulaika wrote:i see therapy session is in full swing.
hyperactive wrote:zulaikha adiga na daa
you already have a spouse
dad ka an heysan ka ko jeeskesin.lol
AbdiWahab252 wrote:Zulaika,
Bachelornimada wuxu ku eeg yahay 2008. Gabar wanagsan ee diinta iyo dhaqanka ku fiican ba ka so guursana Dalka Kenya.
Jaceel iyo calcaal waxan uu dhafey kuwa Fiirsada Romance Channelka.
wassup loreal!!ms.nalia wrote:zulaika wrote:i see therapy session is in full swing.
You could use, say, about a dozen sessions....