dood furan.

Afka hooyo :) Qaybtan waxaa loogu talagalay dadka wax ku qora luqada Soomaaliga.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

boode- afdheere
Posts: 8
Joined: Sat Mar 08, 2008 7:18 am

dood furan.

Post by boode- afdheere »

waxan u malaynayaa dhamaanteen dadka soo gala Bogga Somalilife in aan nahay dad qaan gaar ah oo ka wayn De'da 18 Sano, sidas darteed waxan rabaa in aan idin soo dhexdhigo Sual, qof walbana uu ka dhibto fekerkiisa.

Sida aan wada ogsoonahay inaga umadeena Somaliyeed waxanu nahay dad Muslim ah 100% sida la sheego, hadana waxan ogsoonahay in aanan sida Saxda ah ugu wada dhaqmin diinta dhinacyo badan marka laga eego, suashaydan waxay ku kooban tahay oo keliya Galmada Saxda ah oo ay labada qof oo Muslimka ah oo Isqabo ay isugu Galmoodaan, hadaba waxan ogsoonahay sida ay isugu galmoodaan dadka aan Muslimka ahayn ee Gaalada ah in ay Saamayn wayn ku yeesheen dadka Muslimka ah oo iyaga dhexgalay ama la dhaqmay oo aanayba kala aqoon sida diintoodu qabto ee la isugu galmoodo labada qof ee isqaba.

1-Hadaba maxa ugu wacan oo ay qofka Muslimka ah oo laga yaabo xataa in uu ku noolyahay Wadan Muslim ah uu u xiisaynayaa ama u Copygaraynayaa oo taas ku qasbay(wiil iyo gabarba)?

2- qof walba ha isku dayo bal in uu sharaxaad ka bixiyo sida saxan oo diintu qabto in la isugu galmoodo(waxan saas u leeyahay waxa jira dad ayba isa qaldantahay oo aan kala saari karin qababka Galmada ee saxan iyo kuwa diintu mamnuucday).

3-sida aan ognahay Diintu waxay xaaraamaysay in NINKU Naagtiisa xaga dame uu uga galmoodo.Hadaba yaa wax kale oo diintu Xaaramaysay sheegi kara oo hada la isugu galmoodo ama ka dhacda dadka Muslimka ah ee ISQABA.

4-Sidee saxan oo lagu qancin karaa dhalinyarada Muslimka ah oo hadana iyagu dhexgalay dadka Cadaanka ah oo raba sidooda oo kale in ay u Raaxaystaan oo aanba u arag in hadii aysaan qaabkas isugu galmoon raaxoba helayn oo reer miyi u arka qofka aan aqoon qababkas Reer Galbeedka isugu tagaan.

5-dhaqanka Somaliyeed ee xun waxa ka mid ah in ay gabdhaha si Fircooni ah u gudaan oo markas ay dhib u keento siyaabo badan oo kala duwan, waxa kamid ah in Raaxadii ama Dareenkii ilaahay siiyay in ay ku dareento Raaxada marka ay ninkeeda la gudaneeso Galmada in laga dhimay oo markas ORGANkii qabilsanaa shaqadas laga jaray, waxana had iyo jeer hada Dhalinyarada SOMALIYEED ku cabtaan in aysan gabar noocaas ah la qaybsan karin Noloshiisa taasina ayba keento mararka qaarkood wayahan dambe in lagu kale tago Hadaba qof walbaa haka soo dhiibto sida CAADADAAS Xun EE gabdhaheena lagula kaco loo joojin lahaa iyo hadii ay run tahay in gabadha xaga dareenka laga naaqusiyay.
miss_isaaq
Posts: 24
Joined: Wed Feb 20, 2008 2:49 pm

Re: dood furan.

Post by miss_isaaq »

hello wad salaaman tihiiiiiiiiiiin aqyaarta soo jedisay mowduucan wana dood wanagsan anywey aniga waxan horta dadka muslinka ah ku eedaynaya in ay dhaqan dooris yihiiiiin waxay arkaana de ku dayanaya lakiiiiin diib u eegaun cilmiga diinta ay ka qabto yea wa jiraan dad badan oo asbabta galmada noocyo badan ka isticmala lakiiiin anuga waxan qaba oo fikira inta anad waxa falin aya laga fiirsada aya la yidhi lakiiiiin adoon aqoon u la heen ka hu dhaqmiin diintuna kuu fasaxin coz iyaga wa gaalo nabi ma kasayan wax walba waxay u isticmalan free lakiiin aqiro aya lagula xisaabtami marka aniga shaqsi ahan hadan iska hadlo horta galmoodka noocyadiisa fara badan wan maqlay lakiiiiiin ano an xalal iyo xaran waxay yihiiiiiin ogaan diyaar uma ihi in an sameyo insha alaah idinkana sidookale ayan idin rajaayna dad badana ayad arkaysa lol adiga ass ka ma ka hesha in lagag galmoodo ku dhahaya oo an wax kalaba hunguri hami ha soo galeyn ilaahayna ass ka wa xarantimeeyay wayna garanaayan lakiiiiiiin raaxoa yan ka dayaynaa aya lagu dhaha ilahay ha soo hadeeyo dhaman muslin nimadana hala xoojiyo dadoo dhaqankiina hadoorsanina thank u dhamaan :up:
User avatar
Arsenal_Man
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1114
Joined: Sat Apr 26, 2008 4:10 am

Re: dood furan.

Post by Arsenal_Man »

DAMN somali's never heard of PARAGRAPHS
miss_isaaq
Posts: 24
Joined: Wed Feb 20, 2008 2:49 pm

Re: dood furan.

Post by miss_isaaq »

kkkkkkkkk looooolz :D
gutale yare
Posts: 7
Joined: Sat Apr 26, 2008 2:47 pm

Re: dood furan.

Post by gutale yare »

runtii walalayaal waxaan dhihi lahaa mowduucaa quraanka ayaa faahfahiyay.

waayoo waxa uu ilaaha ku yiri aayad micneheedu ahaa "xaasaskiinu waa beertiina ee ugu taga beertiina sidi aad doontaan" laakin ma'ahan meeshi aad doontaan.

hadde haddii lakal fahmo labaa nuqdo waa uu baxayaa ishkaalka jira.

1- qaabki aad rabto ugu galmoo xaaskaaga, laakin ma'ahan meeshi aad rabto uga galmoo.
2- in in looga galmoodo xaaska meeshi loogu talagaly meel aan ahayn ay tahay xaaran, iyadoo ay sugayso daraasadka cilmiga ah in ay kaasoo gaaryaso caafimaad xumo ba'an haddii aad samyso.
User avatar
Arsenal_Man
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1114
Joined: Sat Apr 26, 2008 4:10 am

Re: dood furan.

Post by Arsenal_Man »

walleh?
miss_isaaq
Posts: 24
Joined: Wed Feb 20, 2008 2:49 pm

Re: dood furan.

Post by miss_isaaq »

kkkk qofkii ubaahan xaga cilmiga diinta web badan oo dini ah aya jira dhaman walalayal adna lol fikirkaas ma xuma gooooood weyaaaaaaaaaaan salan :somaliland:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - Soomaali”